Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Waar daa ha qayliyee ,,, down Rayaale ,,, hehehe ,, i like that from ,, ehem ,,,
  2. I have the answer for you Moonlight .......... yes i do
  3. The 3rd day of staying in Burco .........
  4. Actually it is the THIRD day ...........
  5. He should have done this visit long time ago though ....
  6. Tragic indeed ............... why should someone would be happy capturing an empty village ?
  7. Nothing is specific in Eastern Burco saaxiibayaal ,,, He is out to visit all the districts belong to that side anyway.
  8. Good for them ............ as long as they can see the sign language there is no need for Pamphlets.
  9. It is still Waaga Cusub so we need to confirm from other sources .................
  10. we will see all those rumors ,,,,,,,,,, ehem
  11. Faahfaahin dheeriya oo laga helay dhaawaca Xasan Dahir iyo Dagaalka Xasan Dahir Aweys waxaa lagu daweeynayaa Isbitaalka Ceelbuur ee bisha Cas kuna yaala wadada u baxdo galhareeri ee qorax u dhaca Waxaa la damiyaya guud ahaan Isgaarsiinta Magaaladda Ceelbuur waxayna ila wareedyo muhiima sheegeen inay laba xabadood kaga dhaceen xagasha Dhismaha Villa Jarmalka ee uu ka dhisan yahay Isbitaalka Bisha Cas ee Ceelbuur guud ahaan lama geli karo,waxaana la dhigay Ciidamo xoogan. Ila wareedyo muhiima waxay sheegeen in Xasan Dahir ay dhaawacmeen Ciidamo sahana oo taabacsan Ahlusunna xilli uu ku socday wado qarda jeexa. Dagaalka dhexmaray Ahlusunna iyo Xulufadda Xasan Dahir waxaa ku dhintay Saraakiil ay ka mid yihiin Tima Jilic Diga Xeroow oo ka mida Saraakiisha sare ee kooxda la baxday Shabaab una dhashay Murursade iyo Xuseen Dheere oo u dhashay beesha Ceyr ********** Tima Jilic Diga Xeroow,wuxuu ahaa reer Ceelbuur,u dhashay beesha Murursade gaar ahaan Sabti,Abakar,Asraafi il ,wuxuu ku magacaawnaa Abaanduulaha goboladda dhexe ee Somalia. Hore waxaa guri ceel ugu geeriyooday Tima Jilic Ramaash oo u dhashay beesha Murursade,kana mid ahaa ragga ugu sareeya Shabaab. Inkastoo labada Timo Jilic ay isku yihiin Jufadda Asraafiil Abakar,hadana kii hore ee Meeydkiisa lagu soo bandhigay Waagacusub wuxuu ahaa reer Mogadishu,gaar ahaan Xaafada Buula Wagac loo yaqaan ama Buulo Asraafiil kuna dhaweyd Warshadda Caanaha Mogadishu. Ahlusunna waxaa kaga dhaawacmay 33 dagaalyahan halka Xulufadda Xisbul Islaam iyo Shabaab la xaqiijiyay 124 ka mida dagaalyananadooda Dhaawaca Ahlusunna waxaa la geeyay Guriceel halka kuwa Xasan Dahir lagu daweeynayo Ceelbuur Dagaal rogaal celisa ayey Ahlusunna ku jiidatay gaari dagaal oo nuuciisu yahay Beebe kaas oo hore god uga dhacay ayna uga carareen Wabxo Dagaalyahanadda Ahlusunna ee dib u qabsaday Wabxo waxay hore uga gurteen ka gadaal markii ay iska difaaci waayeen weerarkii afaraad oo ay soo galeen guuto caaboon,uuna watay Xasan Turki. Sedexdii rac ee dagaalka ayey Ahlsunna dhulka dhigeen dhimasho iyo dhaawacii ugu badnaa ee Isbaheysatadda Xasan Dahir Aweys hasse yeeshee racii afaraad ayey Isgaarsiintii ka go-day,waxayna taliyeyaasha iclaamiyeen in xeelad dagaal loogu gurto War Xoolo maadama iska warqabkii jarmay,ayna gabaabsi ka noqdeen waxyaabo badan sida Saadkii oo telefoonkiisa hawada ka baxay. Labada dhinac waxay qaboojiyeen rasaasta,waxaana la hadal hayaa inay sugayaan gurmadyo Muuqaalka guud ee Galgaduud wuxuu u eg yahay in lagu kala baxayo shan saacadood oo saqda dhexe ka bilaabanee kadib sida ay Waagacusub u sheegeen Saraakiil xog ogaala oo ku sii jeeda jiida dagaalka.
