Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. It not MOOFO you bloody badow ,,,, say MUUFO ,,
  2. I wish my boss will not come to the office today .......
  3. I wish those sentiments are true and translated into action ..............
  4. Amintu waa salaadii makhrib. Salaadii ayaa lagalayaa. Goobtu waa masaajid jamac badnaa...... Imamka: Istawuu, isku sima safka, meelaha banaan buuxiya, garbaha iyo cidhbaha sima oo yaanu shaydaanku idin soo dhex galine is cidhiidhsada. Oday Qalbi wanagsan: Dee haduu shaydaanku tukanayo u daaya hasoo galee.
  5. I don't know what is new ........... probably everything is new today. hehehehehe
  6. Tomorrow he will be visiting Israel and telling the same thing he said about Islam.
  7. . Haa niyow ,,, And they are all teenagers weliba kuwii schools ka tegi lahaa .... Insha Allah Khayr .............
  8. Faheema, Hargeisa is good ,, so damn hot but Ok. Hello Norf & CL ............... iska warwarama ,,
  9. Morning Faheema ...............
  10. It is just the humor side of it ....... they ask worse in that Opera one remember ? ,,
  11. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo ah ra’isul wasaaraha Somalia ayaa sheegay in xukuumada talyaanigu ay aqoonsatay safiirnimada ra’isul wasaarihii hore ee Somaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo hada wixii ka dambeeya ah safiirka Dowlada Somalia u fadhiya magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ka dib kulan gaar ah oo uu magaalada Roma uu kula qaatay dhiigiisa dalka Talyaaniga Selvio Barlusconi. Ra’iisul wasaare Sharmarke ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in dawladda Talyaanigu ay iyana dhinaceeda ballan qaadday in safaaradeedii magaalada Muqdisho ay dib u hawl geliso ka dib markii ay aqoonsatay magacaabista safiirka Soomaaliya u fadhin doona dalka Talyaaniga Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo hawshiisa si rasmi ah uu uga bilaabi doono caasimadda dalka Talyaaniga, isla markaana lagala soo xiriiri doono wixii arrimaha Soomaaliya ku saabsan. Waxa uu sheegay Ra’iisul wasaaruhu inay tahay horumar weyn oo ay xukuumaddiisa gaartay maadaama ay dalalka Yurub qaarkood oo ay ugu horreyso dawladda Talyaaniga ay aqoonsatay baasaboorka Soomaaliga, fiisana lagu dalban karo, wuxuuna intaasi ku daray inuu ka rajaynayo dalalka kale ee caalamka inay qaadaan talaabi taasi la mid ah isagoo dhinaca xusay in dowlada talyaanigu sidoo ogolaatay dalab ka yimid DF oo ahaa tababaridda ciidamadii badda Soomaaliya iyo qalabayntooda. Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid waxa uu sheegay in wada hadalladii uu la qaatay madaxda dawladda Talyaaniga ee dhinacyada siyaasadda iyo waxqabadka labada dhinac ay isku af garteen ugu horreyntiina dhinaca ciidamada oo ay wax wayn ka qaban doonto dawladda Talyaaniga siiba ciidamada badda si ay uga hor tagaan burcad badeedda una ilaaliyaan xeebta ugu dheer qaaradda Afrika ee Soomaaliya. Dayniile.com
  12. It is today guys. I'm sure Siilaanyo will do wonders there. Stay tuned ..............
  13. Originally posted by osman_nz: SOMALIA NAVAL FORCES ................
  14. The ICG calls for concerted actions against those individuals, entities and states who obstruct the peace process, including the imposition of necessary measures against those who violate the United Nations Arms Embargo. Hmmmm ,,,, I wonder if that will include Ethiopia as well. Of course it is meant by Eritrea.
  15. Cawke is great .... I admire his ideas and skills. Met him once and want to meet him again soon IA.
  16. Jacaylbaro what u need to answer is how somaliland got all these western weapons when somalia arms embargo was on it? not only that how does it manage to buy them with a budget of 30 million? That is our secret .......
  17. Haven't they told him about the Presidential Manners ??? ..... Even in your office it is forbidden to sit like that when you're just an employee.
  18. and how much does it cost to buy a tank ?? ,,, and about the total cost of the 80 ?? ,, and they extra dillaal and mallaal plus the transport ? ,, I still don't think it is true .... but let's see.
  19. looooooooooool@butaa ciyo qulqul .... Imagine you have this kind of Musqul ,, ehem ,, hehehehe