Ifiye

Boobka beesha Buuhoodle ku heeyso beesha Jaziirada Baajuuni

Recommended Posts

Duufaan   

Ma magaca cusub bay diideen. Dadkay ka hadllayaan waa dad deegaanka ah. Ugaas Siraaj from buuhoodle kulahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ifiye   
36 minutes ago, Duufaan said:

Ma magaca cusub bay diideen. Dadkay ka hadllayaan waa dad deegaanka ah. Ugaas Siraaj from buuhoodle kulahaa.

Baajuuni islands miyaa leedahay waa deegaankoodi.  Cajiib.   Dulmigi Afweyne wadanka kuburburiyay ookale weeye tan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

 

8 minutes ago, Ifiye said:

Baajuuni islands miyaa leedahay waa deegaankoodi.  Cajiib.   Dulmigi Afweyne wadanka kuburburiyay ookale weeye tan.

You need to explain more. Majority of people, you showed us, are locals with same dialect, except the one asking questions. Are you saying they live different part of kismaanyo district but now they are moving to baajuun land. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

H@rti are very most ambitious, not surprised. They will win. It is not by  luck they have the biggest land area in SOMALIA

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Jaziiraddu tanzania kuma taal, dhulka waxay ku leeyihiin hantidooda gaarka ah sida beer guri Iwm meshii la wada dego way ka qurux badan tahay meel reer kaliya dego.

Hadday xamar agteeda ku ooli lahayd ma u malayn lahayd in lagu wada hadli lahaa?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Ducaale saaxiib dadkaanu waxay ku doodayaan guryaheenii iyo beeraheenii yaa la dhacay ma'ahan waa maxaa nalasoo degay jasiiradan anagaa iska leh.

Kan lahjadda baajuuniga ku hadlaya si fiican u dhagayso.

Dantu waxay ku jirtaa inay helaan shacab kaluunka iyo qubada ka iibsada ayaguna subagga xoolaha iyo fooxa  bari laga keeno.

tharwada ama maalka laguu sheegayo waa dadka, dadkiibayna diidan yihiin jaziiraddu boqolaal kun oo soomaali ah yaa ku noolaan kara.

Tan kale

Muqdisho iyo hargaysaba hantidii gaarka loo lahaa waa hore yaa la bililaqsystay tii guudna odayaasha aad sheegayso yaa iminka isku haysta oo xalkeedii lagu jiraa.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
2 hours ago, gooni said:

Muqdisho iyo hargaysaba hantidii gaarka loo lahaa waa hore yaa la bililaqsystay tii guudna odayaasha aad sheegayso yaa iminka isku haysta oo xalkeedii lagu jiraa.

Hantida guud waan kuu gartay in la bililiqaystay waana wax laga xumaado, laakiin ta gaarka looleeyahay ee Hargaysa ku taal oo gacan aan lahayn ku jirta bal noo tilmaan adigoo Alle ka cabsanaya. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khadafi   
On 2018-07-04 at 7:22 AM, Dahireeto said:

The Harti clan was in the area for 480 years since 16th century. 

A few men might have chosen to live amongst the baajunis, but everyone in Somalia knows that this is the heart land of the baajuni community.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Tilaabo

Way jiraan dhac dhul iyo guryo lagu dhacay hargaysa laakiin hadaad alle i horgaysay, waxaan talo ka bixiyay hal kiis guri aad istaraatiiji u ah oo ninkii iska lahaa ku dhibtooday mudo ku dhaw labaatan sano.

Sababta uu ugu dhibaatoodayna waxay ahayd ninka haystay guriga yaa  bir-lab ahaa ama mujaahid nool madoonayo inaan magaciisa kuu sheego lakiin waa xaqiiq warkaan sheegayo

Mulkiilaha waxaan waydiiyay intaanan taladayda dhiiban, intaasoo sano haddaad wax ku wayday maxaad u samri wayday aakhiro iyo aduun aakhiraa badane?

Wuxuu igu yari eheladiisa qaar ka mida yaa qalbigoodu nus qoyan yahay ama ma wada xumayn, oo markaan dhulkii ku noqdo bay dib iigu yeeraan waxayna ii sheegaan qiimo uusan gurigu joogin safar dheer ka dib yaan dib u noqdaa sidaasaan mudo kusoo jiray

Ma sheegi karo in wax loo balqiyay markii dambe iyo in loogu madoobeeyay.

Waxaan rabaa inaan kuu sheego marka,  sideedaba makhluuqa ilaahay abuurtay waa noocyo badan yahay hargaysa waa magaalo aad u baaxad weyn dhibka ka dhaca ha u fiirin sidii inay yihiin hal qoys oo iska war qaba.

Dad wanaagsan dad dhexdhexaada iyo kuwa aan wanaagsanaynba way leeyihiin waana dabeecadda lagu yaqaan mujtamac badan oo meel ku nool.

Muqdisho waxay u badbaan lahayd inuu naftiisa ku waayo, ama uu helo gurigiisa, qalbi dhexdhexaada ma yaalo, waana farqiga u dhexeeya hargaysa iyo muqdisho sidaan is leeyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Qof walba ama qabiil walba oo Somali ah oo dulman waxaan Kula talinayaa somalida waxay taqaanaa wax iska dhicin baryoontay iyo walaalo ma yaqaanan, nimankaan dhuloz ee Jazeeradan dagay magacii ayey ka badaleen jazirada taasi waxay marqaati ka tahay inay wax boob meesha u yimaadeen oo ma ahan dad meesha marti Ku ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   
43 minutes ago, cadnaan1 said:

Qof walba ama qabiil walba oo Somali ah oo dulman waxaan Kula talinayaa somalida waxay taqaanaa wax iska dhicin baryoontay iyo walaalo ma yaqaanan, nimankaan dhuloz ee Jazeeradan dagay magacii ayey ka badaleen jazirada taasi waxay marqaati ka tahay inay wax boob meesha u yimaadeen oo ma ahan dad meesha marti Ku ah.

Sheekadaadu waa waraabihii iyo laxdii indhaha la ayd. Umalayn maayo inay adiga talo kaa qaadanayaan. Qofka muslimka ah, waxaa lafaray inuu wacdiga kabilaabo qoyskiisa. 

The baajuun in this case are good hands. They are very lucky dealing some desant people. No one took their property. It is all about empty place who ever is right. Not everybody is lucky.  Banaadiri people. People of marka and Baraawe, Jareerweyn. They already took your advice.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.