Suldaanka

President MBC in a fiery speech in Hargeisa, Farmaajo has not learned a lesson from his old uncle's mistakes...

Recommended Posts

Farmaajo has given up on fixing Mogadishu or winning the provinces. He is now totally committed to fight them by using outside forces.

What he forgets is that Djibouti and Kenya are closer to Somalia than Eritrea in every sense of the word geography, ethnicity, faith...

Even if he achieves something in the short term, it will only be a bad seed for next round.

Share this post


Link to post
Share on other sites
8 hours ago, Holac said:

Mr. Bihi is clearly not happy

On the contrary, really. For he seems to telling this "little-piglet-of-a-faqash-boy" in Villa Somalia call Cheeseman, that, firstly, he seen off his uncle Afweyne, who had more guns than this cowardly and glorified house-guest of a fellow in Mogadishu has to his name today.

And secondly, he seems to be saying to him that he can take all this talk of "unification" in which this "carpetbagger ninny" from Buffalo in upstate New-York is peddling in here and shove it into where sun doesn't shine, if he is actually so minded to do it.

But whatever the case is with him, the bottom-line is that Somaliland's independence was actually won by the "barrel-of-the-gun" and by the "blood-of-her-sons".

And today, as a president of Somaliland, he has a plenty of that in his hands, if only this "cowardly-piglet-of-a-boy" in Villa Somalia call Cheeseman is willing to come and settle account with Somaliland. In particularly with the hope of trying to "impose" some sort of a tendentious unification nonsense on her with Somalia.

If not, then, Mr Biihi seems to saying, that, he better stop wasting his time about Somalia and Somaliland having any kind of a political unity malarkey of any sort. For that is not going to be happening at all in any time soon on this side of eternity. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nimankaan siduu aqoonsiga madaxoodu u galay, dhaqan guur aad u ba'an baa ku dhacay.

Hadal ma yaqaanaan been idiin sheegi maayee caruurtaa dhaanta. 

Waayadii hore soomaalida kale way ugu xikmad badnaan jireen.

Silaanyo ma dhaamin asaguna, balse wuxuu kaga fiicna kan iminka jooga, gabawgaa aamusiyay.

Mar-mar bay warqad u dhiibi jireen uu la gariiro, markuu hurdoodana ay gacantiisa ka saaraan.

Farmaajo hadduu marti yahay may la hadlaan dadkuu martida u yahay oo si hoose ugu sheegaan dhibka haysta?

Maxaa keenay in nin wayn dumarka ku hor ooyo?

Sidaanu si ma'ahan walaalayaal, shacabka waqooyigu waa dad qiimo badan ma istihaalaan inuu hogaan u noqdo nin fulaynimo iyo hadal xumo isku darsaday.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

When you see girls going head of heals, then you know President MBC has got the swagger. 

This tweet and replies made me laugh. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni,

Aqli-laawe, Asal-u-Liite, Aqoon-Madhane, aan kuu sheegee, SNM maxaad ka qaadi kartaa maanta, oo taariikhda kuu qoran ee "bahdilan" ragii ku galiyey weeye.

Oo Adeerkaa Afweyne in uu "Laaji fuley" ah, oo carar-ka-ah dalkiisii, in uu ku dhinto ragii sababteeda iyo "xigmadii-aliftey" lahaa weeye.

Kan maanta idin hor-jooga ee Ina Farmaajo layidhaahdana, waakaas "martida dumarka" ah.

Muse Biixi-na, wakaas Hargeisa ilaa Ceerigaabo (oo Las-Canood ku jirto) ayuu dhex laafyoonayaa oo uu dhex-mushaaxayaa.

Xigmad, Xinniinyo, iyo Xoogna, isaga iyo tolkii marti kama aha. Halka aad adiga iyo tolkaa marna aad daawaneysaan dumarkiina Gedo Joogay oo Kikuyu ku "macsuuman". Marka xigana, madaxdiina Xamar joogtay African-xiniinyihiis ayey naftooda ku ilaaliyaan. 

Markaas, nimanka Soomaali horteed "fuley dhufaanan" ka ah, garasho iyo damiir-na ay la noqdey halka ay taagan yihiin maanta, waa la-arkaa cidda ay yihiin.

Ee waxba haysku dayin in afku-ciil-bax-raqiis-ahi "heeryo" bahdilis ah oo idin saaran aad iskaga rogto.

Sababta oo ah horey ayaan kuugu sheegay oo waataan ku idhi.

"......Hadal-tiris haan laga buuxshey, hiil ayuu ka dhigtaa, heeryeysane hanan kari waayey......." 

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Suldaanka said:

When you see girls going head of heals, then you know President MBC has got the swagger. 

This tweet and replies made me laugh. 

 

 

She is from Gabiley of course she adores her uncle kkk.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

"......Sheegato-indho-shanqaran, shilimaad-ku-kireysane, shar-la-wareege af-shuushle ahi, ma sharaf-gaadho, Shankaroon Iyo shariifka shukaanta uhaya......"

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead