Suldaanka

Somaliland's biggest army base to be established in Tukaraq

Recommended Posts

10 hours ago, Suldaanka said:

 

Some bloody customs outpost has now become a symbol of something. It would be funny if in the future this becomes city and some cities or towns die and people move to it. That is history everywhere in the world.

Everyone needs an incident to go up or down. Some towns from Adal kingdom/empire are now piles of stones, yet towns that never existed then have now become cities.

 

Why is that Somaliland and Puntland are hiping this place? Is there some gold black or yellow under that the rest of us don't know. If that is the case Kililka will come as peacekeeper and take the place.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, maakhiri1 said:

Oil

Holhol is next Tukaraq!

My hope is that the Somali in any enclave except Djibouti stay away from OIL. Its so destructive. All oil companies have kind of armies, tribes, clans, government lobby, coup detats...you name it. Unless one has either strong government, disciplined miltary..Oil is still bad. The Somali people missed oil long before Saudis even knew they had oil. Kililka oil was contract signed in 1914/15 with Standard oil of new Jersey Exxon. and the king at the time (British fake news that he is secretly Moslem) was overthrown by British and Haileslassie came to power gave it to British Petroleum then British were declining and Americans went with Saudis..

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Saldhigga ugu wayn geeska afrika yaa qaranka tashaday  ka samaystay tuko-raq, waliba buundooyin cusub buu ka dhasay si qalabka culus uga gudbo!!!

Soomaali kuma jirto beel ka riyo badan wixii marqaanku tuso bay boobsiis ku qoraan.

Afartaa gaari oo baterigga loosoo talaalay yaysan guryahooda ka fogayn dhalinyaradaa soomaaliyeed waa talo walaalkiin soomaaliyeed.

Awoodaas ciidamada turkiga yaan ku maqlay ilaahaybaa awoodoo dhan u sugnaatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, gooni said:

Saldhigga ugu wayn geeska afrika yaa qaranka tashaday  ka samaystay tuko-raq, waliba buundooyin cusub buu ka dhasay si qalabka culus uga gudbo!!!

Soomaali kuma jirto beel ka riyo badan wixii marqaanku tuso bay boobsiis ku qoraan.

Afartaa gaari oo baterigga loosoo talaalay yaysan guryahooda ka fogayn dhalinyaradaa soomaaliyeed waa talo walaalkiin soomaaliyeed.

Awoodaas ciidamada turkiga yaan ku maqlay ilaahaybaa awoodoo dhan u sugnaatay.

Gooniyow, hadaan ku idhaahdo awooda ciidanka Qaranka Somaliland iyo awoodii Ciidankii Siyad Barre ee 1977, waa is celiyaan. Ima rumaysan doontid. Laakin waa run.

Laakin adigu kolay xaasid ayaa tahay oo waligaa guulsha Somaliland inaad qirtid waa laf dhuun gashay ayay kugu tahay. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa rumaysanayaa suldaan, awoodii ciidankii somaaliya 77' iyo tan maanta snm isu dhiganto, haddaan  habeen iyo maalinba qayilaad kusoo jeedo.

Ma sawiro badan baad Austereliya ku daawatay?

Walaal dadka waxa waalaya waa qaadka itoobiya ka yimaada been kuu sheegi maayee  qaar baa u haysta in ciidanka jamhuuriyada uu ku dhaw yahay kan neeto haduusanba u dhigminba.

Si kastaba boolo xooftadu waxay ka mid tahay xoriyatul-qawlka laakiin xaqqiiqdii soomaali waxba uma kala qarsoona waa beelo yar oo is yaqaan kana kooban rixim iyo casabo.

Muruq yar oo caata ah in geed qallalan hoostiis laysku tuso wax macnaa soo kordhin mayso.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Goooni iska dawaxaaso ciidanka Somalia eeh amisom kailaaliso shabaab inoogawaran tuulo maka xooreynkaran bila sanweynta iyo cabiida . 10sannoh kabacdi adeerka farmaajo ciidan waxmakayaqaana.  Ina biixi wa askari ruush iyo maraykan waxkubartay ciidanki 77 kaqeybgalay.  Ciidanka Somaliland codow dibad iyo kagude iska caabinkara eh

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ducale   
14 minutes ago, Ace of Spadez said:

 

 

The biggest confusion, or what's been use to distract the masses is the emotionaly driven beenta aan raadka lahayn ee ah.... Gaal ba soomaali kala go'yay. As if we were one united country that was divided by "Gaalo".  

