Saalax

Somalia Minister of Information Mareeye "Somaliland region has been led from the marfish for 28 years hence don't live in real world"

Recommended Posts

Oodweyne   

Su'aasha u baahan in kan Awr-Kiraaale ah ee Ina-Maareeye layidhaahdo ee iska ciyaya in uu isagu isaga jawaabo ayaa waxa ay tahay haddii Somaliland 28 sanadood taladeeda marfish lagu gooynaayey, tolow ma isweydiiyey kuwa lagu gumeysto dhulkoodii maantadaa aanu joogno ee waliba dowladnimo Villa Somalia ka dhex sheegta ee fadhiya halkaas, ee adoon laga soo uririyey Afrika ay sida ay doonaan ka yeelaan iyaga, maxastooda iyo cowrkoodaba, markaas iyaga taladooda xagee lagu goynayey ilaa maalinkaas?

Oo xagey ku miyir maqnaayeen oo garashadoodu jirtey inta ay sidaas u han jabayeen, ee ay u qaran jabayeen, ee ay liidashada intaas le'eg ay hoos ugu daadagayeen?

Oo ku darsoo ninka lagu gumeysto gurigiisa dhexdiisa talo-xumadda iyo dan-seega uu dad kale ku sheegi karaa maxay tahay?

Waakaas aqliga ku jira maskax lagu shaqeysto oo nin kale u raran sida ay u egtahay iyo naxliga kasoo burqada sida uu u egyahay. 

Sababta oo ah horey waa tii loo yidhi in inta aanad dad kale la talin, marka hore waxa kugu waajib ah in aad eegto in aad adigu aad tahay mid taladaasu ay wax ku tari laheyd, hadii aad isu sheegto ama aad isku tidhaahdo.

Laakiin maxay kaaga taalaa mar hadii aqliga ku jira ee garashadda gudhey ah ee uu leeyahay ay ka dhigtay nin Awr-kiraale ah oo wakhtigan xaadirka ah u shaqeeya rag kale oo kheyrkiis ah, sidaas daraateedna aaney taasu u saamaxeynin in uu arko halka liidata ee quudhsiga ah ee uu soo fadhiyo ee uu waliba ka soo tororog leeyahay. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

While the elite and certain politicians use the past to keep the status quo,  at least in Hargeisa,  the little guy or the regular folks have  a say about their destiny.

In Farmaajo , We have a president going to summits in Asmara and Addis yet, he never explains or tells the public what is going or what is agreed upon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maareeye was Ex-Deputy Manager of Berbera Port back in early 2010s. He stole close to $200 thousand dollars from the Berbera Finance office and fled the scene. He later emerged in Mogadishu as an MP and then Minister. 

So, in essense, this man is a criminal and should be arrested. But again, Mogadishu is home to criminals. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhaqaale   
20 hours ago, Saalax said:

image.png.81ce522dd0e30b0f7d1cf5a29eb6c04a.png

I have seen that picture 100 times and it never gets old. Now we know SNM are not serious nation builders, just a private clan business were the few make money and the rest are fed emotional propaganda to distract from the hungry stomachs.

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Dhaqaale said:

I have seen that picture 100 times and it never gets old. Now we know SNM are not serious nation builders, just a private clan business were the few make money and the rest are fed emotional propaganda to distract from the hungry stomachs.

at least they are not killing each other or  blowing themselves

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.