Saalax

Terrorists in Somaliland region celebrate after deadly bombings in Mogadishu

Recommended Posts

BK AND this boy have the same mentality and large number of pple in Jeegaanta triangle,  was nasiib daro but predictable of 30 years of brainwashing and living under cult 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

They do not even know who is who in  the south. They just assuming everyone in modish area is from H tribe. The victims of the last accident seems majority Somali Bantu. Soon you reach Afgooye, you will not see many people from H tribes.

  • Thanks 2

Share this post


Link to post
Share on other sites

I'm not entirely sure why people are fixated with Maxamed BK and what he's allegedy said. He didn't say anything that is not true. 

It's easy to blame someone else for their issues. 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

Qaali Barwaaqo,

Salaaan sare iga gudoon, inaadeer. Long time no see, my dearest. Halkan SOL ah waxa weeye arrinteedu: “Nin-na caadadii ma baajo, bahal-na qaydhinka ma daayo, nin itaal ama quwad iska waayeyna waa ciil ciyaa ama waa ciil hadlaa”.

Taas oo aan ula jeedo, halkan SOL ah mudo ayaan ka maqnaa oo aan ka nastay nac-nacda iyo naxliga magudbayaasha hadal-baradka ah ee halkan jooga. Sidaas oo ay tahayna waxba iskama badalin duligii aan halkan ku ogaa ee soo fadhiyey.

Sababta oo ah, waxa halkan isugu soo urursadey, mid "Ina-gumeed-ah", oo London loser ku ah, oo welfare-ku-noole-ah, isaga oo cirro cad ay madaxiisa ay ka dagtey, oo aan waligiis aan maalin qudha roodhidiisa u shaqeysanin. Oo waliba ku darsoo reero kale oo beesha dhexe ee Somaliland ah isku xoqa oo sheegta in uu yahay. Mar haduu yahay “Cambaro-korsatey”, darbi laga soo helay.

Iyo mid kale oo ah kaan halkan ku aqaaney, kaas oo ah “Ina-Gudhuu-Af-garanwaa” baydhaba kasoo ambadey. Gaar ahaan mar haddii tolkiis ahaa “darbi-iyo-laami-ka-tuugsadayaashii” magaaladdii Xamar sidaas ugaga xoogsan jirey wakhtigii Somalia ay dowladda ay aheyd.

Waxaa kaloo soo raaca mid kaloo nac-nacle ah oo ah “Ina-Xaaraan-ku-Naaxe” oo aan wali garan in dhaqanka “scrap-merchant-ka” (ama fiilo-fiiqsashaddu) aaney Xamar u dhiseyn ama aaney uga difaaceynin cawaanta Al-Shabaabta ah. Oo ay shaqadaasu ay sugeyso isaga iyo Tolkiis oo qudha. Iyo waliba mid kale oo aah kii aan aqaaney ee kasoo jeeday tolkiisii Pirate-land-ka ahaa ee "fuleyda-hadh-ka-cararka-ah" ahaa oo ay Soomaali Maxamed oo dhami ay u taqaaney sidaas. Intaas ayaa halkan isugu timid, oo ah ayaan-daradda jirta ee meeshan SOL ah taala!

Markaas, Barwaaqooy, inaadeer, haku xiiqan duulkan lunsan. Sababta oo ah, Jamhuuriyadda barakeysan ee Shankaroon ee Somaliland cidina wax kama qaadi karto, nin habaara iyo mid internet-ka ka ciyo-ba. Maxamed BK-na waa “Hanti Qaran” oo ay Somaliland leedahay. Oo isagu maba oga oo uma baahna wuxuushda habowga ah ee kadaba niiceysa.

Xamar-na intii kudhimatey, shaley, ee gacanta ka xaqdarani ay disheyna waxaan leeyahay,  allah ha u naxariisto

**********

In other words, as for what Mr Mahamed BK have said it, or allegedly have said it, as was always going to be the case in here, it seems that the serially “failed propaganda shills” of Villa Somalia in the nooks and the crannies of the Somali social media's outlets took things out of “context” (as usual). And did so in a rather deliberate way, indeed. For they did that in the hope of creating “distracting noises” to which to deflect people away from the "complete and the utter failure" of their alleged government in Villa Somalia.

