Suldaanka

Somaliland's biggest army base to be established in Tukaraq

Recommended Posts

The events in Somalia might have shape how Somalis view themselves or sovereignty over any region of Somalia but it does not change the internationally recognized borders of Somalia. Any secessionist region in the world can declare independence!

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland is not a secessionist region. We just set the clock back to 26 June 1960. Somaliland was never part of Somalia.  Somaliland was part of a union called the Somali republic. Which ceased to exist in 1991 when we removed General afweyne from power and 're established Somaliland statehood.  Somaliland is not a region of Somalia the 2 United both willingly no region was superior to the other. So Somaliland can never be a renegade province of Somalia.  As most koonfurians claim  when they tell their one sided history. The African union back in 2005 said somaliland case is unique in Africa. The koonfurians know this to. They will lose the political and legal and historic debate thats why they  let the talks collapse  back in 2015.  We know koonfurians very well the anti Somaliland camp has no justification for their narrative no legality no poltical claim over Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 minutes ago, Che -Guevara said:

The events in Somalia might have shape how Somalis view themselves or sovereignty over any region of Somalia but it does not change the internationally recognized borders of Somalia. Any secessionist region in the world can declare independence!

 

Somaliland's situation is unique. I don't want to sound like a broken record. But lets just agree to disagree here. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
30 minutes ago, Suldaanka said:

 I don't want to sound like a broken record.

Me neither but the simple fact is Somaliland is a defacto state but it is not legally recognized. And there was no nothing or mechanisms in the old Somali constitution that would facilitate secession or amicable separation not even if the constitution  was replaced. The colonial borders cease to exist once the unification took place.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

The colonial borders are intact matter infact general afweyne gave up on Somali ethno expansion when he  made a deal with mengistu in April 1988 in Djibouti to never reclaim the Somali kililis as part of the greater somali nation.The colonial borders is what keeps Africa from going into chaos and ethnic groups claiming territories of different countries.  Somaliland case is actually very similar to Eritrean case of statehood different  histories different colonial rulers different political cultures. One could even make the case the union was never ratified and that the  unity of Somalia and Somaliland was never legal to begin with that's why col Hassan  kayd walanwal and his attempt to make Somaliland an independent state again  in 1961 was never really persecuted.  Also the  constiution of  the somali republic was mostly rejected in Somaliland. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   
23 minutes ago, Amigos said:

There are plenty of examples of two independent sovereign states forming a union, and upon realising it is not working out, reclaiming their former colonial borders. Look no further than Singapore and Malaysia, Senegal and Gambia, Egypt and Syria... etc. 

unilateral ... think think .... think about what Che is saying niyoow. loool

you can't declare shit on your own niyoow. it must come from both sides and rest of Somalia must bless the end of union niyoow. there was no agreement that said you can just take off niyoow. once it became country (modern nation - post colonial Africa), declaring fantasy separation is a waste of time.  no Somali person ever bless it unless you find a corrupt HAG guy (which is possible) as president and another parliament that approves his treason.

until then niyoow just keep waiting to be recognized. the rest of us proud somalis are happy with that. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

The colonial borders were cancelled by the union of Italian Somalia and British Somaliland, to form the Somali Republic. That is the only legal entity the world knows and recognises. Any thing else is delusion iyo marqaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
48 minutes ago, Amigos said:

 

This is Africa, claiming that colonial borders ceased to exist is borderline retarded. 

We are talking about Somalia, pay attention.

Senegal and Gambia was a loose federation meant to stop instability in the Gambia. There was no actual integration. Singapore was kicked out of Malay Federation, it was essence forced to become an independent. And Nasser decided to not exercise military once Syria declared independence. Somaliland can only achieve independence through:

1. Mutual consent [Scottish/Quebec referendum]

2. Consent through force [Eritrea].

3. Consent by championed superpowers [South Sudan]

I don't see all any of that happening and there is no legal basis either as borders came to exist once the permanent unification took place.

Share this post


Link to post
Share on other sites

When OAU was formed in 1963 and the issue of colonial borders made it to the floor in 1964, Somalia [founding member] was already unitary state whose constitution explicitly stated the inviolability of the Somali Republic territory.

The Cairo Summit was not designed to retroactively undo existing post-colonial borders.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Magaca ciiddan meel baa looga dhacay runtii aad baana loogu tuntay.

