Sign in to follow this  
Maaddeey

SOL-er Cusub, soo dhoweyn ma jirtaa?

Recommended Posts

Kool_Kat   

Originally posted by Maaddeey:

KK, warkaaga aan quote-gareeyey aanan fahmin ujeedkiisa!, Xalay ma bariday?

Waan baryay alxamdulilaah, adigana sidoo kalaan kuu rajeynayaa...Inta aad soo quote gareysay waxaan ula jeeday odayga NG yiraahdaan baa wuxuu keenay ayaamahaan inuu qofkii cusuba wax ku accuse-gareeyo...Marna inuu gabar yiraahgo gar (beard) baad leedahay, marna uu adiga ku yiraahdo welcome back...Yacnii, odayga walax dhinax ah buu isku darsoomay... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Jamaal, thnx for the encouragement

 

Choc & malab, Val, shukran awwi awwi.

 

Kool_Kat, Alxamdililaah cala- salaamah

 

thnx for the clarification, haddaan si reyda u gartay, Ng, waa seddax neceb!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

lol@Cawaale, adi ninyahabow ma i dhaaftidoo..

horta adi deris maan ahaan jirnay mise..? ciddoo naga dambeysay oo Gurigooda C/bileha dhashiikaha ku rakiban yahay lagu xareeyn jiray lee amaa tihiin? sug adi.. aadaale aada 2 aan 2 u geynaa waxaad tahayna anaa keenaayo! fhih!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Yaa ciyaal baal baal!! ilaahey baalasha idinkama tifo aamino dhaha!!!Kuligiin salaan salaaxan dhakab dhaha!!

 

Maadeey Muudee wlc horta... Saaxiiboo somali hore waxee u dhahday moos wixii loo fiiqay sabab aa keentay, liin balbeelmona wexee la gaduudato, nafaqo waaye...adna wixii meeshaan ku keenay sabablee ma ahinoo....

 

baabiina meesha waxaa rabtid qas, wareeri, walwalaaq, kala firdhi, kalkalbee war saa jeceshahay yeel..marexii ka helin teestee bajaqdii ku dhibtona kilkilee aan ku dhahay..fasax weyn anaa kusiiye wili tiimbaro kuugu dhajiye..........

 

 

Waraa boolo wlc waa kuu jeedaa ciyaalka xaafada oo gaad gaad ku jiro aa tahay saaxiib lol... Sol dadka qaarkood real life bee u tahay dadna camiraad iyo rabsho ee u joogaan dadna siyaasad lol... meeshaan waa la iskugu wada been guuraa abti wlc....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

Originally posted by Kool_Kat:

[QB]
*prince*,
laguma soo dhoweyn miyaa? Sheemo dheh reer SOL! Anaga dadkii nasoo jeedsado oo nadhoho 'isoo dhoweeye' leensoo dhoweynaa, naga raali noqo...Hadaba waa tehee:
Soo dhowoow, gacmo furan, lugo xiran, ciridyo kala gadgaduudan, ilko kala dhaadheer, timo kala jilicsan (kuwana ka haaday), iyo cirbo mileage wada koray!

 

Wacdalaan waligeey sidaa qof usoo dhoweyn!!!

 

LOOOL KK, lugo xiran iyo ilka dhaadheer aa, cabdale iyo cawareeroow.. !! I need lugo furan waraa nooh j/k walle caadi ma tihid qalanja la moodyeey. You knoe il mio solo problema i never thought of making a thread ha lay soo dhaweeyo camal ah, no ismartiyees affatto, dadka leen dhinac ka soo galay wa ogtahay nooh, started posting comments diritto ee in ilka shanlo ah, cirid huura leh iyo kilkilo buuqaayo leygu so dhaween lahaa waan ogahay...Anyway, grazie tante la mia bella sorellina..!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this