Sign in to follow this  
Showqi

Somali Song in my head

Recommended Posts

Showqi   

This song (Maxamed Mooge Liiban AUN) stuck in my head. For no reason. Whole day I am singing:

 

mudantii haweenkaay marwadii la sheege

dadku wada ******taay dumar lama maseeye

muxibada kalgacalkaay mudo aan yarayn baan

kugu soo maqnaayoo ma ogtahay habeenadan

sida mayayga roobkoo hadba maayad keenaad

ii muuqataayoo mixibada kalgacalkaan

hadba soo mirkacayaa.

 

If there is a Somali-Song that is stuck in your head please do share!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

bakara bakar baabuurka ii jooji

beedaankaa soo hoobiyee alahoo isii

igili igili sariirta hoosteeda igili

walaalkaa waaye waraaba hasiinin

suktaa hadana hadana sigtaa

baaquli haduus buqo wac

waa al xamaa waa alxamaa fadariiji

isii isaar shab shalolob gadaal shololob

abaloo baaq aan wadnaa

abalinka abaliinka

saas waaye siteey manoogto haka fuqin

sii deey ka fuq faarabuuto deey deey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Originally posted by nuune:

bakara bakar baabuurka ii jooji

beedaankaa soo hoobiyee alahoo isii

igili igili sariirta hoosteeda igili

walaalkaa waaye waraaba hasiinin

suktaa hadana hadana sigtaa

baaquli haduus buqo wac

waa al xamaa waa alxamaa fadariiji

isii isaar shab shalolob gadaal shololob

abaloo baaq aan wadnaa

abalinka abaliinka

saas waaye siteey manoogto haka fuqin

sii deey ka fuq faarabuuto deey deey

Loooool nuune. sxb qosolka iga dhamaaday :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
FatB   

shorty like a melody in my head its like my ipod is stuck on reply!

some one help, this has been stuck in my head for weeks

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

^war ninyow I kinda felt a bit guilty so I started listening to Maanta Maanta iyo 26ka Juun :D

 

waxaa lumay oo liicay oo la waayey waa nacabkii...

1da Luulyo liibaanay...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Has anyone heard ninka gabadha xaaskiisa ah ee mirqaanta heesta u qaaday. Waa hees talantaali ah.

 

Hadaad fiidkii qaxayso

Hadaad qaad doonanayso

Qadaadku markuu ku gaadho

Hadaad sii laba qarxaysoo

 

Hadaad qarashkii caruurta

Mid kale aad ku qaadanayso

Qalbiga been looma sheegee

Miyaa la isqabi karaayaa?

Miyaa la isqabi karaayaa?

 

Music macaan bay waliba leedahay. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this