Sign in to follow this  
FARIID

SOL: matching names and faces

Recommended Posts

FARIID   

Sol uses have come to be known to each other using screen names. The atmosphere in SOL is very calm and users address each like people who have known each other for years. Through just the simple detail of a screen name a personality has been carved out.What i want to find out is how true is that SOL names and personalities are a true replica of the people behind them?

 

For example is tuujiye really that funny in real life, or is mutakalim the bookish type or even is bilan the a confused teanager???

 

What image does the mere mention of name bring up in your minds??

Share this post


Link to post
Share on other sites
nafta   

Fariid...hmm, what does that name suggest to me. Usually people who are called fariids are maskiin sayflayaal if you know what I mean. A calm and goody two shoes exterior but on the inside something is cooking.

 

Ofcourse I could be wrong! icon_razz.gif

 

To me, you seem like a genuine sort of guy, always trying to put in your two cents everywhere, never saying a word out of place...most people would call it boring, but in your case...you're simply a Fariid. Bless! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

alot of avatars scary me! but hey nafta, i like yours! it remaind of love and passion! lol... u got so much in yah! u is like the volcano of love, serenity and peace of mind!! after all we are what we show to the world!! ce la vie!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG_Girl   

I am just like my avatar... cute and warrior :D

 

Classique , girl you gotta agree with me since you are the only one who saw me ;)

 

Ok, serious note, I found a lot of people are totally different when you meet them offline. They all shy and kind of looking down specially guys.

 

I think Mutakallem, is a real. I gotta admit that he is my favored nomad.

 

 

Salam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

^^^^^^^^^^ i think you are the calm before the storm. whooooooooooooosh :D

 

nafta, aaaaaah nafta, meid je bent gekkieeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
dawoco   

I don't think ppl would reveal their real personality online, i mean why would they adapt to a nick-name if they didn't have the matching pseudo-personality to go along with it?

 

Personally speaking there are some who would enspire me to run as if i was in the london marathon if our paths knowingly crossed, their assumed airs online are so that i can't help but wonder how their true nature depicts their assumed one....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waraa fariid kaalay waraa!!!Tuujiye tobaliini waaye maa maqashay? turafatoore waaxid...

 

Waraa meeshaan dadka joogo dhan ma jiraan anaa ku dhacaayo trust me..adiga waa cusubtahay anaa ku jajabay..Markaa meeshaan imaanaye waxee aheed wada gabdho..nimanka joogayna madaxa aa loogaga xaaraye...meesha waxaa ka rageesnaa sxb kee and my SOL rollmodel.."NIN YAABAN"..yaabka yaaaaabkiiiiiiis" NOW THATS A FACE THAT matches it NAME..Walaahi...KAMA QASNA GUYGA WAABA ISKA YABAN YAHAY KAWARAN..LOL..laakiin fariid gabdhaha sol hadee magac yo fiican lasoo baxeen awal waxee qabeen magac yo foolxun oo markaa usoo dhawaatid "buh!" kudhahaayaan..nuune fiiri,maskiinka suu magac yadas ugaga ordaaye hadeertaan socodka aa ka qasmay..ma ordooyaa mise wuu soconooyaa mise kaala footo uu kici rabaa..kaala sheeg adi..

 

gabdhii hore magac yada ka hare aan kuu sheego..

 

JUXA...gabar magac nin carab wadato ii koow..

JUBA...maraxaas waa la jecladaa laakiin saanaa?

Devels advecate...wili makarafoon ee wadan jirtay

sphyco sue...dabeecad xumo majirin kahor..

XQuist..lol..beynaka cuudu bilaah fetish iga dheh

Sqorbian..dibqalooc..in other word..yahuu!!

 

marka nimanka magac yadooda aa kuu haray..

 

nuune..suul nuug waaye.baarinimo

rudy..sawirkiisa fiiri suu u eg yahay, kaas gabar maxaa ka qaadaa?

lander..calan aa wareershay

nur...wuu noogay suu gabdhahan u hanuuninaye

Jamaal..maskiinkaas SOL gabdhaha joogo aa computerka ku sameesto..

Baashe..su u imaday ilaa iyo haday wuu gabyooyaa

Sjui..waa la tarxiilay suu gaariso nogaga daba waday...

LST..been lowga aduunka..anagoo nool uu na dhahaa libaax aan san kataabte..ani waxaan dhahay sawirkiisa aa taabatay..

 

rag balaayo aa imaaday markaas...

