Sign in to follow this  
OG Moti

KNOW YOUR COUNTRY

Recommended Posts

OG Moti   

Somali Youth Leage

 

Somalia

header.gif

 

The "Somali Youth League", a social and political movement established in Mogadishu in 1942, quickly gained popularity and spread throughout the region. It called for the complete restoration of cultural and political freedom.

The government of Ethiopia, where the movement had considerable popular support, pronounced a ban on all political activity, particularly targeting the League. When Ethiopia took over the Haud and Reserved Areas, there were violent demonstrations throughout Somali territory. Consequently, thousands fled from the Ethiopian military, forcing Britain and Italy to accept them as refugees.

In July 1960, the British Protectorate and the Italian Trust were united, but no clear legal border had been accepted to separate the newly formed Somali Democratic Republic from the Ogaaaden in Ethiopia.

Reconciliation talks with Ethiopia were held in May, August and September of 1986, and the question of the Ogaaaden border dispute was still not solved. A sudden attack by Ethiopian forces in the middle of the peace talks, in February 1987, surprised everyone and brought the talks to a close.

With the loss of some 400 Ethiopian soldiers and 11 tanks captured, it was generally believed that Somali guerrillas had tricked the Ethiopians into attack to derail the peace accord.

 

________________________________

 

Post any informative about Somalia in here to educate our members about their country.. Peace

Share this post


Link to post
Share on other sites

educational purposes:

waxaa jiri jiray LOOX

waxaa jiri jiray ALI DHAREEROOW (oo khada laga sameen jiray)

waxaa jiri jiray WA SHAMSI WA DU XAAHAA

waxaa jiri jiray GARAANGAR

waxaa jiri jiray IMBILI

waxaa jiri jiray BALIIL (boojo boojo)

waxaa jiri jiray DARBI SAAR

waxaa jiri jiray AFAR KA GEES

waxaa jiri jiray RIGOORO RIGOORO (sharad)

waxaa jiri jiray BIRIBAATI

waxaa jiri jiray FOOTO SHAARI

waxaa jiri jiray CIYAAL ZIYO

waxaa jiri jiray FEERO KOOYO

waxaa jiri jiray O aan kugu salaamy V aan kaaga qaaday

waxaa jiri jiray QAFAAL

waxaa jiri jiray BIIJO

waxaa jiri jiray INJIR

waxaa jiri jiray PRIMO SUGUNTO TEERSO

waxaa jiri jiray BAABUURTA FI-AT

waxaa jiri jiray LAND_CRUISER

waxaa jiri jiray TOYOTA CARASICA XL

waxaa jiri jiray XAAJIYO QAMSIIN

waxaa jiri jiray TACLUUG

waxaa jiri jiray CEELGAAB (suuqa dhaca)

waxaa jiri jiray CIYAAL KOOLO

waxaa jiri jiray JIRDA HUSEEN

waxaa jiri jiray XOOSH

waxaa jiri jiray TAALO (sayid maxamed abdulle)

waxaa jiri jiray TAALO (xaawo taako)

waxaa jiri jiray TAALO (dhagax tuur)

waxaa jiri jiray TAALO (ahmed gureey)

waxaa jiri jiray AFWEEYNE (allaha u naxariistee madax weeyne siyaad bare)

 

waxaan iloobay ku dara hadaad awoodaan!

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG Moti   

waxaa jiri jiray QAFAAL

waxaa jiri jiray BIIJO

waxaa jiri jiray INJIR

loooool.. Bisinka waxaa oodhan miyaa kugu dhacay, are u talking out of experience bro.. where did u live in Somalia.. koleyba meel hygienic ah ma aheen.. good work it is still educational of these street phrases needs to be told and taught.. keep it coming.. peace

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

og-moti, dont u ever learn, u ask weird Q, inviting weird pple like shoobaro to respond.

mina-subax, injir sheegay, ma ilowday, qandhicil, busbus, waraabow, isfiilito. all that somaliya ka helee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Shoobaro aan anigana kuu taako taakeesto hee...

