Sign in to follow this  
NGONGE

Letters To The Editor

Recommended Posts

Chimera   

Dear Editor

 

When will the world take a stand and exterminate the drunk pilots of the Insect Kingdom i.e the 'Moths'? Whenever i try to take a shower these drunks enter through the bathroom window and begin to zig zag around me. I have trouble following there movements because usually i have water or shamboo in my eyes so i fall alot trying to avoid them - splash splash. I can tolerate a 'fly' or two but these hideous drunks are pissing me off.

 

Cheers!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qorax   

Ku: Tafaftire Orgi

Og: Sol Jabha Muqawamo

Og: Ibti

Og: Unknown1

Og: Abtigiis & Tolka

Og: Ina Caydiid

 

Uje.: Walaalaheena Amxaarada

 

Waxaa wax laga xumaado ah in maqaalki Arbacadii 13ki Sept ku soo baxay jariidadiina SOL Bashkalax boggeeda 4aad ee soo qoray nin isku magacaabay Hamaan Mugdi uuna ku cambarenayseen dowlada iyo dalka Itobiya. Waa wax laga xumaado in aad dadka walaalaha kala fogeysaan iskana horkeetaan idinkoo adeegsanaya falal gurucan.

 

Haddii aanu nahay bahda saafiga ah ee SOL waxaanu leenahay ha ka waantoobeen iskudayida foosha xun ee lagu kala geynayo dad walaalo ah isku dhaqana iskuna dad ah.

 

Mahadsanidiin

Fara Baxsay Miigane

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Sir,

 

Not for the first time in the life of this excellent forum I am noticing a disagreement on Somali spelling or word meanings. Since the Somali language only appeared in its written format in the early seventies and was not given enough time to take hold and prosper, as a result of the unrest of the past eighteen years, is it any wonder that we are seeing these endless disagreements?

 

Is it buurshiil or bursaliid? Gabadh or Gabar?

 

Yours

 

Nin edin ku dhix lumay

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Ku: Wasiirka Dhirta iyo Daaqa

Ka: Bisiqle Barkin Dhurwaa

 

 

Ujeedo: Shaqadaadu maxay atahy!

 

 

Wasiir shaqadaadu maxey tahay, soo inaad dayac tirto ma ahan dhirta, maalin dhaweed geeda badan baad ka xaalufisay wadanka ood dhuxul ka sameesay isla markaana dhoofisay.

 

Wasiir shaqadaadu maxay tahay?

 

==============================

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool@xaamihaa xaraamihaa, abidkey ma maqal, Soomaali ka dheer waxaas, waa hawlahaagi carabta ahaa ayaan u maleenayaa eed ku qaraaban jirtey :D

 

There was hees by Dhuule with similar lines like that, can't remmeber the full lyrics:

 

xuural ceyn la moodyee

gacmahaaga xaada leh

markaan soo xasuustaa

xanxan toodaye

xabad yahay waxaa tahay

xulashada haween koo

xaqiiqdii mid kula mida ah

wali lama xambaarineee.

 

 

Still I can't find xaamihaa and ximaarihaa in those lines

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Ninyaho odaygan xaada o heesi jiray bari ban eska nibcaa. He seemed to be in every darn riwaayad I was forced to watch as a kid. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by NGONGE:

^^ Somalido waxay ku maah maahda:
Xaamiha, Xaraamiha

 

(mese kuwa carbtay ahaayin?)
:D

Hahahahahahaaaaaaaaaaa...Soomaalidee waaye kuwaas?

 

Nuune, alla maxaa dad qar ka tuurtay!!!Xuural, xaada, xasuustaa, xanxan, xabad, xulashada, xaqiiqdii, iyo xambaarinee, xaa ka galay xaamiha, xaraamiha? Mise X Xda lee ka raacoynaa? icon_razz.gificon_razz.gif

 

Mayee Xabiibo Xiimaay Xoogweyn! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ looool@xabiibo xiimaaye xoogweyn adaaba been yiri waxan dhanba, Koolo, adiga warqad in lagaa qoro waaye dacwo ah, leter to the editor lool si qosolka lagaaga gooyo :D

 

 

Ngonge, aniga Dhuule waan ka danbeeyaa, rageedi waaye ninkaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^I didn't looool, I hahahahahaaed! icon_razz.gificon_razz.gif

 

Laakiin ilaahaan kugu dhaarshee Nuunoow mawaxaa rabtay sida noocminalCunsuri yaashaan meesha daadsan inaa miserable ahaado?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Koolo, waa kugu raacsanahay runti, kuwa waxaaba buuxo aad moodo in goof laga daaqey oo ceesaan yaroo mina shaakiriin ah,

 

ii qosol yaakhey hortaa nuur gadaashaa nuur smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this