Sign in to follow this  
MAXIMUS POWERS

SOL Axis of Evil

Recommended Posts

Faynuus   

Jacayl waxbo kuma dhaafin aan qurun ahayn. You were lucky to miss all that took place here and the other day's thread.

 

MMA

I actually believed your neutrality to some extent, your genuinness as person but i question your objectivity towards this matter.

 

How can you pick on others and accuse them of hiilis when you are clearly an example your self? What does it take for you to condemn everyone who is abusive? mise dadka qaarbaan carabkaagu qaban miyaa oo immune kaa eh? Waxa soomali qaribay waa hypocrisy gaan oo kale. Let me tell you this STOP WEARING MULTIPLE SHIRTS yaa MMA.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

*Sees JB walking in takes aim with his madax jabiye bud and BAM.JB siidi dhooli sakhransan ayuu kolba meel nafta ula ordey*

That should teach you never to come in goob dagaal.....

 

SHAYDANKA ISKA NAARA PLEASE,NABIGA KU SAALIYA MEESHAAN WAXEY KU QURUX BADAN TAHAY MADADAALO IYO KAFTANKA.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gediid, Read the title of the thread ,,,, :D

 

Faynuus, i missed all those pages and i'm not willing to read them hadaadba sidaas tidhi .... now let's roll and troll ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

illaahay Dartis isku dhaafo

 

Dadka wax isku diraayana Munaafiq Nimada iska DHAAFA

 

 

Sheekada group beey noqotay mardhowna qabiil beey kusocota

 

Marka walaalaheyow is dhaafa

 

PS. Admin please do something

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Lee, ha idhihina wili dad aa calaacal, cabaad iyo ooyin wado...Walee waayaab, ilaa ooyinta caruurta uun bey ku qurxoontahay...Ha'isoo marina dheh, hortiin nuur...

 

And may I suggest that some stop testing the waters, they might not like the result...Mugoo intey dad kudaba dayo isleeyihiin, yeeysan dhumin... icon_razz.gif Hadaba dabadayasha baa caruurnimo ah...So, after all, ilaa meesha caruur baa lawada noqoday? :D

 

MMA, intee taabatay? Meelaa wax kumuday moodaa? Leesh? BTW, heesta Shimaali bal aankuu saxo 'Kuu sheekeeye, kaa sheekeye, hala sheekeysan' baan jeclahay inee tahay... :D:D

 

Macangag lee iga dheh, najeynaa!

 

Hala is cafiyo, cafiska wax kafiican maleh...Cafis iyo masaamax...

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Kool Kat beene beene walaashis muufadeeda iyo marqadeeda isku dhuuqooya

bala ma jirto hadi jirtana ma buurna

 

iska waran adiga iyo the whole family see yihiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Deeq A.   

Layzie, Marcus, Faynuus, Nephtys please respect the rules of the website and quit making both direct and veiled personal attacks against one another. This silly war of words is getting out of control and is compromising forum quality. I will personally block all four usernames from SOL if the insults against other nomads don't stop. This is the last time I am going to give a warning on this pathetic "groupie" stuff.

 

Kala xishooda oo ixtirimaaka isugu dedaala. Is jiid-jiidadka aan micnaha lahayn joojiya. Hadii aad khalad kala gasheen, fadlan isa saxa oo ku xarbiya inaydinaan xeerka SOL u degsan ka dul tilaabsan sidii ciyaalkii.

 

NOTE: I am astounded to see grown-up nomads involved in the same silly "groupie" politics that we saw in the early 2000s. C'moon, this is 2008. Odeyaal iyo Habro sidii ilmo yar-yar isla ficiiltamaya waa ayaan darro.

 

This topic is closed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this