 

Garab tuujiye aka tuujiye aka feebaro aka qaar marodi aka rag yaqaan aka fadhi ku dirir aka kartan kopra!

Qac'Qac aka qacbaro aka gorgoro aka musbaar

Nin yaaban aka ninyaban

Underdog aka "col aan kaa ahay"

maskin macruuf aka "maxa iga galay"

checkmate aka shoobaro aka "abaa anigaa"

jaceelbaro aka "wiilo"

 

iyaaaaaaaaaaaah fariidka abaa wax ma ogid shib dheh...yaa is gaaray anaa kuu sheekeen doono..

 

Wareer badanaa!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^dadki si fiican aad u kala dhigdhigday. LST aan ka yaabay - geesinimo aan jirin oo sheeganaa allow yaa real life igu tuso biiq hortiis ma jirin aan umaleenaa

 

lool @ Nur waxaad ka sheegday....the guy is on a mission Ilaah hala garab galo

Baashi - lool bustii africa aa weli ku taalo....gabay nineteen oore oorihi oo nala daba joogaa

 

Tuujiye - noolaaw abowgiis.....mar kasto waad iga qoslisaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

sweets tnx walashee...lol..

 

adiga xitaa meesha in aan kugu qoro aan rabay laakiin re born aa sameesay nooh..lol..magac tusbax camalna u kala furan waa naga daba wadaa...shaaxeyga hadaa ka macaantahay, adilee kugu fajuuqsan lahaa nooh..lol..see camal..iyaaaaaaaah.

 

Wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
najma82   

OH my gosh garab tuujiye you're so funny man, where in the world did you learn to speak somali like that, :D you remind me of aw-kombe icon_razz.gif lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
dawoco   

Caajiib waaye hadii tuujiye la faanihaayo maanta neh. Cunugaan maaba heer oo dadka wax ka sheego gaari kara?

soo sol usoo galay tuujis oo ka bixi la'yahay, allah amuuraha u sahlo masaakiinka wax aaba si ka ehee smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Hoyaalayeey hoyaalayeey hoo yaa la yeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey...maa caleesh maanta gabay ma I haayo.

 

Awoowe xikmada badan baa ku jirta gabayga ee ila soco waligaa. Waa ogahay in aa beesaani groupo di benne tahay oo kabaha luujitadooda iyo abati dhuuqsigiisa aa ku mushquulsan tahay ilaa yoomul haadaa. Widaayoow hee waa ogahay ciyaalka xaafada kaaba inay yihiin ee saan u lahaa dadka ha ku dhahaan beesaani waaye Baashi aan wareer ka qaaday :D . Hee war ma heeneenaa beesaani waa loo dhashaa ee ma liska dhigo karo ma ahoo. Wareer badanaa saan ugu haayay aan dalacay hadda waxaa iga soo haray gabay iyo war lee :D . Wareer badanaa maxaa waaye shaah la’aanta maanta!

 

Maceey Camaleey :D ,

hee addina Afrika maa wax ka sheegee. Bus ku lahaa! maxaa addi New Jersey maa ku dhalato hada annagaa amar aragnee. Runtaa waaye anni qaxooti tarbiic aan ahay shalay maanta lee imaaday inta hee mar lee la qabsan doonaa. Addi soo ma’aha calaa caleeyk aan ku dhahay sadexda bilood aa iga soo horeeysay lee waaye. Hadii kaa badin waayin filmaankaan oo jaariyadaha fiirsadaan maxaa la dhahaayay horta Soup opera wax magac saabuun ku jirta, anni been boodi ma la i dhahoba :D . Ayaamaha hore lee waaye gabayga iyo afkaan Afrikaanka!

 

Now back to the topic:

Tuujiye = Beesaani oo korontada ka maqan tahay.

sweet.. = Camaleey oo mac

 

I told u I'm a psychic.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

^^^^^^^ ha u bixin, ilaahay wuxu qadaray in busti somaliya laga faano.

 

lama huraan waa cooska jiilaal, abti :D kaligaa ma ahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
underdog   

Shaqo la aan aa ita idin kabadatay aa hada waxaa keenten in magacyadii wejiyo loo raadiyo.

 

tuugiye,

"col aan kaa ahay" maxaa kawadaa, saxiib. dad kale aa igu kaldee aan umaleena. Safaradada agteeyda diplomatic immunity ee kaleedahay, lakin Radar-ka hadii lagugu sii arko cunoqabateen aa la bilaawa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this