Sidiisaba ka mid noqoshada ciidanku sharuudo badan buu lahaan jiray

kow inuu dherer xadiddan leeyahay caafimaadkiisana la baaro asagoo dharka laga dhigay maskax ahaan iyo jir ahaanba

Tababar fiican qaato loona tiriyo dharkii uu xiran lahaa loo sheego xaqa uu mujtamaca ku leeyahay iyo kan asaga lagu leeyahay iyo sharuudaha ana  ciqaabta ka imaan karta haduusan kasoo bixin waajibka saaran, ilaaliyana nadaafadda kabihiisa ilaa timihiisa

Haybad dhisan yaa mushtamaca lagusoo dari jiray.

Hadduu arko shacab ikhtilaaf dhex maray wuxuu oran jiray isoo daba ilaa saldhigga,  asagoon hubaysnayn qof ka leexan karay jidka uu ku hor wado ma jirin, xataa hadday tiradoodu labaatan kor udhaafto.

Iminka waxa ciidanka lagu sheegayo indhahooda markaad aragto yaa baqdinta ugu horaysa kuu bilaabanaysaa. 

Sharuudaha lagu qoro waxaa ka mida 

1- inuusan ilko lahayn indhuhuna soo jeed ku casaadeen.

2- inuusan surwaalka kor u ceshan      karin kabo la'aana socon karo

3- inuu dad hore soo dilay ama kasoo  qayb qaatay dagaal beeloodyo magac dheer leh.

4- Waa inuusan ordi karin wax ka badan sodon mitir

Tan ugu muhiimsan waa inuu ogaadaa inuu labiska u qaatay siduu u difaaci lahaa danaha beesha iyo maslaxadda kala dhaxaysa dawladaha dariskaa

Ciidanada qaranka laysku dirayo waa noocaas iyo waliba kuwa kaydka ku jira oo soo dhaafin marfashka lagu qayilo.

 

 

 

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 hours ago, gooni said:

Sharuudaha lagu qoro waxaa ka mida 

1- inuusan ilko lahayn indhuhuna soo jeed ku casaadeen.

2- inuusan surwaalka kor u ceshan      karin kabo la'aana socon karo

3- inuu dad hore soo dilay ama kasoo  qayb qaatay dagaal beeloodyo magac dheer leh.

4- Waa inuusan ordi karin wax ka badan sodon mitir

Tan ugu muhiimsan waa inuu ogaadaa inuu labiska u qaatay siduu u difaaci lahaa danaha beesha iyo maslaxadda kala dhaxaysa dawladaha dariskaa

Meleeshiya beeleedka koonfurta Somaliya ayaad si fiican u cabirtay. Waana sababta meesha u dagi la dahay. 

Dadka hore umaray ee Somaliland ayay inta afka ku so tagaan, halka ay kaga dayan lahaayeen wanaaga iyo kala danbaynta iyo professionalismka. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
15 hours ago, Amigos said:

What constitution?

The one that was rejected in Somaliland in 1961? :D 

The one that was abrogated by Afweyne's Supreme Revolutionary Council Coup in 1969? :D 

 

It was one accepted by the majority of the citizens. In any case, Somaliland has no recognition and it will be remain so for the foreseeable future. It is just another tribal authority.

Share this post


Link to post
Share on other sites
52 minutes ago, Che -Guevara said:

It was one accepted by the majority of the citizens. In any case, Somaliland has no recognition and it will be remain so for the foreseeable future. It is just another tribal authority.

Che, tell him Yariisoowga that also gobolka Hiiraan's residents did not approve aftiga loo qaaday axdigaas too because Sh. Cali Jimcaale, who was a fierce opponent of Aaden C/lle Cismaan and a fellow politician elected from Hiiraan, campaigned against it. The partial populace of Waqooyi residents who voted against it had nothing to do with gooni goosad or anything. It was purely advocated against by some politicians and those nomads (who did not read) only believed what their local politicians were peddling them. It however was overwhelmingly voted by the rest of Soomaalis and became inviolable law of the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.


  • Similar Content

    • By Baarqab Qooqay
      Cabdimaalik Muuse Coldoon wixiisi Prank dhaaftay  
      Suaalo badan ayaan iska weydiiyey muqaalkan.
      1: Coldoon muxuu ka doonay gobolka xudun & tuulada Bohol?
      2: Telifoonkan uu sitaa miyaanu Gps lahayn? offline Gps
      3: Odeygan Jaamac siyaad iyo wiilkiisa maxaa qoryaha ku raray, ma adhigay ku ilaashanayaan mise cabsi kale ayaa jirta?
       
