Suldaanka

Maleeshiyo beeleedkii Tukaraq cadceedu ku dishay oo Garoowe isku soo guray..

Recommended Posts

This is very absurd. Askar mushahar la'aan ka mudaharaaday oo askar kale loo dalbaday si loogu awood sheegto. Only happens in Garowe Administration.

Mushaharku waa xaq u leeyahay askarigu maha baryo iyo sadaqo. Waa xaaraan qof uso dhididay oo so shaqaystay inaad contract' aad wada gasheen aad kaga baxdid oo waliba ciidan u dalbatid. 

Maxaa kasoo kordhay iskahor imaadkii ka dhacay Xabsiga Weyn ee Boosaaso

Quote

Ciidamo ilaalo ka hayay Jeelka weyn ee Boosaaso ayaa la sheegayaa in ay ka gadoodeen mushahar la’aan mudo dhowr bilood ah taasna ay keentay in ciidamo loo diro kadib markii la dareemay in ay gadoodsan yihin ,ismaandhaaf kadibna uu jeelku ku dhexmaro dagaal daqiiqada qaatay.

 

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Waxa uu yidhi ma anaa waalan mise Cadan baa laga heedayaa.

Suldaanka, 

The Videoclip you posted talks law and order. The general has put some valuable guidelines about enforcing the law and warning about the power abuse of the police and others. 

The is certain culture among Somali police been used as mercenaries. Orod oo hebel oo soo cidh, is became the norm.

By the way, I don’t get it how you inserted theTukaraq issue in this news.

Suldaanka, nin odaya ayaad tahaye hawsha iska hubso bal inta aadanesoo gelin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gableedi,

Odeyga waa af-gobaadsanaya, waxa Garowe ka jira ayaan ogahay. :D 

Reer Garowe shacabkii waa yaabanyin. Amni xumo soo wajahday oo u badan rag hubaysan oo habeenkii iyo hadhka cadba dadka dhaca. 

Ka hor Tukaraq may jirin waxan, Garowe amnigeedu waa la isku halaynjiray. 

Waa siyaasad xumida Gaas ee dad shicib ah qoryo soo gurta ku yidhi. Nin abeeso korsaday camal.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
41 minutes ago, galbeedi said:

Talaabo,

They even talks about those “ Beel ahaan lagu keenay “

I am sure he might not last in his job that long. 

True

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Wiilashii Jeegaanjtu xumaanta Puntland markay waayeen they making up stories 😀😁

Waraada Garowe has grown rapidly in the last few years so some low level criminal activities can be expected, and it is the job of the police to deal with any trouble makers. Even so Garowe remains one of the most peaceful in the horn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Oodweyne ama Dhoocisha

Hadalkaagu waa iska hadal cantarabaqash ah oo macno badan ku dhisnayn, intabadana maba aqriyo inuu wax iidhimo iska daaye. 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

The  pirate enclave is ending. The clan enclave led by cabdi cawar. Which was created colonel  cabdilahi yusuf  yey is ending. We took tukaraq. And galkacyo is still  divided if you ask me the pirate enclave  is collapsing

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Suldaanka warkiisa waan fahmay. 

He is doing a great service for Somaliland through well orchestrated messages. 

If I were Ina Biixi , I would hire Suldaanka as internet liaison officer. Usually, he is well balanced , calm and never gets angry . we need Suldaanka here in SOL.

Yet, If I had my way, I would have thrown out the useless OOdweyne who just keep doing useless name calling to refute the arguments of other Solers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galbeedi  Dr  Oodweyne is one of the best Somaliland defenders. He is what we call a macalin  and a halyey.  And he worked  with koonfurians. He is well versed  in geopolitics. You don't like Oodweyne because he hates faqash remnants  we all know how your friends in the kacaan and hebel rabiile good abused power along side  Ina hebel massalle and daqutki allow manaxariistihi afweyne ina afkalqhaye eeh anu ka  siiifeyney Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.