 

 

waxaa jiri jiray :tiitiin

waxaa jiri jiray :Canuuni

waxaa jiri jiray :gob

waxaa jiri jiray :beedaan

waxaa jiri jiray :saaqsaaq

waxaa jiri jiray :jar duqeed

waxaa jiri jiray :burjiko

waxaa jiri jiray :babis

waxaa jiri jiray :shaati baati (shoobaro weydiya)

waxaa jiri jiray :liin ugungi

waxaa jiri jiray :Gariir

waxaa jiri jiray :gacma socod

waxaa jiri jiray :landarofal

waxaa jiri jiray :caasi

waxaa jiri jiray :fatara kuuseey

waxaa jiri jiray :inataree (sabaax)

waxaa jiri jiray :lamadaanyo

waxaa jiri jiray :dhuxule

waxaa jiri jiray :gaari dameer

waxaa jiri jiray :gaari gacan

waxaa jiri jiray :shufeer

waxaa jiri jiray :mina shiibiyo

waxaa jiri jiray :Gulwade

waxaa jiri jiray :koofi guduud

waxaa jiri jiray :biibito

waxaa jiri jiray :shaleemo (Ikwatore)

waxaa jiri jiray :OG-moti (ilaa iyo hada waajira)

waxaa jiri jiray :busbus

waxaa jiri jiray :dharaboo

waxaa jiri jiray :gooryaan

waxaa jiri jiray :dixiri

waxaa jiri jiray :dafo

waxaa jiri jiray :tuke

waxaa jiri jiray :curi

waxaa jiri jiray :diinleey

waxaa jiri jiray :ari carbeed

waxaa jiri jiray :Cali uraaye

waxaa jiri jiray :bali

waxaa jiri jiray :dhiig kar

waxaa jiri jiray :cagaar shoow

waxaa jiri jiray :tiifoo

waxaa jiri jiray :burankiito

waxaa jiri jiray :daaco qurun

waxaa jiri jiray : eele (magan ala magan rasuul)

waxaa jiri jiray :boosaneero

waxaa jiri jiray :jiimbaar

waxaa jiri jiray :gambar

waxaa jiri jiray :katabaan (alwaax)

waxaa jiri jiray :darin

waxaa jiri jiray :salbuko

waxaa jiri jiray :canbuulo

waxaa jiri jiray :berdilacshe(ilaah unaxaristo)

waxaa jiri jirty :Magool (ilaah ha u naxariisto)

waxaa jiri jiray :Kuu kuun

waxaa jiri jiray :kabteey bilataa

waxaa jiri jiray :ciyaal fee cali

 

ma wadaa............

 

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

^^^^^^^^^ sidi jimco laguu xeraystay hada maa soo baxday. yaab badanaaaaaaaaa

 

mayee sii wad, joog joog cishiino maahin....

Share this post


Link to post
Share on other sites
dawoco   

^^ gacanta maxaa la iiga qaban waaye

 

Shoobaro and feebaro,,,one thing you guys forgot about life in Somalia,,,try and keep up with me while i paint the picture...

 

Salaad subax adoo u soo kacday,oo weli hurdo ciil u qabto, oo aad ku qasban tahay in aad biyo qaboow ku weeyso qaadato,,,ayaa wax meel eey kaaga yimaadeen la shegei karin lugta kaa qaniineeyn...Meel walba hadii aad fiirisay, mudac maba ujeedid,,,adiga oo yaaban aa wax bahal geed cunay camal u soo uraayo kuu soo ureen...minaad hoos fiirisay neh, bahal quraansho madoow u eg, oo lugtaada dhulka u dhaw ku sii ordaayo aad aragtay. Ciil aa ku haaye, in aad bahalkaas ka aar koosato neh waad rabtay,,laakinse hadii aad ku istaagto urka lee kugu bado lahaay...

 

You know what that bahal is that wasn't mentioned in ur list? wariiri of course!

 

Og moti, during the time i spent in Somalia, i never went outside our xaafad,,,i was allowed to play in the neighbourhood after dugsi, but was told that if i went beyond jiirada ceelka loo galo,,,waraabe dadooow would steal me...So if u want to know my neighbourhood goss, ill b glad to share,,,otherwise neh,,,me know nothing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

lol dawaco..ar muxuu wiriiri kugu baashaalay yaah..lol..