The whole thing is a scam and fake news gin-up by some malignant folks out to create a complete fiction of a non-story from a whole cloth. And it will indeed be apparent to those who will bother themselves to watch the whole freaking video in its entirety, not some odd bits of a the manipulated snippets, or some “edited clips”.

But I gather days like these when people of Mogadishu are asking as why security of their city is failing and failing miserably, and given that the inept political crew of Villa Somalia seems to have no answers to those sort of probing questions, then it’s a god-send to the "paid stooges" of Villa Somalia and their "propaganda shills" in the Somali's social media to try to “gin-up” a "non-existing" and no-story in-order to "deflect" the desperately grieving folks of that slaughter-house of a city called Mogadishu away from those who are in power, who in turn failed them and indeed so failed them immeasurably and cruelly. And in particularly in-terms of the security situation of their city.

And these paid shills for Villa Somalia seemed to be saying look: “here is a typical Somalilander enjoying the suffering of this city”, even when that is a bogus argument to begin with, at least from top to bottom.

So I don’t take them that seriously really, and you shouldn't do so either, my dearest. Anyway here is what happened in-terms of what Sir Mo Farah, Mr Mahamed BK, and Mr Farah Murtiile have said it in that concert which created all these brouhaha. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

The old man is back to comment, just time of one of biggest Moqdisho bombing, while hiding and despaired when he was needed to comment issue he beleived in. Jidh xun will always be jidh xun.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Ciyaalkan wax dambi ah malaha weel walba wixii lagu shubto yaa laga cabaa.

Dadkooda waa wayn yaa marin habaabiyay, ayaga qudhoodana dad ka sir badan yaa marin habaabiyay sidoo kale.

Ujeedka snm loo aasaasay ma'ahayn xukun diid, mana ahayn gooni isu taag. 

Horta intaas waa in la fahmaa ayadoo si fiican oo cilmiyaysan loo baarayo, taariikhda snm ee saxda ah.

Snm waxaa asaasay yuhuuda reer galbeedka waxaana loo ogolyahay in xataa qowm luudkoodu booqdaan, oo caruurta dhunkadaan, sheekha muxaadaradiisuna waa ka mamnuuc.

Waxay ka bilaabatay xukunka military'ga iska rida, waxayna ku dhamaatay waan ka go'nay dalka intiisa kale.

1990 kii ka dib, waxaa lagu war geliyay inay gooni isu taag ku dhawaaqaan ayagoo ingiriis ku abtirsanaya.

Xagjirka waa laga ilaaliyaa oo waxaa loo sheegay madaxda xag-jirka  in qaybtii ingiriisku gumaysan jiray ay yihiin somaali sax ah oo caqiido fiican haysta, qaraxa iyo dhibkana laga ilaaliyo.

Koonfurtuna yihiin dad gaalo iyo mushrikiin isugu jira dhiigooduna baanaanyahay oo aan lakala saarin caruur, iyo hooyadood. 

Warka markii lasoo koobo dad hal caqiido haysta oo isku af iyo midab ah dhul khayraad badana deggan waa inaysan jimcaha ku ducaysan ilaahow gaalada naga kor yeel.

Aqoonsiga

Aqoonsigu muqdisho ma yaal sida caruurta loo sheegay, shaqadii kala furfurka soomaaliya yaan weli dhamaan, markay dhamaatana ama waa la aqoosan ama walaalahood itoobiyo yaa lagu dari.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   
5 hours ago, Oodweyne said:

Salaaan sare iga gudoon, inaadeer. Long time no see, my dearest. Halkan SOL ah waxa weeye arrinteedu: “Nin-na caadadii ma baajo, bahal-na qaydhinka ma daayo, nin itaal ama quwad iska waayeyna waa ciil ciyaa ama waa ciil hadlaa

Oodweyne;

Gacal ku arag, Cadowna argagax. Salaan qiimo badan Halyeey.

