Sign in to follow this  
FARIID

SOL: matching names and faces

Recommended Posts

Tuujiye   

looooool...

 

Baashe awoowe xaal qaado yaaqee..

Walaalkee shoobaro hadalkiisa ha u bixin..

Ninkaan checkmate ladhaho wuxuu qabaa cudur la dhaho maxaa iga galay...lol..

 

Chakmate waraa edab yeelo nooh ee waayeelka qarxiska ka daa...marax yahoo sxb kee baashe waxaa ku hartay haltiiro ee ka ganbiso nooh..shiish uu tiiradaas la raadinooyaa..lets just hope that tiiradiisa in eesan gaaban..lol..waxaa la yiri qori aan kun sano dhicin xabadiisa caro ee noqotaa, bunduq qanax uu noqdaa..lol..

 

Wareer badanaa!!!

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Ceebeeey tacaal. Checkmate sxb waan kula kaftamaayey addigana habaar ay kaa gaartay sxb see wax kaa noqdeen. Awoowe waad dhex fariisatay.

 

Libaax, ragaan lala garamin oo uusan xaalku qaban baa ragga ku jirra sxb. Wax walbaba waa u furan yihiin dee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Awoowe baash, Anigaba kabfan ay iga aheyd waxaas, laakiin waan xad gudbay, habaarna kuuma quuro awoowe. kun iyo kow jeer iga raali ahoow walaalkiis. Xaalna waa i qabtaa, wixii la igu xukumo waan bixanayaa, gabar ila dhalatayna suubis aan kaaga dhigayaa awoowe. cafwan mar labaad,

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Ninyahaw Checkmate la yiraahdaa nin fiican baad tahay hadaad inta geed fariisatay oo soo gar naqsatay aad hada ogolaatay inaad gar qaadato. Awoowe raggu waa xalay dhalay oo waxii tagay dib loogu laaban mayo.

 

Laakiin far baa ii taagan gabadhaan walaashaa ah ee aad ii garatay ee aad xaalka ii siisay baan kuugu fadhiyaa hadda :D Bal saaxiib qallanjada igu soo wareeji si deg-deg ah fadlan. Libaax baana iga wakiil ah ileyn issagaa oday ka ahaa gogoshan e.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Looooool...

 

Oday baashe, Adeer checkmate wixiisa waa qaarijis ee iska ilaali..

Gabartan uu sheegayo waa mid xaraash oo lagu xaraashayo odayaasha tirada gaaban..lol..

Nin kaan checkmate ah hadal kiisa ha u bixin oo gabartu waa mid dacas lagu soo toos toosiyey oo meelkastena biin loogaga soo qabqabtay..

 

So adeer anaa kaa naxaaye ninka libaax u gacan geli ee iska dhaaf gabdhaan booyeesada ah oo faraha ku suugadu leh..

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

MT, widaayoow anni afkeyga ma qabto waxa aa Checkmate walaashiis ka sheegeysid. Anni hadaan ahay Checkmate oo walaasheey saas u ceeyn lahayd meel aan kaaga soo hari lahaa.

 

Checkmatena waa nin Oday ah hadal baana ka dhacay oo miis rag leeyahay buu gabadha ku bixiyay oo anniga xaal ii siiyey :D . Odeygeygaan cadka ah oo tiirada gaaban waxaan meesha u fadhiyaa gabadha Checkmate igu maamuusay :D

 

Hadalka tiradiisana waa ii dhibahayaa ux ux uux ahx...biyo i siiya...halkeebaan marinahayay aaheeyo waa howraarsan. Ha la ii dhaqsado ilma Barro oo mar qallanjada ha la iskaaya tuso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

^^^^^^^^i dont blame you.

 

lakin waxan ka yaabay, ninka walaashiis, rag ku maslaxay, kaalay sadaqo miyaa mise seko ay kaaga go'daa, ninka hal geela sii, oo xaal mari.

 

tuutuujiye, tuur hakaa timaado, ee maxaa gabadha kugu direy, sanadkaan mid aan la toostoosin ma jirto, lakin biiman-ku-qabasho, ceebeey tacaal :rolleyes: , hadan checkmate ahaanlahaa, waan kugu jano tagi lahaa :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa Tuujiye ummaddeena ma tihid, maxaa waaye saanne "jaceelbaro aka "wiilo" waraa oday yahow aad moodid in cadow ku dhacay, bax aa lagu dhahay nooh.

 

Aniga sawirkeyga sida uu u yaalo lee u ekahay yaaqee..

 

sAlaAma kA DheH:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tola'ayee tola'ay....War heedheh Maskax faluuqoow ma maantaa walaashey u soo dhigatay? waxaad ku hadashay maanta wax aan kaa filanaayey marnaba ma ehyn, oo waxaan is lahaa abti waxaas kuma hadlo, LL dhan neh waan kaaga baxay maanta iyo wixii ka danbeeyso qurun yahoow reer baadiyaha ah.