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
13 hours ago, Suldaanka said:

Gooniyow, hadaan ku idhaahdo awooda ciidanka Qaranka Somaliland iyo awoodii Ciidankii Siyad Barre ee 1977, waa is celiyaan. Ima rumaysan doontid. Laakin waa run.

 

What metrics do you use to measure the strength of Sland "army"?

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, Ducale said:

As if we were one united country that was divided by "Gaalo".  

 

Well, that means reer Sool have never united with Hargeisa either.

 

P.s. Restoring gumeysiga borders s not good selling point.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ducale   
42 minutes ago, Che -Guevara said:

Well, that means reer Sool have never united with Hargeisa either.

 

P.s. Restoring gumeysiga borders s not good selling point.

 

 

You can count on Che to always get the wrong end of the stick.  

 

If you listened to the clip the speaker stated before the colonial powers arrived in our shores soomaali were reer guura. Then the colonisers created their colonies and most of the world borders. Clearly demarcated internationally recognised borders. Somaliland is one of the 5 somali colonies represented in the white star. No different than Djibouti and it's border. 

 

In a nutshell, reer sool waa reer hebel is not gonna cut it. They are part  and parcel of somaliland and internationally recognised borders will always trump ISIR.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xaaji

Saaxiib aragtidayda

Ciidamada federaalka koonfurtu waxay iila muuqdaan kuwo soo kabanaya oo isku dhex jira waa haddii ay ka badbaadaan cadawga siyaasadda ee ku furan.

Shakhsiyan waxaan jeclaan lahaa inaan arko ayagoo xoog leh, oo la wareegay xukunka soomaaliya, meeshana ka saara baarlamaan iyo dimuquraadiyad qabiilaysan.

Waxaan qabaa in wax badan fududaan lahaayeen, federaal iyo gooni goosad dambana la maqleen taas waa riyadayda inaan mar labaad arko, allaha ii rumeeyee.

Farmaajo

Wuxuu kaga duwan yahay kuwii ka horeeyay xoogaa borotokoolka ama hab maamuuska dawladnimo wuu ku dhamaa kuwii ka horeeyay.

Qabiilayste iyo tuugna ma'ahan sidaan filayo, balse system'ka lagu dhex tuuray yaa ku shaqeeya labadaa arimood haddusan midkood ama labadaba la imaan waa daciif siyaasadda maanta taal soomaaliya.

Dawlad laga rabo inay goboladii qabiil ku booqoto, baarlamaankiina qabiilo kula shirto, ciidankiina qabiil ku dhisto waa hawl horumarkeedu kooban yahay.

Amisom lagama maarmi karo si laysugu hayo masaalixa qabiiladda ama aysan u burburin nadaamkii kala qoqobka oo hawsha badan lagasoo maray.

Waxaa kaliya oo i qanciya madaxweyne keligii u taliya soomaaliya sidii maxamed siyaad allaha u naxariistee oo libisan calankii soomaaliya meeshuu doono haka yimaado, hadduu doono adeerkaa biixi ha ahaado inkastoon filayo in hankiisu uusan dhaafsiisnayn tuulada tuko-raq.

Dhanka ciidamada beesha hargaysa

Runtii waa caato aan ordi karin jaadna ku quraacda qalabkuna waa kuwii ruushka ee dawladdii hore u socon waayay.

Sawirada 18'ka may haku sirmin ciiddan nus saac dagaalami kara soomaaliya meelna kama joogo.

Weligaa ma maqashay ciidanka hargaysa oo dab-rid sameeyay?

Dab-rid ma taqaan?

xoogaaga rasaastaa haday dhaafto ciidanka waa lakala diriyaa jamhuuriyad dambe oo aqoonsi raadisana halkasaa ugu dambaysa.

Ma taqaan qoryaha ay wataan cidda iska leh? ma qaranka tashadaa usoo gaday ?  Nomber ma leeyahay?

Nin walbaa gurigiisuu kala yimid adeer, markii la doonana jufada hoose yaa lagu difaacaa Nomberna ma leh.

Maxaa loogu bedelay qorigiisa markaa?

waxaa loogu bedelay tuute iyo mushaar yar oo aysan iska badeli karin shaah qaboobay.

Waa arrin la yaab leh inaan anigoo gobol fog ka imid kaaga sheekeeyo meeshaad ku dhalatay sagaashankii.

Xaqiiqda hoose iyo waxa marqaanka lagu qora noo kala saara si loo helo dad aan marqaasanayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.