Sign in to follow this  
Jacaylbaro

18th MAY CELEBRATIONS

Recommended Posts

Nice.

 

Melbourne is going to celebrate this coming saturday. It is going to be by far the biggest event this year. For the first time, we will have SL government ministers and Oppisition MPs as special guest speakers. We have also got Somaliland singing sensation Sahra Halgan joining us from Norway and rocking the party.

 

 

600_austarlia.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

^We are collecting for Orphans education. Nothing to do with the 18th though, in fact wa June, 5th, you got the invite right?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Nope. I read the thread though. Anyway, reserve me a ticket, I'll send you the money through someone or other (but I probably wont go). :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

^^^No, I want you to come and bring all your rich Arab friends. (dont bring the ones from the marfash please.)

 

Oh and your brother *ducks* :D

 

Or you and the Mrs can make a date out of it icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ I have no Arab friends, silly. In fact, I have no friends at all anymore. Friends are too much of a hassle at my time in life. :D

 

I might send you the Mrs while I busy myself with more important stuff (like being on here that evening).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

the missus is more interesting, we could award her for keeping a man like ahem duqa off the streets making the city safer

 

warheedhe send the cheque

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

To Somalis from Northwest region, who believe the peaceful coexistence of Somali people in North Somalia, and respect the decision and the will of Somali people from SSC region to stay as an integral part of United Somalia, congratulations and happy May 18th

 

To Syad Barre Spy Riyaale, warlord Siilaanyo and their somalidiid fans (snm), I have bad news for you, after 19 years of failure, there is NO recognition in sight, Thank You International Community for rejecting the secession project and the lies of the somalidiid , as a result Riyaale banned somalidiid celebrations for this year, and insha Allah there will not be a recognition for another 19 years, amiin

 

 

 

- - -

Gadoodkii Shacabka Burco +Dhagxayntii & Waji Gabaxii Riyaale Mafia

 

 

Burco

 

waxaa saaka dhamaan bulshada ku dhaqan magaalada burco oogii hore u soo kallaheen dhanka fagaaraha khayriyadda Burco si ay uga qayb qaataan xuska 19guuradii gooni isu taaga somaliland ee 18 may oo ku beegnayd maanta.

 

 

balse taa bedelkeeda waxaa mar qudha lagu war geliyay bulshadii aadka u tirada badnayd ee ku sugnayd goobta in aanay jirin maanta wax xus ah oo la qabanayo balse loo dhigay xili kale ,iyadoo ilaa maalintii shalay ay waday dowlada hoose ee burco wacyi gelin ku aadan xuska maalintani 18 may, isla markaasna dadku gaadhi sameecado la saaray ugu sheegaysay inay isugu soo baxaan aroornimada

 

balse saaka waxay sheegeen in madaxwayne rayaale soo saaray amar ah inaan maanta la qaban karin xuskaasi taasina keentay in waji gabax ay kala kulmaan shacabkii goobta ku sugnaa oo ay iyagu si aada ugu adkeeyeen inay isusoo baxaan maalinta berri ah.

 

 

waxa durbadiiba bilaabmay qaylo iyo sawaxan ay dadkii goobta joogay ku dhawaaqayeen erayo liddi ku ah xukuumada somaliland iyadoona ay markiiba hadheeyeen fagaaraha khayriyadda burco mudaharaadyo rabshado wata, waxaana bilaabmay dhagxaan iyo shiid lagu harqiyay dhismaha khayriyadda iyo gaadhi ay lahayd dowladda hoose ee burco oo halkaasi lagu dhagxanyeeyey .

 

waxaa dhamaan shaaracyada waawayn ee magaalada gilgilay dhalinyaro cadhaysan oo aad uu u kacsanyay dareekoodu iyagoona sitay calanka somaliland iyo calanka kulmiye ,halka taa bedelkeeda isla goobta dab lagu qabadsiiyay calanka xisbul xaakimka UDUB.

 

waxa goobta soo gaadhay ciidamada booliska balse taasi waxay sababtay in ay sii baahaan mudaharaadyadaa rabshadaha watay ,waloow ay jireen rasaas ay rideen ciidamada amaanka balse ilaa iyo hada ma jirto cid waxku noqotay rabshadahaasi.