      intaa kabacdi muqaalkan fariin wanagsan buu dirayaa walaalkeen coldoon taaso uu leeyahay dadku waa walaalo is wada ag degan ee yaan lays colaadin marnaba.
      Coldoon shaqo wacan ayuu shacabka soomaaliyeed u hayaa laakin qaabka uu wax usoo gudbiyo ayaa yara qaldan mays tidhaahdeen!!
    • By maakhiri1
      watch this space, they are watching SSC with great interest
    • By Goosaar15
      Somalia intii ka dambaysay burburkii dawladii dhexe ee Somalia 1991 kii waxa markii ugu horeysay dawlad loogu soo dhisay dalka Djibouti gaar ahaan magaalada Carta, waxaana lagu soo doortay Cabdiqaasim Salaad Xasan sanadkii 2000.
      Magaalada Muqdisho xiligaasi waxa haystay hogaamiye kooxeedyo hubeysan oo mid waliba jufadiisa hor fadhiyo isuna qabo in uu madaxwayne yahay, waxa kale oo soo labaynayey kooxaha xoogaga maxaakiimta oo hubaysnaa ahaana awood qarsoon oo soo kobcaysa.
      Magaalada Muqdisho markii uu ka degay Madaxwayne Cabdi Qaasim Salaad Xasan ( 2000 ilaa 2004 ) waxa ku soo dhaweeyey xoogagaa hubaysan ee markii dambe isku badelay maxaakiimtii islaamiga ahaa, Al-shabab iyo Xisbul Islam, waxa sidoo kale dawladaasi oo dhaafi wayday Hutel Ramadan Muqdisho taageeray laba sadex hogaamiye kooxeed walow aanay awood lahayn .
      Xukuumada madaxwayne Cabdi Qaasim waxa ay yeelatay laba Raisal wasaare oo kala ahaa 1-Cali khaliif Galaydh, 2- Xasan Abshir Farax labadaba Alle ha u naxariisto e, waxaana ka hor yimid markiiba dalka Ethiopia iyaga oo ka cabsi qabay urur diimeedyada faraha badan ee awood doon ka ah in uu ka soo jeedo, gaar ahaan ikhwaanu muslimiin oo saldhigeedu yahay Egypt, waxaana ay xukuumadaasi qaadi kari wayday hal talaabo oo yagleel dawladnimo oo rasmi ah.
      Waxa ku xigtay xukuumadii uu gadhwadeenka ka ahaa madaxwayne Cabdilaahi Yuusuf Axmed (2004 ilaa 2008 ) Alle ha u naxariisto e oo iyada lagu xamanayey in Ethiopia wadato, waxaana lagu soo dhisay magaalada Embaghati ee dalka Kenya sanadkii 2004 .
      Xukuumadaasi waxa ay degtay Baydhabo oo ay ciidamo ku urursatay ay ka mid yihiin ciidankii maamul goboleedka Puntland oo uu Cabdilaahi Yusuf madaxwayne hore uga ahaan jirey iyo ciidamo Ethiopian ah oo badan, waxa Raisal wasaare ka ahaa Cali Maxamed Geedi, halka uu wasiirka arimaha guduhuna ahaa Xuseen Maxamed Faarax Caydiid.
      Dawladii Cabdilaahi Yuusuf hogaaminayey xoog iyo dagaal ayey ku tagtay Villa Somalia, waxaana dhacay dagaalo lagu hoobtay, dawlada Cabdilaahi Yuusuf waxa mus dambeed u ahaa dawlada Ethiopia sidaasi darteed ayey uga hor yimaadeen xoogaga islaamiyiinta ah, waxa kale oo ka hor yimid dadka deegaanka Muqdisho qaybo ka mid ah.
      Waxa dhacay dagaalo culus oo lagaga soo horjeeday in ciidamada Ethiopia Somalia soo galaan maadaama ay yihiin dal ay Somalia cadaawad soo jireen ahi ka dhaxaysay, dagaalkani oo markii dambe ujeedooyin kale yeeshay oo ay ururo argagixiso oo dano kale lihi dhex galeen, waxaa sameysmay mucaarid xoogan oo dal iyo dibad ba isaga yimid oo Asmara isku urursaday oo wadaado iyo siyaasiyiin ba isugu jira.
      Waxa is khilaafay Cabdilaahi Yuusuf iyo Cali Maxamed Geedi oo Raisal wasaare ahaa waxaana noqday oo uu Raisal wasaare ka dhigtay madaxwayne Cabdilaahi yuusuf, Nuur Xasan Xuseen ( Nuur Cade ) oo ay markii dambe is qabteen iyo Cabdilaahi Yuusuf oo loo arkay nin wada aargoosi siyaasadeed oo Ethiopia iska hor yimaadeen, markiiba caalamku cadaadis ku saareen in uu talada wareejiyo.
