Nin-Yaaban

Nomads
  • Content Count

    3,788
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Nin-Yaaban

  1. i am with AOL and they give out free anti-virus software (Mcafee) to all its members. it blocks all those things (viruses, adware, spyware, illegal access) all bundled together in one package. the only setback i have it with is every few days or so - it automatically downloads and updates itself and the computer becomes very slow during that time. it doesn't allow you to reschedule for another time, and you can't stop it while its updating itself.
  2. 1. Rajo - Very funny, a lot of xtra's, previews of other upcoming projects 2. Ring2 - Little scary, but its not the SCARIEST movie ever 3. SWAT - very nice, a lot of action 4. FLIGHT13 - crappy pictures (bootlegged)
  3. the encounter probably did occur and there was a police report filed on it look here. but what i dont understand is, why would the boy-friend open the door and get into a fight with the killer? i would probably be mad at the girl friend for bringing him into my place though. shit, bringing a killer to my apartment like that? i would be pissed
  4. only 4 people on SOL? where is everyone else? i got another screen shot with the most SOL members at onetime (100 members, 200 guests), its somewhere i will look for it.
  5. amuu ninkii naagta qabay sheekadoodi oogaaday, uu labadoodiiba ka takhalusayba. :eek: :eek: wakhtigaan wax waliba waa suuroobaan. :eek: :eek: wa ileen tanoo kale...
  6. Originally posted by African Sky: we should ban all females from the politics forum, they are messing up our forum. Bwahahahahah :cool:
  7. ilahay ha u fududeeye, aaamin.
  8. Waxaan kuu hayaa talo aad weligaa u aayi doonto. Bal arag qisadan. Wiil saaxiibkey ah oo ku nool Yurub ayaa qabay gabar soomaaliyeed oo u dhashay 2 carruur ah. Wuxuu ahaa nin aan marnaba ka daalin inuu shaqeysto, 1000$ ka badan oo biil ah ayuuna bixin jiray, ayadoo ay taas jirto ayuu haddana ka bixi waayay ciriiri dhinaca qoyska ah. Qilaaf joogto ah ayaa dhex yaalay asaga iyo xaaskiisa. Waxyaabaha uu saaxiibkey mar walba ka caban jiray waxaa ka mid ah: talooyinkiisa oo la quursado, dhaqaalaha oo lagu ciyaaro, tarbiyada carruurta oo aan xil la iska saarin, socodka islaantiisa oo badan iyo in xitaa markey murmaan la ceyriyo. ugu dambeyn wuxuu xaqiiqsaday inuusan toosin karin xaaskiisa iyo ilmihiisaba, kuwaas oo isagoo jooga dulloobaya. Wuxuu go'aansaday inuu naftiisa badbaadiyo oo uu abuurto nolol cusub. Nin rag ah keliya ayaa go'aankaas gaari kara. Wuxuu furay islaantii. Muddo hal sano ah ayuu galay shaqo adag, waxaana u uruurtay lacag aan weligiis uruurin. Sannadkaas wuxuu kaloo ka fikirayay inuu xusho xaas wanaagsan. Waxaa u soo baxday in gabdhaha soomaalida ay ku yar tahay raalliyanimada oo ah astaanta ugu muhiimsan ee looga baahan yahay haweenka. Ka dib, wuxuu u safray magaalada muslimiintu degto ee Haydarabaad ee dalka Hindiya. Wuxuu la kulmay arday soomaaliyeed oo meesha wax ku barata, wuxuuna u sheegay ujeeddadiisi. Nin ka mid ardaydii ayaa arrintii u sheegay rag Hindida ka mid ah. Dhaqanka meeshaas ka jira wuxuu yahay in qoyska gabadha ay bixiyaan kharashka arooska. Hase ahaatee saaxiibkey wuxuu sheegay inuusan u baahneyn wax kharash oo uu doonayo gabar wanaagsan oo raalliyo ah keliya. Waxaa la tusay dhawr gabdhood oo midba ay tan kale ka qurxan tahay. Wuxuuna ka doortay mid uu quruxdeeda iyo deggenaanteeda la yaabay oo qoys faqiir ah ka dhalatay. Meeshi ayuu kula aqalgalay, wuxuuna la joogay 4 bilood oo uu la kulmay nolol uusan weligiis ku riyoon oo raxmad iyo raashin toban nooc ah oo uusan weligiis cunin. Ka dib wuxuu ku noqday Yurub wuxuuna u dalbay fiise. Gabadhi wuxuu uga soo tagay reerkooda, wuxuuna weydiiyay inta qarasha ee ku filan. Markii la yiri 50$ bishii maskaxdiisa ayaa qaadi weysay. Laakiinse 100$ inuu u diro ayuu bilaabay, waxeyna bilowday iney qaar keydsato, reerkeedana aad ayey ugu farxeen. 500$ oo uu reerka gabadha ku sadaqeystayna waxey Sacuudiga ugu dhoofiyeen gabadha walaalkeed ka weyn, kaas oo ilaa maanta ka shaqeysta dalkaas. In ka badan 3 sano ayey ku qaadatay inuu xaaskiisa la yimaado Yurub. Saddexdaas sano 3 jeer ayuu tagay Hindiya. Ka dibna, wuxuu xaaskiisi la yimid Yurub. 4 sano ayey Yurub ku wada noolaayeen, ka dibna waxey u guureen asaga, xaaskiisi iyo shanti cunug ee ay u dhashay dalka Suuriya oo nolol jaban iyo waxbarasho leh, wuxuuna ka bilaabay ganacsi fiican. Ilmahiisa (3 wiil iyo 2 gabdhood) oo aan sawiirradooda arkay waxey raaceen hooyadood. Saaxiibkey wuxuu sugaya in Soomaaliya ay nabad noqoto si uu ugu soo noqdo. Saaxiibkey waxaa ka maseyray oo ayagana sidaas yeelay saaxiibadiis iyo rag kale oo arrinta maqlay oo ayagana guursaday gabdho cadcad oo hindi ah oo raaliyooyin ah. Ragga sidaas yeelay waxaa ka mid ah nin ganacsade ah oo Xamar deggan. Haddaba, ma dooneysaa gabar ka fiican gabdhaheenna? Tikidka Hindiya waa 500$!
