Deeq A.

PM Abiy Ahmed wants complete disarmament of ONLF

Recommended Posts

Deeq A.   

Addis-Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay heshiis ay la gashay Jabhadda xorraynta Ogaadenia ee loosoo gaabiyo ONLF, taasoo in ka badan Tobban sano dagaalo uu ku daatay dhiig fara badan ka waday dhulka Soomaali Gabeed.

Fitsum Arega, oo ah Agaasimaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya ayaa sheegay in heshiiskaan ay la gaareen ONLF ay qayb ka yihiin Jabhado kale, kuwaasoo wadankaan Geeska Afrika ku yaala ka waday kacdoon dhiig badan oo ku daartay.

Qodobada Heshiiska waxaa kamid ah; Hubka-dhigis, kala diris dagaalyanada ONLF iyo in dhaqan-celin loo sameeyo, kadibna lagu biiriyo Ciidamada dowladda.

Hub ka dhigis iyo dib usoo dhex-gelidda shacabka ayuu sheegay Madaxa Shaqaalaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya inuu ku qotomay heshiiska, isaga oo carabka ku dhuftay in la sameeyay Xafiis, kaasoo ka shaqaynaya dar-dargelinta heshiiskaan.

Wasiirka Ciyaaraha ee dowladda Itoobiya, Tesfaye Yegezu ayuu sheegay Fitsum Arega inuu hogaamin doono mashruuca Hub ka dhigista loogu samaynayo Jabhadda, isagoo daboolka ka qaaday inuu si toos ah u hoos tegi doono xafiiska Abiy Axmed.

Warbaahinta dalka Itoobiya ayaa wuxuu ku waramayaa in Jabhadda heshiiska ay la gaartay dowladda ay kala yihiin; ONLF, OLF oo ah udagaalamaysa xorraynta Oromadda iyo Patriotic Ginbot 7 [PG7] oo ah urur mucaarad ah oo hubeysan.

Saddexdaan kooxood ayaa weeraro culus ka fulin jiray gudaha dalka Itoobiya, laakiin markii uu Abiy Axmed la wareegay xafiiskii bishii April ee sanadkaan ayuu siyaabo kala duwan kulamo gaar-gaar ah ula yeeshay, taasoo soo dadajisay heshiiskaan.

1535533541.HwnFL18wBVpCpAPF.png

Isha: Garowe Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Oromo had brought OLF through west. Did not disarm them, but now when its turn of Somali are saying everybody need to be disarmed. It only affects the ONLF and some small ones.

Its in the news now that TPDM (Tigray) who Eritrea has always said they are 20 thousand are not going to be disarmed.
They negotiated with chief of intelligence no politicians.

The whole thing looks like very well planned destruction of anything Somali including Media and Education.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Where are those Somalis  who say gallas are our brothers. Abiye is a galla man with an amhara policy   who surrounded him self with gallla nationalist such as jawar and meqershe who runs  the  federal state affairs.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Marka Hore Oromada midiyaha iyo seefaha ha ka dhigo. But anyway, the ONLF seem to not care about defending other Somali clans. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow ONLF is in bed with Abey so nothing really surprising there, but everyone knows they are making strategic mistake if they disarm their people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

ONLF exist only in the paper these days. The biggest armed group is the Liyu police and I hope they will stay afterrall with changed leadership which is good. They only have few people armed on the ground. The biggest issue, they need to talk to Abiya is sharing oil and gas resources. The region needs peace and stability.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.