Sign in to follow this  
Abtigiis

Maaddeey is SOL's charm

Recommended Posts

Haatu   

Aw Xiin waxan maa maxay. Ninka hal hal ha la isugu soo baxo. Mise hal hal waa laga cabsan?

 

Abdiladiif: Sxb ninka saaxiib la'aan ma'aho. Saaxiibadiis wey tubanyihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

WHOA, WHOA!!! Goobashada gabdhehey ku qurxoontehee, raggoow maxaa idinku dhacay? Bisinka iyo burdaha! Hal hal isaga dhiciya, hadii kale iisheega anaa idinka sasabaayo Maaddeey, aad baan isugu fiicanahay... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Originally posted by xiinfaniin:

All,

 

We are not beating up a SOL nomad; we are discussing a phenomenon called Maaddeey script.

 

Thaahirah ghariibah…

loll@Thaahirah ghariibah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Aw Xiin, xittaa haduu Script yahay, in lagu goobto ma'ahaan; waayo script-ka wuu ka liitaa Nomad-nimada, in laga baqana waa fool xumo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Sxbo haduu leeyahay awaye? Sheekadiinu waa Ahmed Madoobihii xuduuudka la gudbiyey iyo Aweyskii Ceelasha biyo kalahaa Madoobe waa Xisbul Islam :D:D .

 

War ninku waa sida adeerkey Madoobe oo sxb malahe ha waalina. Waxba haw qabane qawda maqashii lol

 

 

Adeer xaalada waan waan inaan kudhamaynaan rabnay. Salaana ku dayney Maadeeyow colka joojina la yiri balse dhaw dhawdu casuur u dhiciwaydey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

^ Maaddeey mar haddaad isugu taab taabatid ku dayni maayo. Wuxuu kuu soo wado adey kuu taalaa. Hadhow yaanan adi iyo Xiin alalaaskiin la maqlin. :D Hadda waan idiin sheegey, ninka waa qatar ee iska jira ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Maaddeey waa ina adeerkey, seedigii, awoowgiis walaalkiis, wiilkiisa uu dhaley, islaanta uu guursadey walaalkeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Adeer aniggu 3 nin oo culus oo 3 saldano kasoo jeeda NG marka laggu daro ileyn boodhkuu isku qarinayaaye waa dhinacayga e(Ngonge waa awoowgey, A&T waa adeerkey, Xiinna marna waa sxbkey marna waa ina adeerkey :D )ayaa iggu hareeraysan marka nin cabsanaya maahe :D:D . Maadeyna sidaan horey uggu sheegey, waa tol la'aan iyo sxb la'aan

 

 

Hadii alamtara lasoo dhaaf ka dhacdey, afarey in muda ah aan sida Madoobe hal kaliyaale urido waan hayaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

War heedhe haya wax la'is weydiiya maxumee, goormuu Maaddeey sidatan ugu hanjabay dadkaan? Yaa!

 

Haatu, Maaddeey ilama dhalan ee beenta daa... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Afareyda soo rid oo soo badi laakiin waxaad ogaataa, Ngonge waa nin Carab ah oo buuran oo Soomaalida neceb. Asagaaba is dhaqaajin karin iskaba daa qof uu difaaco :D Weligii lagama yaabo in uu kuu hiiliyo.

 

A&T wixiisa waa ku dhufo ka dhaqaaq. Kistoo waa yara fuley. Waa a born orator laakiin geesinimada ayaa ku yar ( quiet ironic for a staunch ONLF supporter). :D

 

Aw Xiin waa mujaahid aan cabsasho aqoon laakiin wakhtigiisa waa la dhaafey. :D

 

Markaas yaa kuu soo harey?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by Kool_Kat:

Haatu, Maaddeey ilama dhalan ee beenta daa...
:D

Habo adi maadan kula jeedin ee waxaan ula jeedey tii cadeed oo timo hindida laheed oo kula dhalatey. :D

 

Adi qaali baad tahay oo wax aad dhashey miyaa sidan dad la'aan u ahaan lahaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

Haatu, gabdhihii xataa way qireen inuuna ninkaasu tol meesha kulahay halkan fiiri

 

Haatu, Maaddeey ilama dhalan ee beenta daa...

KK xaataa way disown-gareysay :D:D

 

 

haatu, adeer ninka haygu sii dirin dee yaanan oranine:

 

Ma darbeeyey Maadeey

Dube soo lamaan dhicin

Daw daw kamaan siin

Dakhar soo kumaan dhufan

Daamashiina maan jabin

Dad nin aan lahayniyo

Dayro-------- :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Abdiladiif, ilama dhalan uun baan iri Maaddeey...Ma in la'isla dhasho uun baa tol la'isugu yahay? Hadaan is wareysano, maandhoow, maxaa Maaddeey ku daba dhigay?

 

EDIT:

Haatu, ku gartay habo...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this