Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Originally posted by raadamiir: Mansa Munsa what is the problem? Somalia is poor from North to South. The country is dry Money is the best solution to any problem. Puntland the state will have 50% share the dowlad 50%. I told you we know how to share. Don't we already know the background of this so called lucrative contracts, let it be remembered "Everything that glitters is not gold"
  2. Originally posted by General Duke: The first one is too simplistic an argument. In what sense I ask?
  3. Originally posted by raadamiir: This is great news indeed. Money is in great need all over Somalia. May be it is wise that you paraphrase your above remarks.
  4. Me.. & Allamagan. Great alternation of info
  5. Taleexi

    Doqon

    Great bal tana ku darsada... Doqon nebi muusaa habaaray!
  6. Originally posted by me: quote:Originally posted by Northerner: ME, Burco maxaad usheegatey? Yaaba kuraba Burco Boodhweyn war naga daa. Northerner I have had teh priveledge to live in many Somali cities. So I know how they are all like. And to be honest. Towns like Burco, Gaalkacyo, Laas Caanood iyo Dhuuso Mareeb are all the same. They got tough people and crazy people with good hearts. They are what we can call the 'tribal lands'. I am sure the people of these areas are crazy and it is easier to confuse them than convince them. Uh what a people
  7. I see business opportunity in the horizon, having skating courts and the likes in Hargeisa and its environs. Mr.Red Sea, saaxiib ileyn reer hargeisa kuma socon yaqaaniin barafka e .. miyaanay dad badani fooda ila gelin.
  8. MMA .. This invoked my vicarious memories about the area.. Who said hisory isn't interesting subject.. horaa loo yidhi "Wa tilka ayaamu nidaaluhaa beyna naas... waxay kale oo tani i soo xasuusisaa qisadii reer Saba.. Mahadsanid.. saaxiib.
  9. Alla-ubaahane, the honeymoon of the UIC is over, anymore expansion they try will meet stiff resistance from the locals.. Ta kale sidi sididaada mooyee dhul dhacaaga hubso.
  10. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Waraada labadiina bootada naga dhaafa. Maansa, iskool Kaasa Balbalaare Sare maa dhigan jirtay? Both my brother iyo cousin ayaa dhigan jiray. Also my abti macalin ka ahaa, so perhaps you might know them. Me, shimbiriyaaloow heesa, hees wanaagsan heesa ma taqanaa meesha ee kasoo jeedo? Yes, brother. I graduated 88/89, please don't derive my age aforementioned numbers
  11. I like your archive system, which kind of tool are you using..
  12. Originally posted by Alle-ubaahne: ^^Waryaa, ama igu qosol ama igu wiirso, aniga cidaas waa reer abtigey, runtiina diyaar uma ahan iney maanta Diinta islaamka dagaal la galaan, iney difaacaan mooyee. Qabiilka iyo qurunka ka buuxo Barre Hiiraalena waa mid kaligiis ku saabsan iyo saraakiisha kale ee qamriga istaaga ku cabta ee isku xulufada yihiin. Marka adiga koley maahid qof diinta u damqanayee, maalinta qiyaame ma laga yaabaa in uu qabiil wax kuu taro? Reer abtinimo diina laguma raaco, loogamana soo horjeesto, bal horta sidaa ula soco.
  13. Dear Caamir the thread was missing your wisely input and I am gladly happy to see you put this onto rest.
  14. Originally posted by me: Axmed Guray markii aan dhamaynaynay ayeey shabaqlayaal meesha soo tumeen, darbi ka bood baa ka dhacday. Wakhtigii wadanka lagu kala tagayay ayeey ahayd. Oo ninyahow igama yaride maxaad igu gelaysaaa
  15. I am afraid far beyond what might not be prevalent to some..
  16. Layma raafin ee Casapapolare secondary markaan dhameeyey baa xalane naloo diray
  17. Originally posted by me: Hmmmmmm, what to do what to do. OK Mansa Munsa, wax laysu qarinayaa meesha ma yaalaan. Ceebta Soomaaliyeed meel walba waa lagu arkaa. Sharaf noo hadhay wey yartahay maanta. Marka waxaan idin leeyahay un, maaxaa talo ah oo aad haysaan? Anaba waan aragnaa meesha sheekadu marayso. Ceeb soomaaliyeed cid qarinaysana ma jirto, ee talo keena , caydana yareeya, dhoocilaha ayaa taas qandaraas lagu siiyay.
