
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
maxay geel beeli maba lehee ,,,
-
ARLIGAYGOOW
-
I'm off trollers ,,,,,, See ya ,
-
Can't even remember markaan intaa leekaa ,,,
-
DHALAANKIYO CARUURTA ,, WARAABE KU DHOWRI MAYNO
-
PEOPLE'S MOVEMENT What a song ..... what a memory ,,
-
THE LIONS
-
Rag Baa Liqay Oo Afka U dhigtay
-
What am i denying here ,,, You said Somaliland is separate country ,,, right. You said Godane and others are from Somlailand ... another country. You said they are fighting in Somalia ... another country. Aren't they foreigners there ???
-
Originally posted by Warancade Al Falastini.: Boqol boqol lagu daray, laga jaray boqol, loo qaybiyey shan, lagu sii daray sedex. 100 + 100 = 200 - 100 = 100 / 5 = 20 + 3 = 23 Thanks you too Kid .........
-
100 Kalmadood oo Raggu ku Beerlaxawsadaan Dumarka.
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
Sheekada dhamaystir waaryaa ,,,,,,,,,,,,, -
yeah,, wuu ka meermeerayaaye ,,
-
1. Sida Bunkaad ii qabataa 2. Waa laysku kaa goosanayaa 3. kurus baad tahay 4. saladhkaan kaa dhex arkaa 5. -waad soo tuurtay 6. Inaabti Bariis macaan 7. Qurux ayeeydeed 8. Waa laysku kaa jarayaa 9. Dhuc baad tahay 10. Gool baad tahay 11. Indho daraandar baad tahay 12. Indho deeralay baad tahay 13. Xaada ayaad i joojisaa 14. Xumad baad igu abuurtaa 15. Codkaagu waa maan-qaad 16. Bal yaan lagu cawriyin 17. Fariid qurux leh 18. -Gaari fahmo badan 19. Caqli culeys leh 20. -Yaakhii intee jirtey 21. -Abaayo macaan 22. Adiga waa na waashay yaakhii 23. Qalbi xanuun aa igu riday noo 24. Aniga cunto ma cuni kari 25. Yaakhii fiiriya sey u taallo 26. -Heey tani waa khatare 27. way iigu kaa baxdaa 28. Xaggeed ku nooleyd 29. Lama arag baad tahay 30. goormay ku dhaleen (inay mar hore ku dhalaan bay ahayd) 31. Waad isku dhacaysaa 32. Yaakhii waa i waashay aniga 33. Fujuq fariidaa tahay 34. way igaga kaa dhagtay 35. Beer lula )waa halkii Hadraawiye 36. jam-jam baad tahay 37. ninka ku helaa nasiib leh 38. inaabti miyaa lagu qabaa? 39. dharkan aad baad ugu soo baxday 40. waad maraysaa 41. khatar baad tahay 42. waa la yaabay 43. isku cun baad tahay 44. inaabti waan kaa helay 45. way igaga kaa dhacday 46. geenyo ayaad tahay 47. magac qurux badanidaa 48. waad I cajabisay 49. quruxley baad tahay 50. mays baran karnaa? 51. xaafadeed gashaa 52. numberkaaga ii sheeg 53. xalay oo dhan agtaydaan ka raadinayay 54. indhahayga nuurkoodaad tahay 55. wadnahayga jeexii baad tahay 56. jidhkaygaad dhex qaaday 57. qalbigaad luxday 58. jacaylkaaga aawadii axbaan idhi. 59. muxubo iyo kalgacal baad igu abuurtay 60. qof aan adiga ahayn qalbiga uma sii daayo 61. hadal hayntaadaan jeclahay 62. waad nuuraysaa 63. waabad I cawartay manta 64. baryahan maxaa kuu dhuuntay(waad qurux badatee) 65. sahal laguguma helayo 66. gab iyo rax baan kugu ahay 67. subag illaahay baad tahay 68. ag joogaagaan jeclahay 69. shacnigaagaa isoo jiita 70. hayga tagin bilaahi calayk 71. tii lay qoraad tahay 72. waan kaa helaa 73. way iigu kaa dhan tahay 74. lagaama jeesan karo 75. hooyonimo waad kusoo baxaysaa 76. mid kaa qurux badanba miyay jirtaa 77. halyay naagtii baad tahay 78. fujis baad tahay 79. maanshallaah, maxaad alaab ruxaysaa 80. xubno jalaqsaneey 81. sawdigan buskut noqday maaha 82. ilko caseey 83. indho u rooneey. 