  9. Originally posted by Wiilo: how many of you know someone who is in jail/prison honestly? Nin Yaaban sxb I only know one dude and I don't think he will ever get out jail 'cause his case is huge and probably will be there for life though I dont know the death penalty charges in State of MN, but what he was indicating when he was telling us his situation in jail was that he will be there for a long time. Allaah ha u fufudeeyo Aamiin. Wabillaah:.......... ilahay ha u fududeeyo. aamiin. walaal muxuu suubiyay, oo u keentay in uu "NOLOL" ku jiro xabsiga? war ileen tanoo kale. 3 bilood ka hor, cido aan daris nahay ayaa wiil koodii (21yrs) laxiray, markii uu asaga iyo kuwo aay sxbo yihiin nin ajanabi ah ladagaaleen. ninkii wuxuu yiri waa aay idhacayeen (robbery) inkastoo been aay aheed, JUDGE ka wuxuu ku xukumay 3wiil midkiiba 8sano iyo bar. hooyadiis ayaan mar aan fogeen is aragnay, dhibaatada uu wiilkaas cidiisa iyo waalidkiisa u geestay marna ma filaneysid. naxdin badanaa.
  10. my friend works as a correctional officer, and he could tell you this. whatever they will show, is not gonna be what really happens in jails and prisons. they will probably watered down for the viewers, and would not show stabbings, killings, and gang violence that is so common in jails. i know few somali brothers who are doing time behind bars, and i really really hope they make out safe. how many of you know someone who is in jail/prison honestly?
  11. if he comes out of this ok, he will probably sue them for "carelessness, negligence" and stand to receive $$$$. similar thing happened in somalia during the civil war, this one guy who got wounded severly (lost consciencess?) was burried because people thought he was dead. next day, people were shocked to hear screams coming from the qabri :eek: . they dig him out alive. strange yaah?
  12. why do you people post video-links when you know i can't watch it from work?
  13. hi gurdian and the protector. Hows the women's section of the forum going? i hear its going very well. somehow its not working for me, i try to open it up, nothing happens. will check my computer.
  14. anyways, king 450 hows everything, i hope everything is fine with you.
  15. c'mon guys, stop with the bickering. we are all adults. this business of "oh you banned one of my friends, and blah blah" is childish. get on with life and stop whinning about something ****** . if he got banned so what? I know of 200 other somali websites, that he can goto.
  16. Originally posted by JamaaL-11: ^^^ Nice to see you again sxb. IN regards to the banning of Nationalist, I do believe the brother has gone abit out of control and for that reason he has paid the price for it. We are make mistakes but forgiveness is a virtue. I do believe Nationalist deserves a pardon. Mistakes done out of anger arent are worse as those done deliberately. I for one hope that we seem Nationalist amongst us again. nice to see you too. hows life treating you ina'adeer? "maxaa iigaga danbeeyey" women's forumka? , waxaan maqlay meeshaas waa eey isku dhexyaacday, oo waa lays wada heestaa. in aan soo eego weeye. no pardon for mr ex-nationlist(nice name yaah?) please. i hope it doesnt end with him, and they clean this place up.
  17. nationalist was a trouble maker, i am very happy he is now banned. please dont bring him back, because it will send the wrong signal to others, that anyone who breaks SOL rules could get away. mr nationalist is now ex nationalist.
  18. very funny. no i am in my other job now.
  19. so everybody now knows where to send all that spam. :eek: :eek:
  20. i cannot see it from work, but i will try it again when i get home.
  21. dadkiinan aan af somaliga si fiican u aqoon: UNUKA, waa erey somali oo lamid ah, ANAGA, ee ninkan alle u baahne haku qoslina, ee siday u egtahay anagoo idil waa uu inadhamaa markeey somali noqoto.