 

Baashi, Inantu waa kuu diyaar awoowe, hadaad dooneysid in aad isla wada hadashaan PM ayaan telephone keeda kuugu soo dirayaa. Hadaad dooneysid in aad aqalka ku wada kulan taan nah, wadaadkii iyo xoogaa cimaamad ku duuban la kaaley xaafada 1415 Apt#207.... waa kaa warkii oo kooban

 

Juxa, indhodeera leyddiyeey Su'aasha aad i waydiisay waa su'aal qaali ah, hadaan isku dayo in aan kaaga jawaabo dhowr casho ayey igu qaadan doontaa. Balse jawaab gaaban hadaan kuu qeexo macaan, ragii waagii hore markey dulmi ama gef ama cadowtinimo dhex marto, marka loo gar qaadaayo oo xaalka loo xaajeynaayo waxaa aad iyo aad u muhiim aheyd in ay hablaha la dhashay is weydaarsadaan. Taas oo u jeedadeedu ay tahay in ay meeshaas colaad danbe uga dhex dhicin, oo labada reerood halkaa ku xididaan. juxa macaaneey,walaashey indha heyga ayaan ka jeclahay shaati meel yaala na ma aha, nin kaan siiyey nah (baashi) waa nin afar xiniinyood ah oo aan filaayo si munaasab in uu u dhaqan doono reerkiisa, duco ayaan ugu daraayaa walaashey ha badiso magaca reer qurac liqe...

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

^ :D

 

***Halkaasuu Odaygii cadka ahaa oo sadexda ku socda gabar qallanjo ah ku kaxaystey. Odaygii Baashi ahaa issag oo garawsan in uusan tabar badan heyn buu waxa uu wareystay gabadha xaalka loo bixiyey.***

 

Baashi: Awoowe magacaa?

Inna Barro: waxaa lay yiraahdaa wiilo.

 

Baashi: Wiilo awoowe go'aanka ah inaad i raacdo ma mid adiga kaa yimid baa mise waa mid lagugu qasbay?

 

Wiilo: Maya ee anniguu iga yimid.

 

Baashi: Hadde awoowe gabdhaha aan awoowaha u ah baa qaar kaa waaweeyn yihiin annigana waad i aragtaa oo nin tabar badan haya ma ahi oo ninimo iigu xilan meysid, nin hanti aduun heystana ma ahi oo dee waad i aragtaa oo ceyr baan ahay. Waligaana imaad arag oo hadde sheeko kuguma qancin. Maxaad u ogolaatey in leygu kaa maamuuso.

 

Wiilo: Annaga dhaqan baan leenahay oo sida raggu noogu taliyo baanu yeelaa. Mida kale walaalkey Checkmate nin iga weyn waaye oo aan aad u jeclahay. Haduu gartay waxaan ogahay in uusan meel xun i dhigeynin. Taas waxaa weheliya annaga ilmo Barro aa nala dhacaa magac qaali ahna waa leenahay marka Magaca Aabahay baan iiga qaalisan wax walba.

 

Baashi: Quux qux qax qax qiix uxux..axeem. ...

 

Wiilo: Alla biyo keena wuu dhiman rabaa...awoowe saan u soo fariiso haa neefso...neefso

 

Baashi: Duco qabto waxaan ku iri. Walaakaa haduu aabi maalin kasta inta qof u gefo oo sidaa beri tafaha loo qabsado maxaa la yeelahayaa ileyn ilmo Baro dumar kuma harine.

 

Wiilo: Walaalkey nin dhac dhac badan ma aha marka taas waligeed ma dhaceyso.

 

Baashi: hmm! mara waaxid! Awoowe guurka iyo reerka agaasimkiisa maxabo iyo kalgacal buu u baahan yahay. Wax dareen ah halkaa ma kaaga jiraa?

 

Wiilo: Waligeey wax maqli jiray ee aaa...ee...aa haa marka la is guursado ka bacdi uu si fiican u imaadaa waxaa sheegeysid oo dhan.

 

....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa Baashi sxb waad igu camiratay ma istiri, maxaa waaye sidanne. waxaad iigu darsoontay Tuujiye miyaa, aad idin soo jeesto. Maanta kii hargab ahaa aa si xun ee hayee, i cant even look the computer screen, anyways, get ready for war ppl. :mad: :mad: :mad:

 

 

salAamA kA DheH:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites

See..Everyone in this joint thinks I look like Chinese...that is Not True..and I repeat That is Not True...of course that is if you exclude my tiny eyes..and round face!!! :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pujah   

Baro family nin baashi layiraahdo oo aftahan ah baa gacanta ku dhigay :D

 

Wiilo where is your come back sxb....saan si maahe meel ooga sar dee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

For those of you who really want imagine how wiilo looks like....

 

This is wiilo playing Tennis..

C_Sports-Ac-tennis-girl.jpg

 

 

Hahahahahah that is what I though, look at you thinking/wordering,,,is that wiilo or someone else, ha idinku taanaato ciyaal kuni kuni....

 

sAlaAma kA DhEh:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Why are you wearing Goono? that's not wiilo like. willo would have wore tuuto ama buumo am i right or am i right. :D

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this