Sign in to follow this  
Jacaylbaro

18th MAY CELEBRATIONS

Recommended Posts

Tuujiye   

loool JB, Sland day xafladaha la qabto waa business saaxiib lool waxkale ma aha... Tan Toronto lagu qabanaayo iyo Ottawa raga kala tuuranooya badankood maba aqoonsana Somaliland iska dhaaf in ee yihiin lool...labo qabqable ayaa makaroof loo dhiibaa 30min ugu horeyso inta eesan dadka wada imaan oo la dhahaa iska daac daaca oo qarasta iska saaran..when is 11pm, Dj ayaa qabsada makarafoonka iyo bajaq heyseeso lool... run ahaantii, Seattle xaflada lagu qabanaayo waxaa qaban qaabsaday mid somali bentu ah oo aan aqaan..ciyaal Kismaayo waaye oo rageeda ah! and no BOB ma aha lool...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Tuujiye:

ciyaal Kismaayo waaye oo rageeda ah! and no BOB ma aha lool...

:D:D:D Classic.

 

 

Igu Salaan ina adeerkey...if he's genuine reer Kista then I'm sure he's from my old neigbourhood of Calanleey and if he's from there then I'm absolutely certain that he knows me or my family. ;)

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by *Buuxo*:

you should join me ya Bob. I know you can bust moves like Jacob Zuma
icon_razz.gif

Join you aa? in meesha lagu kala tago maa rabtaa? markii la arko oday calool kuusan oo hadana bidaar dheer oo dhalaaleysa leh! waan tagi lahaa laakiin waxaan ka cabsanaa in kuwa uurka leh ay ilmaha soo daadiyaan markee i arkaan foolxumadeyda. :(

 

 

PS. I can bust a move but ONLY if its kabeebey...you dig? ;)

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khayr   

Is the election on May 18th? What is the celebration for? Please remind me again. :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

its' the birth of the Republic Of Somaliland.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khayr   

Originally posted by *BOB:

its' the birth of the Republic Of Somaliland.

 

 

Peace, Love & Unity.

Bob saxib,

 

It was a rhetorical question. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

In la isku baashaalo la iskuma ogeyn Khayr see camal widaayow? :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So what happened on May 18th...is it like the Mexican independence day? i thought that was may 5th.. cinco de mayo!! right??

 

I hope its not a ufo celebration days! lool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Bariis iyo Hilib ama Baasto Al foorno iyo Dooro ma jirtaa ka dibna Xalwo, Saambuus, Baajiye, Kac-Kac, I cun, Shushumoow, Kabaab iyo Faanto mala bixinaa? icon_razz.gif

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this