Sign in to follow this  
FARIID

SOL: matching names and faces

Recommended Posts

Tuujiye   

Waraa checkmate ma jirtid marax yahoo....

 

Oday baashe..loooooooooooool..wiilo maa iska daftay adi? wiilo in labo gabdhood ka weyn yihiin ma ogid miyaa..lol..Wiilo tan noogu yar waaye nooh..wili tennis ee dheel dheeloosaa fiiri..lugaheeda kubaca ah aa ka kasee in ee wili xisbi yihiin fiiri..

 

War qoftaan waxaa ka weyn Raula, oo hadaa aragtid Ugalida ee kariso murqo kugu soo celinaayo odaygaagaan loo qabo faashada dhamaadka ah.

 

Waxaa kaloo ka weyn STYT..taas waa celin weynay.."janta fagax" aka "sheerale" aan u bixinay..qoftaas aa joogto oo aan rabno in aan kugu daba xirno si ee sandleska kaaga dhameyso..

 

Hadii wili rabtid dariska gabdhahooda xitaa midoo waa kaaga soo afduubi karnaa..Juxaa oo kale....

 

Haduu dhibka sii socdo waan kuu soo qaraabi raadin laheen nooh...Islamaha xaafada aan soo garees goobi laheen nooh...Ameena oo kale..catar baquur iyo jini aa iyada dhan kasoo qamqamaayo..iyo bee oo ka harta islaamaha dagmooyinka qeebta "aaba siyaad"....see waaye sxb..

 

Wiilo..loooooooool..abaayo macaan, were is jaceel baro?

Kaalay abaayo, qalbi waa la jibiyaa aan maqlay laakiin guygaas ma ku joog joogsatay?..Jac mindhicir la socdo sidaa ugu dhajisay, guygaas Sol dhan xarash uu u qabtay..Jacdaada hadee saas u xuntahay agtaada in rose laga qaato waye oo ciyaarta dhan lagaga baxo...

 

Wareer Badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

MT awoowe annigu naag doon ma ahi :D , wiilona xaal baan ku helay oo waa qof la igu maamuusay. Waana ujeedaa shacniga iyo quruxda ka muuqata iyo sida ay isku gaarsiisan tahay oo xubnaheedu isu le'eg yihiin hadde da'dana waa curdan. Waana i ogoshahay oo sidaydaas bey igu rabtaa. Bal nasiibka qaarkii...ayaan badaniyaa.

 

Maxayse kugu taal. Ilko curdunka lagu goosto iguma yaaliin oo waa horay iga dhaceen. Hadde wiilo waa iga fasax oo reer Barro waad mahadsan tihiin.

 

Addiga Maskax Taabte ah inta aad anniga libinta ila dooneyso ee aad gabdhaha maamuuska leh ee SOL ii raadinayso, awoowe bal addigu qallanjo soo xaree :D . Gabdhaha aad magacyadooda ka sharqamisay oo waliba qaar yihiin marwooyin qaar kalena hawshooda aynaanan wax kala socon awoowe iyaganna ma adaa bixinaya waaba macne cusub e :D .

 

War baanse kuu hayaa awoowe inta aan wiilo aanan soo celin waxaan idinka reer Barro ah idinka doonayaa oo iga codsi ah in aan hadii ay soo laabato ayadoo maxajabad ah :cool: in loo daayo sidaa oo waliba lagu guubaabiyo.

 

Waa idin kaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Tuujiye sxb ninkii jecelbaro ahaa magaranayo meel uu qabtay, balse waxaan filaa in midoo single mother ah ay meel ku heshay, laakiin idinka dadka xun aa tihiin nooh, waa ila raadin laheydeeyn nooh. Maxaa waaye jir xumada. :mad:

 

 

Baashi sxb hadda waxaad ileedahay waayeel aad tahay miyaa. Anigana waxaan lahaa Tennis cayaarsii ninkaan. Dhib malahan nooh waxaan kuu galineynaa ilko fake ah oo aan cunnada ku cunto nooh.

 

salAamA kA DheH:......

Share this post


Link to post
Share on other sites
underdog   

Originally posted by Baashi:

Maskax Taabte ah inta aad anniga libinta ila dooneyso ee aad gabdhaha maamuuska leh ee SOL ii raadinayso, awoowe bal addigu qallanjo soo xaree
:D
.

Tuujiye,

sheekadaada waa front-page... tabeele "For Sale" aan qoorta kuugu xireena. Summerkaan waa in bariiskada lacunaa. :D

 

order bixi, saaxib, hadaan keenaa sadax oo aan weligood 'Oprah' maqlin. oo mid ee tahay dhegool, mabahadasho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nafta   

order bixi, saaxib, hadaan keenaa sadax oo aan weligood 'Oprah' maqlin. oo mid ee tahay dhegool, mabahadasho. hehehe :D

 

dhagool kumalaho...why stop there? While you're at it, mid indhaha la' xataa ma ka dhigdid icon_razz.gif

 

But seriously, stop using marriage as an excuse to eat bariis, if you want food just ask for it :rolleyes: icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
underdog   

stop using marriage as an excuse to eat bariis, if you want food just ask for it

He gets a woman, She gets a man....WE GET FED....and everyone is happy.