 

Adi wiligaa daqsi intaa dabtay oo labada baal ka goosay wariiri ma ku dirtay..waxaas ciyaal dugsi loox aa yaqanan.

 

Ar yaa xasuusto musqulihii somaliyaa badankood. Kuwa waxaa jiray oo loo kada loobsan jiray nooh....(godka) intaa u kadaloobsatid aa shiishee nooh. Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa.......

 

Ani saan ugaga baqi jiray lee in aan ku dhex dhaco..

 

waxaa jiri jiray :Wariiri

waxaa jiri jiray :Qurwaale

waxaa jiri jiray :Qooleey

waxaa jiri jiray :dabacadeeye

waxaa jiri jiray :dabagaale

waxaa jiri jiray :Doorshaan

waxaa jiri jiray :Duqsi

waxaa jiri jiray :Dameer

waxaa jiri jiray :kuuleey calibanjar(caano qubto)

waxaa jiri jiray :kirih oo marish (Calooleey)

waxaa jiri jiray :Caana boore (caano liido)

waxaa jiri jiray :xabag

waxaa jiri jiray :luubaan

waxaa jiri jiray :nac nac loos

waxaa jiri jiray :sisin

waxaa jiri jiray :macsharo

 

ma wadaa dawaco?

 

wareer badanaa tan!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
dawoco   

^^^sii wad,,,weli wax aa kaa maqan...

 

Like bajiyaha iyo bisbaas...nanac luubaani,,,caano baraawe,,,malaay maleexaan (salted fish, nothing to do with any qabiil)

 

Dhagax tuurka,moos bukeeni...what else oh what else?!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waxaas dhan oo aa sheegtay korkaaga ee ku qoranyihiin qaar kood.

 

waxaa jiri jiray:yaanyo shii shiid

waxaa jiri jiray:istumka

waxaa jiri jiray:Zab

waxaa jiri jiray:alabari

waxaa jiri jiray:bugle

waxaa jiri jiray:waraf

waxaa jiri jiray:nacnac qori

waxaa jiri jiray:burkaanti

waxaa jiri jiray:tiyaatar

 

ma wadaa hee...........

 

 

wareer badanaa tan!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Waar baro people,

dee waxaad nago waasheen wixi somalia jiri jiray oon..lakin wax cosob aan la oqoon meyad sheegteen? meeshan waxa la yedhaahda "know your country"..so far, all I know about it is that: waxa jiri jiray Toyota, injir eyo bisado!!

rewayadaaad noqoraysan, nimanyaho....anon somalia arkin baa waxan o dhan odhan lahaa dee..caana booraha eyo nac nac looska naga daya, oo waxad no sheegtan wax ay ceyaal caseerka noocayige aqoon ku laheen..

 

I promise you, it was never my intention to demolish the Somali language :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
dawoco   

Juxa,,, adiganeh qarxiska aan kugu nacay. I'm trying to act as if i know what i am talking about. Why must u blow my cover, DAMN YOU!

 

Still u got the right end of the stick,,,Hooyo told me the story of the guy beating up his wife in public while everyone said maad joogtid hadhooti baad ka shalaaynee...Till he killed his wife, and indeed, said "joog joog cishiino maahan, ar gacanta maxaa la iiga qaban waaye"

 

Me becoming good at this, in time i won't need any assistance ;)

 

To go back to the topic, i think moti is planning a militery coup, ahmed style, of somalia...He is using all that he can find out about somalia through poor enthusiastic nomads :eek:

Well, well, well...i think when he realised how useless we were to his mision, he jst gave up...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Post any informative about Somalia in here to educate our members about their country.. Peace [/QB]

Maxa ka sax ah????

 

1900-1920 War against British,Ethiopia and the Italians by the Drawish.

1928 Drought

1940-1945 Second World war

1943 SYL

1940-1950 INTERCLAN CONFLICT

1950 Trusteeship of Somalia

1950 "Habtii" famine

1954 RESERVE AREA GIVEN TO ETHIOPIA BY THE BRITISH

1963 NFD GIVEN TO KENYA BY THE BRITISH

1964 War between Somalia and Etiopia

1969 Militry dictatorship

1977 War between Somalia and Ethiopia till now (source OXFAM 1993).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this