84. qiimo badaneey 85. wacaneey ma kusii dhaweeyaa? 86. cabaadh yahaagaa idilay 87. dhex yar 88. isku simaneey 89. malabooy 90. sonkoreey 91. kaftan wanaagsaney 92. hubqaaday 93. bil dhalataay 94. bilicsaneey 95. boqoradii haweenkaay 96. bohol yoobay awgaa 97. laamida ha marin baabuurtaa is duqayne 98. xuural cayn soo luntaad tahay kuwa aduunka uma ekide. Raggii hore beerlaxawsigoodii wuxuu ahaa hal xidhaale, waxan ka mid ahaa:- 99. Nink intuu hablo gayaan ah u yimid, waydiiyay saddex su’aalood oo uu Ta ugu garaadka fiican kaga dhex xulanayay wuxuu yidhi:- Saddex arrin ii sheega Geel xeradii! Rag gogoshii! Garrow iidaankii! Hablihii mid ka mid ah ayaa garatay oo tidhi:- Geel xeradii waa nabad. Rag gogoshiina waa Godob li’i. Garrow iidaankiina waa Gaajo. 100. Nin kalena wuxuu yidhi:- Gabadheey dhulkan duub Yaduna markaasay tidhi dee ka kac waayee. HALKAN
-
Aren't they from Somaliland (the independent country you believe) ?? ,,,
-
Waa 100 afartan laga jaray = 60 oo 7 lagu daray = 67 oo 4 lagu daray.. = 71 Hmmmm ,,, Okey ,,, thanks for sharing ..
-
.... Waa laga yaabaa
-
AMISOM forces shot and killed them...eye witness reports.
Jacaylbaro replied to RedSea's topic in Politics
Ok ,, Sorry kid -
AMISOM forces shot and killed them...eye witness reports.
Jacaylbaro replied to RedSea's topic in Politics
Waar all these has been posted yesterday ,,,,,,, Horta don't you check what is there before you start the same topics ??? ,,,,,,,, WAY OO WAY ,,,,,,,,, -
...... Waar anigu kolayba waan idinka yarahay ee kan isasii weyneysiinaya ayaan ka sii yaabay
-
Nah , you're not that old ,,,,,,,,
-
Haa ,, si fiican ,, Imikana wuu da'ayaa ,,
-
General Maslax M .Siad Barre -The Next President of Somalia?
Jacaylbaro replied to Som@li's topic in Politics
what do u think ?? -
Nabad iyo nuskiiloo ,,,
-
Major oil companies who declared force majeure on their Somali assets in the 1990s are reviving their claims to blocks in the unrecognised but peaceful Republic of Somaliland (AE 152/15). Industry sources told African Energy oil companies operating in the territory had received letters from majors including BP (which took over former Somalia player Amoco) and ConocoPhillips warning them to stop work. This represents a dramatic shift in policy by the majors, whose lawyers had previously told them to ignore any companies or government officials working in Somaliland, and may reflect expectations of a change of US policy in the Horn of Africa under President Barack Obama. The presidency of George W Bush was dominated by a failed attempt to reunite the Mogadishu-based Transitional Federal Government with its breakaway territories, Somaliland and the State of Puntland. However, with the growing power of the Islamic resistance group Al-Shabab, and the withdrawal of Ethiopian forces from Somalia, Obama and his team are expected to work to contain Mogadishu and offer some sort of recognition to Somaliland – a request that has long been sought by the Department of Defense, which remains under the leadership of Defense Secretary Robert Gates. Big Oil’s renewed interest – in addition to straitened financial markets – may explain why work has been halted elsewhere in the region (AE 154/1).