 

But since you're not down with that, Nafta, abaayo inta is nooleesid, hook me up with a nice qado? basbaaska iyo mooska hailoowin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baashi - ina adeer foorjo ee iga eheed nooh marki aan ku dhahay busti afrika aa kugu taalo maybe ulajeydadeydi si fiican uma fasirin...Soomaligaaga heerka oo gaarsiisan yahay aan ka hadlaayay basicly quf wadani eh aan kaa dhigay you should take that as a compliment

 

Juxa - walaashiis qufka marka kow waxaa la weydiiyaa hadalkaas maxaad ka wadaa intaad la soo boodi leheed afrika aa laga faanaa....allow alle, me of all people baa maanta la igu sheegay in aan afrika ka faanaayo.....hadaladaas oo kale markaan maqlo oo san run ku saleesneen waxba kama'ba soo qaado. waad fahantay aan umaleenaa?

 

Kaftan'ka noo sii wada aqayaarta.

 

Baashi - New Jersey ku lahaa! horta maba araktay maad i dhahdid :D ...kaabbo xikmada kugu jirto hanaga xaasidin ee pls wax naga bar

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Baashi Walaalkiis waxaad kuu soo raadineynaa too kula ek, oo jinkaaga ah nooh, oo waliba ilka dhacsatay sida adiga oo kale noooh. Diyaar ma u tahay dee sxb.

 

 

Okey, waxaad dhahdeeyn wajiyada iyo magacyada ha leysku aadiyo ama haleysku cabiro marka aniga kanaa kuwii aan u maleeyay in ay isleeyihiin. ok

 

This is sxbtay Sweeter than ur tee oo yariis ah.

 

black-little-girl-with-tedd.jpg

 

 

raula oo yariis ah ayadane.

Lakshmi.jpg

 

Wiilo oo yariis ah, oo dheeleyso soccer

soccer_girl_08.jpg

 

nuune barigii uu joogay QAXOOTIGA Utange

modern%20somali%20men.jpg

 

Tuujiye barigii uu Canada la keenay, uu English baradka ahaa

somali_man_content.jpg

 

sxbtay Hasna aka Pacifist oo yariis ah

 

home03.jpg

 

sxbkay Qac Qaac iyo sxbadiis

boyswithfrankincense.jpg

 

 

Inta kale idinka ayaa idin daayay dee.

 

 

saLaAma kA DhEh:......

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

sweeter, what you on abt? As to my knowledge non of my comments were directed to you, I would never direct a comment to qof aanan aqoon, i don't remember writing your name at all marka halkada ku raali ahaaw sis.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

looooooool....Wiilo ninkaan aa u qabtid in uu tuugsanayo maa ani maanta igu sheegtay?..

 

laakiin nuune sawirkiisa black an white white maxaa dhacay? aloore isaga ficiis reer aaqiraad waaye maa ka wadaa fahantum...

 

Raula..lol..kenyaati dhab ah aaba ka dhigtee!!lol..cago saas u eg hadee qoftaas ku yaalaan..lol.

 

Qac'Qaac aaba ugu daran..lol..kaalay kan hore miya isi mise kan danbeeyo?lol..

 

Meeshaan waa la isku daadinooyaa lee..bisinkoo..

Waraa ani faraha iga qaada nooh..run lee sheegaye...

 

Adeer baashe ani hadalkeega waxaa la dhahaa "maxaa iga galay" wuxuuna ku magac dheer yahay "iswalaaq"..

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

looool at Qacda iyo nuune iyo Tuujiye musuwuradooda.

 

Wiilo macaanto alla gabadhaas ii ekaa, quf yehey noloshii hore maa igu taqaanay

 

Juxa - abaayadiis today im in a good mood...so whatever I said a week ago I apologise...today is a new day...so lets just chill

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

looooooooooooooooooooooool..wiilo mandhay xagee sawirkaas kasoo xade mandhay. Mandhay waa anoo halkaan taagan-cajiib icon_razz.gif qurux badanaa gabadha yar meesha ka muuqato.

 

Tuujiska-cagaheyga hadaad arki laheed...disorder America looga yaqaano (FOOT FETISH) baa kugu dhici lahaa mandhow-wax baa kuu dhimaan :D

 

Sawirka Baba-Tuujiska waxaa lugu soo qabanaa "DHALINYARO-FIIGSAAN"..hehehehehe..NIN-YAABAN ey qaraabo yihin baan uu maleyn :D lol

 

QacX2-sawirkiisana haduu markaas jirri ahaa, hada wale BURCAD waaye-haiso marin mandhow icon_razz.gif

 

Pacifist-hehehehehehe maskiin-minyaro miyaa icon_razz.gif

 

STYT-cajiib..waraa qoftaan ayadoo yar beey buug heysata hada OKIYAALE GIRAANGIR laga sameeye ey wadataa :D (kidding STYT-macaanto its just a joke)-no hard feelings I hope.

 

Last but not least-Wiilo-....loooooooool..waraa qoftaan mar kasto sawir midoo dheleyso mesha idin kugu so dhajineyso..hakadhegeysanina..Baruurta inteey ka badatee ya macal wintaarka shiilmeysa(she is shading winter fat) icon_razz.gif tif tif...acuudkow bal kaaley sheeg waxa "hoos ka guubaaya" ..saa baanooni ey dheele kulaha..cajiib. Luug marki la qaadayo..waxaad moodi iney "SUMO WRESTLING" isku diyaarineyso :D loooooooooooooool.

 

Ugali all the way!

waraada wa iga kaftaan uun-I hope.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this