Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

Samia Yusuf Omar

Recommended Posts

Aaliyyah   

mashallah I'm proud of this kid. At least she tried her best and we saw our beautiful Somali flag waving, which gave me a good feeling in my heart.

Share this post


Link to post
Share on other sites

She tried her best to represent our dal. Waxa yar ka celinaayo waa dhaqaalo la'aanta iyo duraafaadka kale dalkeena heysto, and I am sure if a little investment of dhaqaalo heli lahayd and a little bit of training inay meel kasoo bixi lahayd.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

well doen to her, but there needs to be an investigation regarding how exactly the atheletes are chosen and the way the olympic committe goes around doing it. Just because SOmalia is a failed state,it does not mean that failure should be rewarded or that Somalia can not filed decent athletes, especially in long distance running.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samia Yusuf Omar oo Soomaaliya u metelaysay Ciyaaraha Olympic-ada adduunka ayaa dib ugu soo noqotay Muqdisho iyadoo gurigoodii oo labo Qol ahaa uu ku habsaday Madfac isla markaana ay ku dhinteen eedadeed & Adeerkeed, halka hooyadeed oo Khudaarta iibin jirtay & 6 walaalaheed ahi ay u Qaxeen Dhinaca Afgooye.

 

Samia oo u waramaysay wakaaladaha wararka intii aanay Beijing ka soo duulin waxa ay tidhi ( Tani aad bay ii farxad gelisay, waxay ahayd Olympic-adii aan weligay ku naaloon jiray, waxay ii tahay khibrad, waxana aan ku han weynahay inaan calanka Somalia ka taago meel ay calamada adduunka oo dhan ka taagan yihiin.

 

Sida la ogyahay labo Xubnood oo ay samiya ka mid tahay ayaa somalia u metelayey Ciyaarihii Olymp-icada ee dhamaaday Caawa inkastoo aanay wax billado ah soo hoyn.

 

web page

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa nasiib darro walaahi ,,, halkii ubaxyo iyo dabaaldeg lagu soo dhowayn lahaa hadii wixii keliya ee ay u soo noqotay ay sidaa noqotay ........ Ilaahay bay leedahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

I sent the guy (the reporter) To say Thank you for reporting on hidden stories, and Oh by the way it is "Somali" not Somalian. I hope you will use the correct term in the future.

 

Well done to little Sam. I'm so proud of the Chinese and others at the stadium who all stood up and clapped for her when they realised she was still running.

Share this post


Link to post
Share on other sites

watching and following her story - i had lump in my troat and tears in my eyes. I can only wish the best for her and hope that she achieves what ever she embarks upon.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

Samia Yusuf Omar oo Soomaaliya u metelaysay Ciyaaraha Olympic-ada adduunka ayaa dib ugu soo noqotay Muqdisho iyadoo gurigoodii oo labo Qol ahaa uu ku habsaday Madfac isla markaana ay ku dhinteen eedadeed & Adeerkeed, halka hooyadeed oo Khudaarta iibin jirtay & 6 walaalaheed ahi ay u Qaxeen Dhinaca Afgooye.

 

Yaa Allah, that is so painful to read. :( Masakeen. Illahay dadkeena ha u gargaaro. Inaa Lilaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this