Sign in to follow this  
Timur

QARDHO waa QURUX - many photos!

Recommended Posts

Kool_Kat   

Ibti, markaad aragtay ineysan Qardho waxba kadhicin, Mansh'allah uun maxaad u oron weyday?

 

OZ, dhibkaaga Eastleigh haku ekaada...Hadii kale a lesson from Sayid baa kusugaya about the proper spelling of Qardho... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Sayid, meeshan Qardo maran JQ baad aag diig maran you want to say it is a city. I don't see the point of saying anything to your comment- I can only view as a despardo moment to reach page 4 icon_razz.gif:D As for shared CITY my family call home- (NB: not town or village) have you seen the Wikipedia page about it icon_razz.gif:D

 

KK Mashallah, Qardo allah ha iidin barakeyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oz   

Lool vagabond is a strong word. sxbow, if you really loved that town you'd be living there helping out or teaching the youth of Qardow.

 

KK why are you on his side ( reer xamar aan islanahay). :D you know it tastes better to have a go at Sayid than Ngonge. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Hoostaan ka qoslaa markaan arko Sayid oo qorayo "eri" :D

 

 

Sayid iyo Qardho maa la iska dhaaafo, haduu caasimadiisa difaacayo ma wax xun baa, war dadkan bal ila eega :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ama kor ka qosol ama hoos ka qosol - annagu haddan nahay reer qardhoo

'eri' waa 'word'

'ari' waa 'animals'

'ri' waa 'goat'

'orgi' waa 'billy goat'

 

as for the micnaha magaca Qardho - tarikh yaqanadu dhowr sifa u kale bixiyaan:

1) Qar (cliff) - waxay ku taala meel ay ku kala go'aan buuraha Karkaar

2) Qard (Get-Ready) - waxay ahan jirtay gob lagu diyaar garoobo

3)Qardab (Raw Fire) - sheeko kale waa jidha oo dhehaysa - ciidan baa rabay in aay kusoo dulaan cidaan meshaas fadhiyey - cidaankii qardab baa lasiiyaye - markaasay Qardho u bixiyeen icon_razz.gif

 

 

Geelle - hadda wuxuu leeyahay magacaygu soomaali ma aha - oo muxuu yahay marka?

mida kale - weli waxaan ka sugayaa jawaab 'thread'kii aha Bar ama Baro.

 

Ibti - Lol@maran? maxaa maran walaaley? :D

bal isu eeg Burko iyo Qardho on wikipedia - mid waa qadami (qardho) midna tariikhdeedu waxay bilaamatay shirkii 91 (burko) :D

 

OZ - ma eastleigh baa tuuladadu? :D fyi - qardho maalinwalbaan jooga saxiib - xata waxaan ka mid ahay dalada guud ee amaanhayaasha iskoolka ugu weyn qardho - :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Sayid*Somal:

annagu haddan nahay reer qardhoo

'eri' waa 'word'

Ok, glad it is only in Qardho that "eri" is a "word", everywhere in Somalia the correct one is "eray" for "word"

 

 

FYI: As Gheelle said, eri and ari are the same, spoken in different dialects in Somalia.

 

 

Halkaa ka wad sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ maya maya reer qardho waxee dhahaan riyo ama ri' wax sax nooh lol...

 

nuune qardho biraabitaga ku yaalo ayuu Sayid mas'uul ka yahay kawaran! "eri" waa word buu taagan yahay...

 

 

KK, waa lagugu soo dagaa yaah hadii laga hadlo qardho? looooool inama caadi ma tihid walaahi hanugu soo duufin lee...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^ :D

 

Eri is a word wah! Mise waxaa ka murantiin lee raadinoysiin? Saaxiibtey reer waqooyiga ah baa wax kasto kusoo gabagabeyso 'dee hadii uusan taada raaceyn iska eri baan ku idhi'...Macbuudka!

 

Eri = Buri

 

Tuujiye, Qardho afkaa kareeb...Oo wilibo the next time aad Qardho qoreyso isku taxaluji in adigoo smile-gareynayo aad qodho huuno... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Ereyada qaarkood aad moodo markii ladhahaayo sidii in curling iron carabka lagu soo dhajiyay magarto...Qoro maa ka wadaa, by any chance? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey - Qoodha iyo xerada ma waxaas baad la shirtimid? :D

 

Originally posted by Kool_Kat:

Eri
is a word wah! Mise waxaa ka murantiin lee raadinoysiin? Saaxiibtey reer waqooyiga ah baa wax kasto kusoo gabagabeyso 'dee hadii uusan taada raaceyn iska eri baan ku idhi'...Macbuudka!

 

Eri = Buri

:D:D

Af Soomaali dhexdhexaad ah iyo af gobolleed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this