  18. Originally posted by me: heheeheh Mansa as you were soldier!. Jeero jiiro meesha kama jirto, toos un ayaan ula socon. Hadii aan khalad kaa galay, xaal qaado saaxiib. Saaxiib ha i dhayalsan, Ceeljaale ..Marka cadeeyna labo mar baan tegey. Ta kale xalane-na galaye
  19. Originally posted by muraad: it looks like 1991's Nafaqo D Warninyahow ha na soo xasuusin 1991, johoradaa naga lunsanayd e
  20. Smoking gun, this gathering storm will have unprecedented impact on the civilians, can it be averted?
  21. Originally posted by Tukaale: ^^ Xoogsada:ummaddaan yuhuudna waa ka daran yihiine faracooda intuu galaa Astaqfurullaah dheh Sxb waa ramadaanee Munsa adigana maku raacday, Subxaanalaah, waxa ah Somali isma dhaanto amay wax kajiraan! Saaxiib waad iga , waa runtaa waxaynu nahay dameer iyo labadiisa dhegood, doqonimo ii qari balse adna dhibaatada jirta ayaad qarinaysaa..
  22. War akhyaarta aniga iyo xoogsade bilaash baad nagu haysataan. waxay soomaalidu tahay oonu ka mid nahay, ee ka muuqata ficiladeeda mooyaane horta wax kale kuma sheegin. Weynuhu wuxuu yidhi "Qoom ma bedelo ilaa inay isbedelaan mooyee", markaa yaynaan idhaha iska ridin, arrinta talaabo talaabo ha loo galo, hana la qeexo dhibaatada ina haysata ugu horreyn dabdeedna anan xalal kala duwan u raadino, ka dibna ka xulano ka ugu wanaagsan. Ta kale in soomaali ceebteeda la qariyaa sacred ma aha, ee runtii we failed miserably, should we work on the genesis of the causes or should we dance over the issue. either one taken, it is a choice.. Allah Almighty said in the Qu'ran, "No expulsion in Religion"
  23. Originally posted by me: quote:Originally posted by Mansa Munsa: Me.. Shimbirayahow heesayda ma aragtaa! Ala wuxu af xumaa, cadawgii baa libaax igu sheegay markaas ayuu kanina shimbir noola imanayaa, magac xumana af xumuu ku darsatay Saaxiib .. ME, waad i maan dhaaftee waxaan rabay inaan muujiyo sida mudanayaal Oodweyne iyo Suldaanku aaanu xad xidhaaba u jirin.. balse `hadaad igula soo jiiraysay aniga taasi waxaan u arkaa inay tahay that your exercise of freedom of expression is an execution mode.
  24. Red Sea... I do also have my own reservations regarding the type's authenticity. However, whether the video is true or not which you believe it is a fake unlike me, without providing any kind of substantive evidence, it doesn't have to change anything, I say anything, how serious this heinous crime is..
  25. Walaahay faracooda calaama tusaal weyn baa saaran Xoogsadow. Ab iyo isir meel ay galaan taariikh cilmiyeysan oo la hayaa ma jirto, dhaqan iyo midab ahaan waxay u egtahay in africans iyo carabi iska dhashay, marka cantara-baqashka layska daayo... Soomaalidu yuhuuda way ka liidataa maxaa wacay yuhuudu iskuma khilaafsana inay jiritaankeeda ilaaliso. Ta kale soomaalidu inta badan diinta markhaati bay ka tahay, runtii qabiilkaa caqiidada rasmiga ah kala weyn,... Ha lays daba dhabooloqo bal aan aragno dhaxalkee... amankaag