Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. yeah it is federation ,,,, you also save time by making it one and drinking it once.
  2. It is classic ,,, try it
  3. maybe both ............ i can even mix
  4. It shows the level of the society. At least, she can admit it openly in front of the court without fear of stoning or killing by radicals.
  5. yeah, i'm sure they will soon recover from this criminal act. Still wondering why this office ? ,,,
  6. Aboo, afaan oromo ni beytaamii ? ,,, Akam bultee ?
  7. i wouldn't mind having a cuppa coffee with her one of these days ,,,, if time permits ,,,
  8. In this decade alone the NW Somali President Dahir Riyaale made a trip to city, and was nearly assasinated and had to flee within in the same day he arrived. How do u compare this to the former president, Abdirashid Ali Sharmarke who was assasinated in Lasanod as well ??? ,,,, U mean the place was against Somalia ??? ,
  9. Hargeysa (Somalilandpress)- Mss, Tenya oo ah Fanaanadaa u dhalatay wadanka Norway oo ku heesta Afka Sooomaaliga oo uu weheliyo Maxamed Aadan Cali (Himilo), ayaa maanta ka soo degay madaarka caalamiga ah ee Cigaal Airport. Fanaanada Tenya oo abaaro 2:30 duhurnimo ka soo degtay diyaarada iyada oo laabta ku sidata maro uu ku sawiran yahay Calanka Somaliland, ayaa waxa halkaasi ku soo dhaweeyay dadweyne aad u tiro badan oo ay horkacayaan madaxda Wasaarada Dalxiiska, fanaaniin iyo Abwaan magac wayn ku leh dhulka Soomaalida oo uu ka dhex-muuqday Axmed Saleebaan Bidde. Markii ay ka soo dageen madaarka ayaa waxay warbaahinta ugu warameen qolna nasashada. Mss, Tenya oo Luqada Soomaaliga ugu hadlaysa sidii qof u dhashay, ayaa ugu horayn waxay hadalkeeda ku bilawday. “aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin, ILaahay ayaa mahad leh, waxaan u mahadnaqayaa Madaxweyne Rayaale iyo ku-xigeenkiisa,dhama an Dawlada Somaliland. maanta waa maalin farxad leh, waxa ila socda Cabdisamad Maxamed Cabdilaahi iyo Maxamed Aadan Himilo waxaanu nahay Urur la yidhaahdo Tusmo oo ka shaqeeya arrimaha Bulshada iyo arrimaha la xidhiidha qurba jooga ku nool Norway iyo wadamo kale, Himilo waa Injineer, Cabdisamadna waa siyaasi, waa Injineer waana hogaamiyaha safarkayaga. Waxaan idiin hayaa hees cusub oo uu sameeyay Abwaan SIciid Saalax Axmed oo aan dhawaan kula kulmay wadanka maraykanka oo uu hadyad ahaan iigu soo dhiibay dadka reer Somaliland.” Mss, Tenya oo wejigeeda farxad aad u badani ka muuqato ayaa bilawday midhaha heestii Hadyada ahayd, waxayna tidhi; “Hobeeyaay, Hobeey, Hobeey Hobaalayeey, fariin hubaalaan sidaa, afkiinaan ku hadlayaa, inaan heesaan rabaa, heblayaa lay yidhaa, d adkaan u hiloobayoow, jacayl baan idiin hayaa, ee Hargeysaan ma nabadbaa. Hobeeyaay, hobeey, hobeey hobaalayeey Fariin hubaal baan sidaa inaan heesaan rabaa, hal-hayskiinaan aqaan hubsiinada waxa la yidhi hal-geelaad siisataan haasaawuhu waa kalgacalee Hargeysaay ma nabad baa. Hidaha dhaqankiina wacan ayaan heegaan u ahoo higaadiisaan bartaa hoygii murtidaad tahee Hargeysaay ma nabad baa.” Dhamaanba dadkii iyo warbaahintii wax ka duubaysay ayaa la dhacay hab-luuqeedka ay ku tirinayo mss Tenya heestaasi. Fanaanada ka dib ayaa isaguna waxa erayo kooban oo uu ku soo dhawaynayo Tenya, halkaasi ka yidhi Fanaanka Maxamed Aadan Cali (Himilo) oo isaguna ku wehelinayay safarkaasi. Mss, Tenya waxa isla-markaa Hadiyad ku gudoonsiiyay Gudoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Somaliland, Md Cabdicasiis Maxamed Samaale Mss, Tenya oo martiqaad rasmi ah ka heshay Somaliland ayaa loo galbiyay si farxad iyo damaashaad ka muuqdo iyada oo la dejiyay Hoteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa. Waxaana la filayaa inay soo bandhigi doonto bandhig-faneedyo cusub oo ay ugu talo-gashay inay ku muujiso sida wacan ee ay ugu heesi karto uguna hadli karto luqadda Afka Soomaaliga.
  10. haa ,, taa dambe u saar ,,
  11. Ururka Xisbul Islaam oo ka mid ah ururada sida weyn uga soo horjeeda dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa Maamul Cusub oo hoostaga Ururkaasi u dhisay maanta gobolka Banaadir. Kulan maanta ay isugu yimaadeen saaraakiil ka tirsan Ururka Xisbul Islaam ayaa waxaa ay ku magacaabeen maamul cusub oo uu yeelanayo Gobolka Banaadir kaasoo hoostaga Ururka Xisbul Islaam islamarkaana ka kooban xubno badan oo ururkaasi ka tirsan. Maamulka Ururka Xisbul ee gobolka Banaadir ayaa waxaa gudoomiye loogu magacaabay Macalin Xaashi Max’ed Faarax iyadoo ku xigeenkiisa koowaadna laga dhigay Macalin Ibraahim Barre,waxaana wareegtada dadkaasi lagu magacaabay Saxaafadda u aqriyay Xoghayaha Guud ee Ururka Xisbul Islaam Sheekh Cabdala Qadaab. Ujeedada loo magacaabay Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir ee hoostaga Ururka Xisbul Islaam ayey saraakiisha Ururkaasi ku micneeyeen kadib markii ay qiimeyn ku sameeyeen Xaaladda gobolka Banaadir. Ugu dambeyntii Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaamka ee Gobolka Banaadir Macalin Xaashi ayaa sheegay in dhisamaha Maamulka uu bilow yahay islamarkaana ay soo dhameystiri doonaan dhismaha degmooyinka gobolka Banaadir. Maamulkaan cusub ee maanta la magacaabay ayaa waxaa uu noqonayaa Maamulkii sedaxaad ee uu yeesho gobolka Banaadir iyadoo ay horay ugu jireen gobolka maamulo hoostaga Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin iyo dowladda KMG ee Soomaaliya.
  12. You're contradicting yourself now ......... re-read what you said bal .... Isn't those national identities based on politics ??
  13. You can simply print it out dee ,,, it is a PDF file
  14. No broken Somali as long as it is understood sxb .... I think this is a good beginning and hope for the better ,,,,
  15. Every step has a beginning sxb ..... let it start from here.
  16. Caashaqan i soo riday aan ka raysto hawshee sow ma raaco taan rabay
  17. I wouldn't mind having cuppa ,,,, ehem ,,,, with lots of xoor on it ...
  18. Bisad baa shaah karsatay, jiir baa ka cabbay
  19. maqashaye ka dhego la' ,,,, sxb ka daa ha ku kaakicine ,,,