 

 

si kastaba ha ahaatee waxaa saaka qasnayd xaalada Guud ee magaalada Burco oo ay is dhexyaacayeen dhalinyaro ruxaysa calanka jamhuuriyada somaliland oo raxan raxan markii danbe u soconayay jidadka waawayn ee magaalada Burco, iyagoo markii ay ag marayeen xarunta dawlada hoose ee Burco dhagac iyo shiid isugu daray, iyadoo laga dareemayey kacsanaan xagga dhalinta ah, waxaana dhalintu ay ka cadhaysnayeen dhawaqa madax weynaha ee joojinta xuska maalinta qaranimada somaliland, iyagoo ku andacoonayey Madaxweynuhu shaqo kuma laha maalintan waana maalin qaran, loogana amar qaadan mayo, qaranka ayaa leh waana In la xusaa iyo erreyo kale oo cadho leh.

 

 

DAHIR ISMAIL WARSAME (suldan)

 

- - -

QASHIN DAY: MAALINTII Somalidiidku DUDEEN 18 MAY

 

Maalintii somalidiidku Dudeen ee 18ka may ayaa ku beegan maanta.

 

Waa maalintay Dudeen oo diideen Astaantii u gaarka ahayd dadka iyo dawlad soomaaliyeed, Waa maalintii sheikhooda,iyo shariifkoodaba ,waa maalintii ay ka go aan qaateen inay cagta mariyaan,dhamaan wixii magaca soomaaliyeed ka dhexeeyey.go oo tirtireenn astaantii kala dhexeysay,somalida,sida taariikh,calan,xuduud,IWM.

 

Waxaa jira aduunka in dawlad waliba calangaar ah iyo astaan gaarah ba ay leedahay taasoo ah midda ay isku gartaan ,iskuna aqoonsadeen.waa maalintii ay ka cadhoodeen ciida iyo calankii soomaaliyeed.

 

Waalintii ay midab doorsheen hagardaamooyinkii gumaysigu u gastay umadda somaaliyeed,waa maalintii geesyadii iyo halgamayaashii Daraawiish,SYL ay cidhabtooda tirtirayeen ama raadkooda.

 

Waa maalintii magii soomaaliyeed xabaaleen,iyo midnimadii soomaaliya {ayna nooleeyeen magacii gumaystuhu soomaaliya u bixiyey ama ukala qaybiyey.} SOMALILAND.

 

Waa maalintii ay beeniyeen suugeentii soomaliyeed sida halyaygii cabdilaahi suldaan timo cadde,kuna badasheen maamul qabiilo.DUGSI MALEH QABYAALADI WAXA

XAY DUMISO MOOYAANE}.

 

waa maalintii ay u bixiyeen dadkii midnimada soomaaliya,soomaalinimada,waddaniyiintu ay u bixiyeen maalinta qashinka

 

 

- -

Rayaale oo joojiyay Xuska 18 May, kana digay Qaraxyo dalka lala beegsado

 

Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa joojiyay xuska maalinta 18 May ee sanadkan oo ku beegan berri oo Salaasa ah, waxaanu ka digay qaraxyo dalka ka dhaca.

 

- - -

 

Dhanxiir, Xuska Maalinta Qabyaalada Somalidiidka iyo Kala qeybinta Qaranka Soomaaliyeed ee 18-ka May

 

Maansha Allaah; Alleylehe Madaxweyne Rayaale hadduu dhinac iska dhigay eedihii qolooyinkan mucaaridku la daba taagnaayeen, kolhaduu yidhi xuskii 18 May waxa loo joojiyey hawasha doorashada ee loo haraadanaa si muwaadiniitu u qaataan kaadhadhkooda, eesh calaa madaxweyne, in Foodka daacad ka yahay sidaasaa lagu gartaa.

 

Weger; sirta maad fahminba, Adeer; sheekadu waa ‘Alloow meel aan rabbay roob ma igu helay.’ Rayaale iyo xertiisu markooda hore may jeclayn halgan iyo wixii lagu xasuusanayee, waxaad ka warantaa ragga lala xidhiidhinayo dhagaraha iyo xasuuqii ummaddan loo gaystay inta Hargeysa lagu casuumo, gaadhiga ugu qaalisana loo iibiyo, iyada oo kornayladii dalka u soo halgamay suuqyada lugaynayaan, tallow ma dhafoor taabashaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oh damn, missed out huh?

 

I promised myself I'd check out one of these may 18 parties.

 

Perhaps next year, I shall get myself a few escorts too, just incase I feel a bit of an outsider. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this