      Waxaa xigtay in la dhisay dawlad ay ku mideysan yihiin maxaakiimtii islaamiga ahaa oo uu la heshiiyeen maraykanka iyo dawladihii danaynayey arimaha Somalia xiligaasi waxaana lala hadashiiyey intii ka soo hadhay dawladii Cabdilaahi Yusuf oo uu Nuur Cade hogaaminayo waxa la dhisay dawlad ku meelgaadh ah oo wadata baarlamaan ka kooban laba baarlamaan oo la isku daray oo uu hogaaminayo Sheekh Shariif waxaana lagu dhisay dalka Djibouti caasimadiisa Djibouti 2009.
      Xukuumada uu madaxwayne Shariif hogaaminayey (2009 ilaa 2012 ) waxa ay fursad u heshay in ay haykalkii dawladnimo dhisto, diyaariso nidaam dalka Somalia kumeelgaadhka lagaga saarayo, waxaa hawlahaa gadhwadeen ka ahaa Raisal wasaare Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ku helay sumcad badan iyo Xukuumadiisii la odhan jirey ( TAYO ) .
      Murug iyo isqabsi dhacay ka dib waxa heshiis Kampala lagu gaadhay in Farmaajo iyo xukuumadiisa la rido oo xiligaasi faro baas ku haysay kooxaha argagixisada iyada oo dan loo arkay markaasi cid wadatayba, waxaana heshiiskaa Kampala Accord aqbalay Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo sidaa kaga tagey xilkii, xukuumadiisiina dhacday.
      Waxa kale oo Maamulka Sheekh Shariif iyo sadexdii Raisal wasaare ee kala dambeeyey diyaariyeen hab federal ah in dawladnimada Somalia loo badelo oo maamul goboleedyo la dhiso waxaana la iskula qaatay shirarkii Garoowe 1 iyo Garoowe 2 oo mudo kooban ka horeeyey shirkii London ee dib u dhiska Somalia 2012 oo 52 dawladood oo aduunka ahi ka soo qayb galeen.
      Shirkii London 2012 waxa uu ahaa shirkii ugu horeeyey ee Somaliland iyo Somalia kawada qayb galaan waxaana ku jirey oo ahaa shirarkaasi communique keegii 26 qodob ahaa qodobkiisa 6aad in beesha caalamku adkaynayso in xukuumada ku meelgaadhka ah ee Somalia iyo kuwa ka dambeeyaa wada hadal la furaan Somaliland .
      Waxa ku xigtay xukuumadii uu hogaaminayey Xasan Sheekh Maxamuud (2012 ilaa 2017 ) oo raacaysay qariirdadii Garowe 2 ( Garoowe Two Roadmap ) oo ahaa hirgalinta nidaamka maamul goboleedyada ( federal system) iyo qodobadii ka soo baxay shirkii London 2012 ee dib u dhiska Somalia oo ugu weynaa qodobka wadahadalada Somaliland iyo Somalia, Ethiopia waxa loo arkayey cida dabada ka riixaysa nidaankan ee qorshaheega lagu socdo.
      Xiligaasi xukuumada madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud waxa abuurnayd qadiyad Ethiopia diid ah oo loo arkayey in talada Somalia ay Addis-Ababa faraha kula jirto waxaana si gaar ah saameyn u lahaa General Gabre oo qaabilsanaa arimaha Somalia oo Muqdisho fadhiyey, sidoo kale ciidamada Ethiopia iyo Amisom na taladooda wax weyn ku lahaa.
      Madaxweynihii xigey waxa uu noqday Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ( 2017 ilaa hadda 2021 ) fadhiya oo ku ololeeyey in aanay aheyn wax la aqbali karo in Ethiopia Somalia dhexdeeda ka taliso waxaana uu ku helay taageero iyo cudud weyn oo dadku siiyeen xiligaasi maadaama aad loo dareemayey culeyska Ethiopia.
      Ayaan darada dhacday Madaxwayne Farmaajo oo jooga ayaa muwaadiniin soomaaliyeed inta uu qab-qabtay Ethiopia u dhiibay oo uu ka mid ahaa Qalbi dhagax, ka dib markii xukuumadii Tplf meesha ka baxdayna waxa uu noqday garabka koowaad ee Abiy Ahmed iyo dawlada Ethiopia oo ay wada galeen heshiisyo sadex geesood ah dalalka Somalia, Ethiopia iyo Erateria.
      Xigasho hadalsame media
      Maxamed Cabdi Jaamac
      Maxamed Dhimbiil
      FG: Qoraal kasta wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku saxiixan