 Inaadeer cudurka haya kaarkiisa/xummadiisa waxay ku jebiyaan  Somaliland  iyo dadkeedda . Kiniinkii koodhiinka la odhan jiray baan u noqonay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Looma ooyaanku ma oga in Maxamad Siciid BK kaga karaamo iyo sharaf badanyay Mogadishu.  :D 

Maxamed Siciid BK waa Super Star. Hadii maanta go'aansado inu Mogadishu ka dego, waxaan hubaa in sidii Madaxweyne safaf dhaadheer loo istaagi lahaa, waliba who-is-who Mogadishu's elite. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

The cutting and biting "irony" of seeing a man who his teeming kith and kin from Bay and Bakool regions who were known throughout the Somali peninsula as the hapless denizens of the "street-beggars" sort, talking about other folks being "rubbish" (or being acquainted with rubbish), is really a mighty sight to behold, really.

After all, the "very definition" of "street begging" is someone who is very familiar with, or at least is comfortable with the "contemptible idea" of "making a living" (by way of seeking alms) from any "detritus-strewn-streets", or from any "rubbish-piled alleyways" of any city the world over in which  you can think of it.

Hence, as Somalis says: "Nin waliba wuxuu yahay ayuu ku moodaa".

Taasna intaas ayaan ka odhanayaa.

As for others "Neo-Kacaanist" (or as I like to call them, the old "defeated lot" of the Somali peninsula) are concern. In particularly like this Mr Culey chap and the other fellow by the name of Mr Ciyaar-jecel, all one can say to them is that it's pity that is all they are capable of doing it in here. Which in essence is very similar to what the then legendary Mr Salaan Carabey once said it to a particular Ina-Gumeed sort of a fellow of their kind of ilk. And what he said was:

"......Hadaad hiil hinaastey aadse itaal u weydey, ma afkaad ku ciil-bixi, ileyn cidlaad ka hanjabeysaaye....."

***************

14 hours ago, Duufaan said:

The old man is back to comment, just time of one of biggest Moqdisho bombing, while hiding and despaired when he was needed to comment issue he beleived in. Jidh xun will always be jidh xun

I see that Ina-Gumeed sniffling ninny like you is still at it in waffling with odious gibberish at their worse of it around in here of SOL. Pity really. Given that you have not much improved with time. Well, as they say, a "cowardly low-born non-entities" like you are not only a "dime-dozen" in the Somali peninsula. But they are "destined" to be so that way. Hence, I shan't expect to see much better fist of an effort from the likes of you from here on out, I am afraid. So, carry on kiddo. 

************

Suldaanka And Barwaaqo,

Ilmaadeerayaal, salaan-sare. Midda kale sidaad aragteen hadhaagii f-aqashta ayaa ciil iyo cadho heysa darteed isku qarinaya qiiq iyo hadal tiris ay isleeyihiin ceebta heysata saaqidkii siyaasadda Soomaaliya ee Ina-Farmaajo, dadka reer-Muqdishu kaga sii jeediya. Markaas, waa naxli hadlayaan. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 3

Share this post


Link to post
Share on other sites
17 minutes ago, Oodweyne said:

Suldaanka And Barwaaqo,

Ilmaadeerayaal, salaan-sare. Midda kale sidaad aragteen hadhaagii f-aqashta ayaa ciil iyo cadho heysa darteed isku qarinaya qiiq iyo hadal tiris ay isleeyihiin ceebta heysata saaqidkii siyaasadda Soomaaliya ee Ina-Farmaajo, dadka reer-Muqdishu kaga sii jeediya. Markaas, waa naxli hadlayaan. 

Ilaahay amarkii Soomaalidii dhamaanteed waxay si fiican u baratay waa Hadhaagii Afwayne. Hadii aad aragtid qof 'Somalinimo' iyo 'midnimo' meelahaa ku dawarsanaaya, waa hadhaagii Afwayne, afka laad kaga jiid. :D 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.