  12. Warar laga helay Ceelbuur,Dhuusamaree b iyo Guriceel ayaa xaqiijiyay inuu dagaalka ku dhaawacmay Xasan Dahir oo gaarigii uu la socday lagu gubay Jiidda Wabxo. 11 ka mida Saraakiisha sare ee la socotay Xasan Dahir Aweys ayaa ku geeriyooday dagaalka Wabxo,waxaana idiin soo gudbin doonaa magacyada saraakiishaas iyo wararkii ugu dambeeyay dagaalka.
  13. SEE THE PHOTOS OF THE PRESIDENT IN BURCO
  14. and how that "source" is credible to report from Ethiopian minister ??? ,,,,,,, ehem
  15. Sick people are everywhere .........
  16. Madaxweynaha iyo weftigiisa oo maanta waxay soo mareen Magaalooyinka Qoryaale,Balidhiig,W ar cimraan,Qorulugud,Sh ashancade ,kuwaasoo dhamaantood hadalo kooban u jeediyay. Waxa Md.Rayaale iyo waftigiisa qado loogu sameeyey magaalada Qorulugud,ee ka tirsan degaanka Buuhoodle, halkaasu joogay wakhtigii ugu badnaa ,ka dibna uga ambabaxay dhinaca Balidhiig oo uu makhribkii gaadhay,kuna hakaday wakhti yar,waxuuna u dhaafay magalaada dhoqoshay oo caawa ku sugan yahay. Waftiga Madaxweynaha ayaa sida wararku sheegayaan si weyn loogu soo dhaweeyay degaamadaas uu marayay,haseyeeshee waxa la sheegay in Magaalada dhoqoshay ahayd goobta ugu soo dhaweynta balaadhnayd,ka dib marii raxan fardo ahi ay kaga hortageen duleedka iyo dadweyne badani. Degaamadaas uu marayay Madaxweynuhu ayaa la sheegay in loogu gudbiyay Baahiyaha iyo dhibaatada ka jirta,waxaanu midkasta u sameeyay sida dhaqanka u hayd balanqaadyo. Waftiga Madaxweynaha ayaa berito waxa uu qadada loogu sii diyaariyay Magaalada X.saalax ee ka tirsan Burco,isagoo marka hore sii maridoona magaalada Waraabeeyo. Waa markii u horeysay ee Md.Rayaale socdaal kan oo kale ah ku maro degaanka gobolka togdheer,tan iyo intii uu ku fadhiistay kursiga Madaxweynaha. Goobaha uu socdalka ku sii maridoono ee uu hada ku sii jeedo ayaa waxa ka socda diyaargarow badan oo loogu sii gogol xaadhay. Hadaba isweydiintu waxay tahay Socdaalka Madaxweynuha ee xilgani ma ogaanshaha xaalada dadweynaha uu madaxda u yahay mise waa ololihii doorashada,oo hada uun madaxweyne Rayaale isu diyaariyay tartankii doorashada Madaxtooyada,ee mudada badan lagu sheegi jiray inuu ka cago jiidayo qabashada doorashada.
  17. Madaxweynaha iyo weftigiisa oo maanta waxay soo mareen Magaalooyinka Qoryaale,Balidhiig,W ar cimraan,Qorulugud,Sh ashancade ,kuwaasoo dhamaantood hadalo kooban u jeediyay. Madaxweyne Rayaale oo maalintii seddexaad safar ku maraya Gobolka Togdheer ayaa caawa fiidkii gaadhay magaalada Dhoqoshay ee ka tirsan gobolka Togdheer,halkaasoo uu caawa u hoyday. So what do u want ??,,, he is sleeping in Dhoqoshay tonight, he went all those villages and gave a speech. he was awarded by Burao University and gave a speech there.
  18. MOHAMED MOGE LIBAN Died on 4th of June 1984 between Dhagahbur and Aware. He has been a great composer, singer, warrior, teacher and above all a great man indeed. Today, few hourse from now, the 25th Anniversary of his death was marked at Maansoor hotel in Hargeisa. It was a great pleasure to be there and i learned a lot from his history, life and so on. His sister was also there ........ I will leave you with the details.
  19. Coming from Burco doesn't mean you are originally from there ....... we have hundreds of Oromos in Burco. You could be one of them. ,,,