Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. And i would be very happy to run your business here ,,,,
  2. nuune, Umabuu mahad niqine wuxuu is yidhi show kanaaba kaa daran oo weligiiba waxaa samayn jiray ,,, Galab wanaagsan KK ..
  3. Mayee isagaa diin ku qabtay markaasuu kaga dhegey ,,, isagoo is leh ilaahayow yaa kaaga soo saara uun oo la rafanaya ayuu nin soo maray dariiqa, ninkii baa arkay siday xaadu u qasan tahay ,,, inta uu soo baydhay buu diinkii isha farta ka geliyay ka dibna xanuunkii buu ninkii hore siidaayay ,, halkii uu uga mahad naqi lahaa buu intuu sidaa u eegay yidhi: "Alla muxuu diin abaahiyay" ,,,
  4. Red is the coach ???? ,,, Meeshaas waa lagu jabay. Waar Ngonge is the coach ,,, lool
  5. Taa ma garanayee ,, waxaan xasuustaa kii yidhi "Alla muxuu diin abaahiyay" ..
  6. Waar diirkii diinkaa i soo fuulay ,,,
  7. loooooooooooool@yaa reer hebelooy ,,, Walaahi it can happen ,,,
  8. Dabanyuluq wixii iga raacay baanad ogayn. Diirkaygii weli badh baa maqan. Hadaanan meeshaa tegi lahayn Flight 13 ka ayaan qabsan lahaa ,,
  9. I missed the Flight 13 ,,,
  10. This Redsea is Alshabaab supporter and since these weapons belong to them he wants to create another stories ......
  11. Horta qaxii yaa soo maray ??
  12. loooooooooooooool@buuxo ...... hada naaska dadka waaweynba waa lagu qabtaa ,,,
  13. HAAAAAAAA ,,, Alla caruurtu xasuus dheeraa ,,
  14. Waar taliyihii meesha fadhiyay ee su'aalaha ku waydiinayay adigoo yar ayaad garan la'dahay imika ,,,
  15. wax markhaati loo furo ma tihid ,,, aniga ha igu soo kala jeedine ,, sug. Miyaanan anigu ku qorin maalmahaas ??
  16. There is nothing such thing on Afnugaal ,,,,
  17. Waa runtii wuu ka qayb qaatay dagaalkaas oo anigaaba qoray askarinimada ,,,,