Sign in to follow this  
FARIID

SOL: matching names and faces

Recommended Posts

Tuujiye   

Raula..kir mataqaanaa?

Yarta Cago dhuudhi saaxiib ahaan jireen aa ani ii faaninee yaah..cagahaas looqabo in aad masaarico ku dheeli jirtay aa dhahee waa jeclaanee..lol..shiiiiiiiiiiiish......raali ahoo ala hee ka ala...

 

Wiilo banooni niyada aa ka jeceshahay bas adi.lol..abidkaa ma darbeenin aa u qabaa..lol..gabar banooni darbeeneeso aa la dhahay, maryooleyda neerafoose ee ka qaadaan..lol. adiga marka maryooleeyda rasmiga ahaa aa tahay..

 

wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraada aqayaarta marka hore walaahi all those was just to make y'all laugh, marka yaala calool xumaan ok, waxaan is dhahay kuwii Exams aa wareeriyee bal markii ay soo galaan SOL ha qoslaan nooh.

 

 

Tuujiye sxb maxaa rabtaa anigoo banooni barbeynaayo haddii xitaa kuusoo sawiray wali ma aamineysid miyaa.

 

 

SalAamA kA dhEh:.......

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

waraada indhaha maan la'ahayna, maba arkin sawiradaan meesha la keenay, wiilo, ani xattaa waa ikeentay, sawirkaas anigoo la jeexay waaye, dadka i arkaaa garan karo, waaba anigii oo laftirkiisi ahba, wali waa yaabanahay ani,

see ku keentayna, ganfuur taagoow aa ka dhacey :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waxaad i weydiiseeyn sida aan ku keenay ama ku helay sawiradaas oo dhan, this is how, waxaan sameeyay waxaan wacay waalidkiin iyo walaalhiin waxaan dhahay i siiya sawiradooda kuwa ugu foolxumada badan, markaase la ii soo diray that is how i got all those pictures.

 

Waxaase iigu dhib badneyd inaan helo sxbtay raula sawirkeeda, maxaa yaalay sawiradeeda oo dhan waxay ahaayeeyn sawiro aad iyo aad u fool xun marka i couldn't decide which one to post, (waa iga kaftan dear) ha xumaan. Waxaan layaabay nuune iyo Tuujiye sawiradooda nooh, waxaa la ii soo diray album dhan markaase sawirkii aad fiirisoba wuu ka sii foolxuma badan yahay, Qac Qaac iyo sxbtay Styt iskaba daa war kooda, sxbtay Pacifist aka Hasna albumkeeda indhaha aad igu xanuunay nooh.

 

Laakiin waxaas oo dhan waxaa ka cabso dhahay "Wiilo" albumkeeda nooh, maxaa sawiro ku foolxun, cajaa'ib, waraa anigoo awalba ookayaalo dhixto aan hadda sawiro foolxuma badan maalin dhan baaraayay nooh, waxaan go'aansan waayay midkii aan ku soo postigaraylahaa nooh, maxaa sawir aad mooday Wiilo oo qaxuub ah ka booxaan albumka, wiilo oo dabagaab jeexjeexan wadato iyo funaanado sedex diildiilmo xamadka ku leh wadato, kabane iskaba daa warkooda maba layaqaanno. Waraada ani mar dambe yaa la ii dirin inaan soo raadiyo sawiro nooh, haddii kale ani oo camoole ah aa ley arkaa nooh. :D;)smile.gif

 

sAlaAma kA dhEh:.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

funaanado sadex diilimo leh, maxaa qaanjeer ee leeyihiin haye, saa kubad ula daba ordaysay wiilasha waxaa hilmaamtay naftaada soo ma aha..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Qac Qaac sxb I try to google it but i couldn't find anything that is even close to it nooh, but i will try to find that tshirt, u guys know what i'm talking about, yeah ur right inta aan wiilasha ka daba ordaayay ayaan is iloobay nooh...

 

 

salAama kA dhEh:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuujiye wrote:

 

-------------------------------------------------

JUXA...gabar magac nin carab wadato ii koow..

JUBA...maraxaas waa la jecladaa laakiin saanaa?

Devels advecate...wili makarafoon ee wadan jirtay

sphyco sue...dabeecad xumo majirin kahor..

XQuist..lol..beynaka cuudu bilaah fetish iga dheh

Sqorbian..dibqalooc..in other word..yahuu!!

 

marka nimanka magac yadooda aa kuu haray..

 

nuune..suul nuug waaye.baarinimo

rudy..sawirkiisa fiiri suu u eg yahay, kaas gabar maxaa ka qaadaa?

lander..calan aa wareershay

nur...wuu noogay suu gabdhahan u hanuuninaye

Jamaal..maskiinkaas SOL gabdhaha joogo aa computerka ku sameesto..

Baashe..su u imaday ilaa iyo haday wuu gabyooyaa

Sjui..waa la tarxiilay suu gaariso nogaga daba waday...

LST..been lowga aduunka..anagoo nool uu na dhahaa libaax aan san kataabte..ani waxaan dhahay sawirkiisa aa taabatay..

 

rag balaayo aa imaaday markaas...

 

Garab tuujiye aka tuujiye aka feebaro aka qaar marodi aka rag yaqaan aka fadhi ku dirir aka kartan kopra!

Qac'Qac aka qacbaro aka gorgoro aka musbaar

Nin yaaban aka ninyaban

Underdog aka "col aan kaa ahay"

maskin macruuf aka "maxa iga galay"

checkmate aka shoobaro aka "abaa anigaa"

jaceelbaro aka "wiilo"

 

iyaaaaaaaaaaaah fariidka abaa wax ma ogid shib dheh...yaa is gaaray anaa kuu sheekeen doono..

 

Wareer badanaa!!!!!

-------------------------------------------------

 

Tuujiye that was one funny introduction to some of the members.

 

Iam dreading your keen observation if I stay here a little while longer! :(

 

Ps! I don't ask waxaad tuujisid

Share this post


Link to post
Share on other sites
lol   

Fariid: Am the same walaalkiis... wat I write is wat I am.. I don't like impersonating someone who I am not. Thus my nick and name are the same. And pretty much those who know me in person know that its me when they see my writing...

 

Tuujiye Aiga meel kasto rabsho lee maa la taagantahay widaayoow.. see camalne.. umadii oo dhan waa kaa qeeliyeen.. hadane... magac inii bixisid maa kuu dambeysay.......maskiin.. dadka waa kugu kacaayaan walaahi.. kabteey aawi aa dhihi doontaa maka joogtidoo ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

WIILO, looooooool, abbaay see camal, adi xattaa indha la'aan.com aa tahay shaah isturungi aa u baahantahay, tuujiye aa saas ku dhahay akhri page one :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Wiilo wale waad la heshe...wale waa isaga..suu UROLOGY uu barte hurdo la'an baa kuu dhacde. Who has seen that mattress commercial ( i believe its for slumberland mattress) where when the couple approaches the mattress, the guy just falls over -dead asleep. Then when the woman asks the salesman "how do you stay awake"...or something like that..he shrugs..but in the background waxaa nala tuusa asagoo isku QULAAMINAAYA icon_razz.gif :eek: cafee(coffee)-ground coffee not brewed..and straight from the post...bisinka

 

loool-I like the box-cut hair..reminds me of HOUSE PARTY :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this