Sign in to follow this  
Siciid1986

Faysal Cali Waraabe

Recommended Posts

Mar uu ka hadlayay faysal Cali Waraabe warbixin TV-ga Al-jaziira uu ka sii daayay dhawaan gobollada dalka Somaliland waxa u yidhi

“barnaamijkaas laga sii daayay tv-ga Al-jaziira gobollada Sool Sanaag iyo Buuhoodle casaan baa laga saaray dhulka Somaliland oo waxa layna keenay magaalada Burco, iyagoo ka dhigaya wixii galbeed ka soo xiga Burco inay Somaliland yihiin arrimahaasna waxa u sabab ah kooxaha walaweynta Somalia oo saxaafadeena qaarkood luqadii walaweyntaasi ay qoraan oo ay ka mid yihiin wuu yiri iyo walaxaa qaraxday, iyadoo laga tagay kalmadii (dh) ee afsoomaaliga rasmiga ah lagu qoray ee dhaqanka inoo ahayd, waxaanan shacbigeena iyo saxaafadav Somaliland-ba aan usoo jeedinayaa inaanay kelmadaha walaweynta Somalia aanay u bedelin kelmadihii afsoomaaliga asalka u ahaa”

wartaabe-super.jpg

haatuf

Share this post

Link to post
Share on other sites

Hadduu saan u hadlaayo, oo waxaan la qoray run tahay, marka hore asagaaba u baahan Afsoomaali barashadiisa. Waa Afsoomaaliga sidiisa ah, ku jirin ereyo shisheeye, sida waxa kor ku qoran ka buuxaan.

Intuu "kelmad" isticmaalaayo, 'erey' ayuu meesheeda u isticmaali karay.

Meesha uu "saxaafad" ka istcimaalaayo booskeeda waxaa gali karo 'warbaahin.'

Labadaan tusaale usoo qaatay bas.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Somaliland Jaadkaan badan baac yaal uu kasii dhigayaa...At least the south xabad ee iska qaateen sabab bee daroogadooda u yeeleen, laakiin Reer Somaliland! Aree cooskaan aad ruugtaan iska tufa xaad aheed?

JB kaalay adi, maalmahaan difaac aa gashee lol Worriors waan kuu ogalaankaraa because taas wax kama aqaan laakiin, "we know how to win" ar walaalkee goor maad wax reysee? biribaati igee ba waa yahee.....

Wareer Badanaa!!!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Hunguri   

:D Faysal is not in his right place. Jacaylbro, if I was to employ the management theory of "the right person at the right place" I would suggest Faisal to open up a Kat ciostic in Hargaisa Kat market, some where behind the building of Hawaalada Kaah :D

Soo dhacyeey, soo dhacyeey ;)

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this