Sign in to follow this  
Abtigiis

THE MAN IN THE CORNER

Recommended Posts

Abtigiis   

Suggestion well taken. But there are two things about my posts. Some are serious shots at scribbing something nice (still some of this may not be good enough); some others are just for fun [i am not sure if they are all funny].

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Oo xoogoow luf luf ahna idin kama heli laheen, idinka unbaa bukurta ceedha leh jabin lahaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Afka hadalka waxaa loo qabaa odoga reeraade,

Anse ogi halkaad Maahirow iinku leedahayye

 

Abtigiis & Tolka hal cillad baad leedahay deg-deg badan baa kugu jira. Xatta sheekooyinkaaga intaad bilowda baad iskaga dhaqaajinaysaa. Meel fog inaad ku ordoysaa la moodaa. Waa inaad maskax fadhida wax ku qortaa adeer si taladaydu kuu anfacdo. Taladayda waa lasoo tijaabiyey, gabdho badan baa lagu guursaday, oo caruur badan baa ku dhalatay. Waa taabo gal.

 

Midda kale oo deg-dega kuu wehlisaa waa tiro badnaanta. Markaan kuu bogoba,ummuur hor leh oo aan kugu naco baad fashaa. Bitti ma lihid ninyahow.Adigaa is fashilinayya. Qaaciddo shacbi ah waa inaad abuuran kartaa, waa inaad dadka wax ku dhuri kartaa, wixii loosoo sheegayna ka shubi kartaa. Qaabkaad wax u waddaa meel fog ku gaarsiin mayyo saaxiib.

 

Hase yeeshee nin laga quustay ma tihid. Weli rajjo leedahay. Rajjaddaadu waxay ku xiran tahay hadba markaan ku qabto sidaad ii yeesho. Nin ragga ahi, joog marka la yiraahdo waa inuu joogsadaa. Hadduuse is maqiiqo inuu banjaro bay u dhowdahay.

 

Waryaa ila soo xiriir, isku kaaya keen, shaahana adaa qaba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Xiinn

 

wax badan baa runtaa ah oo degdeg wuu jiraa. Laakiin it is the nature of the work that is to balme than the persona. I have to post some thoughts and quickly run back to the other important work. The purpose also: after all I think this is just for amusement and I am not serious about it. I hardly edit any of the posts. Laakiin taladaada waa la raaci. Waxyaalo aan caadi aheyn in laga sheekeeyo se waa loo baahan yahay. Otherwise, the usual stuff can really be boring. Waxyaalaha aan caadiga aheynna saqajaan badan wuu ku jiraa!!

 

In the politics, Nowadays I feel there is no reason to shout. I saw people are really picked their forts and no one is intersted to cross to the other. Markaa wax la iska lug gooyo majro ee waa uun dhagax tuur xaalku. Convincing one another is not in our blood. Adigaba waa kan uun SHARIIFKAA ordi lagugu imtixaamay ee faraqa haysta uun!!! Meel uu kaa ridinna Alla og!

 

But, there is no doubt you are a man of much wisdom and expereience. And I take what you say seriously. Not to apply it to how I conduct myself in this forum [which is basically a place to beguile time for me]; but in the real life. Degdeg meela laguma gaaddho; runtiina qof dhacdhac badan ma ahi hadaan iskaa baro. I know we would have been the best of friends. I like mature people. It is ironic some of my stroies has a tinge of immaturity; but that is becuase I like fun so much that I go everywhere to get one.

 

Qosol kay aniga iigu baxdaa. Iyo of course, qoriga (the gun). A bizzare blend!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^A bizarre blend, indeed, if it’s true! But ninyahow mucjisaabad tahay if you can sling guns with a laughter. It must be the novellas you read that stimulates such peculiar mixture of laughter and guns.

 

Did you own a gun? Have you ever operated on one :D ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ I can blindly say he did hold a gun, and did operated one smile.gif

 

Xiinoow, waa in aanu habeenaa AT&T, maskaxdiisa waxa ku aasan waa in aan ka soo buttaacinaa, hawsha horaadba ka billowdey waanba arkaa, Almubtada' iyo wa Khabaruhu weeyaan, wa kilaahumaa marfuucaani, marka halkaas ka sii ambaqaad adaa manager u ah Odeyga :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

Ahhh ,, not another one plzzzz

This little humurious comment above pissed some people off. Dadkii farta wada gaadhaysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by nuune:

^^ I can blindly say he did hold a gun, and did operated one
smile.gif

 

Xiinoow, waa in aanu habeenaa AT&T, maskaxdiisa waxa ku aasan waa in aan ka soo buttaacinaa, hawsha horaadba ka billowdey waanba arkaa, Almubtada' iyo wa Khabaruhu weeyaan, wa kilaahumaa marfuucaani, marka halkaas ka sii ambaqaad adaa manager u ah Odeyga
:D

War ninyahow ninku weli waa iga shakisanyahaye u sheeg. Markaa iri shaaha adaa qaba wuu ka gaabsaday, casuumadaydii. Inay bakhayl nimo ka tahay iyo in shiddo kale haysatto mid ay tahay anigu ma aqaan awoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Awoowe xiin, Odeyga walansaqo ayuu nagu kor dheelayaa, marka waxbuu duur-xulayaa, kolleey gadaal baan ka fahmi doonaa waxa uu maaganyahey kama ahan gaabsi sidey ila tahay, aanu ka war sugno waxa uu soo jeediyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Red Sea:

quote:Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

Ahhh ,, not another one plzzzz

This little humurious comment above pissed some people off. Dadkii farta wada gaadhaysa.
Sow ma aragtid ............ waase la is bartay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by Red Sea:

quote:Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

Ahhh ,, not another one plzzzz

This little humurious comment above pissed some people off. Dadkii farta wada gaadhaysa.
Adigay sidaa kula noqotay. That is very normal to me. But when he said "ninkan way waalayaan", that is what pissed me off. Waa haddaad runta rabtid. Haddaad malahaaga rumaysatidna adiyo yeelkaa!!

 

Jacaylbaro

Naga daa waxaas iska daayee, this is rubbish baad qori kartaa! And people have beens aying that. It is part of the game. But when you repeated "ninkan way waalayaan", I tried to correct you. Waan is-difaacay waxaana ku idhi ma nin la waalayaan kuu la ekahay???? Instead of answering that question, meel kalaad u booday. Haddana RED SEA's misguided conjecture ayaad ku daba gabannaysaa!!War is layaab ninyahoow!

 

Xiinn, adeer shaah iyo wax walba anaa qaba. In fact, wax ka weyn baan soo aloosayaaye iga war sug. I will be in touch.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this