
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka KMG ee Soomaaliya kana soo jeedaan Maamulka Somaliland ayaa sheegay in Soomaaliya aysan kala go’I Karin, isla markaana Soomaaliya mid tahay. Xildhibaan Saleebaan Maxamad Roobe oo la hadlay warbaahinta kadib kullan ballaaran oo ay maantay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibaanada ku jira Baarlamanka KMG kana soo jeeda Maamulka Somaliland ayaa soo dhaweeyeen go’aankii Golaha Guuritada ku dhex dhexaadiyeen Garabyada mucaaradka iyo muxaafidka maamulka Somaliland. Xildhibaanka ayaa sheegay shacabka Soomaaliyeed in ay yihiin shacab isku af ah, Isku dhaqan iyo Isku diin, sidaas awgeed aysan kala go’in Karin Soomaaliya, haddii Caasimada Magaalada Muqdisho xasishana Hargeysa la mid noqonayso Muqdisho. Haddalkan ayaa ku soo beegmaya xili maalinimadii shalay golaha guurtida Somalialnd ay xaliyeen qilaafkii ka dhaxeeyeysedaxda xisbi ee isku heysta Siyaasada Somaliland, kuwaas oo waayadan isku hayeen arrimo la xariira doorashooyinka Jamhuuriyada Somaliland.
-
Dave pulled the car over by the side of the road and showed Jed where he’d first had sex. “It was right down there by that tree. I remember it clearly. It was a warm summer day. She and I were so much in love. We walked down to the tree and made love for hours,” Clem recalled. “That sounds wonderful,” said Jed. “Yes. It was okay until I looked up and noticed her mother was standing right there watching us.” “Oh my God! What did her mother say when she saw you making love?” “Baaaaa…”
-
Sheikh Sharif: Address to 64th Session of of the UN General Assembly
Jacaylbaro replied to BiLaaL's topic in Politics
Aar labadan ugu hooseeyaa maxay cuneen ,,, -
Sheikh Sharif: Address to 64th Session of of the UN General Assembly
Jacaylbaro replied to BiLaaL's topic in Politics
-
waar Aamiin dheh inaan Ilaahay sideed kugu soo fasixin ,,,,
-
Sheikh Sharif: Address to 64th Session of of the UN General Assembly
Jacaylbaro replied to BiLaaL's topic in Politics
full speech in Arabic Ohhh Noooo ,,,, And someone was opposing me when i said he will give the speech in Arabic ,,, loooooool -
Waar ciyaalka maanta yaa isku fasaxay ??
-
looooooooooooooooooo ooool@571 ,,,
-
Heavy Rains Hit Somaliland's Sanag Region (pictures)
Jacaylbaro replied to GAAROODI's topic in Politics
Now what do u wana say here Gaaroodi ,,, that reer Makhir are not Somalilanders ??? ,,, -
,, fuley waaxid ,,, bal taasoo ay sideed kugu soo carareen ka waran ,,
-
-
Cowke, Maraakiibtii la soo afduubay weeyaan kuwaasi dee ,,,
-
Kooxaha budhcad-badeeda Soomaalida oo iyagu khatar weyn qafaalasho ku haya maraakiibta iskaga gooshta biyaha xeebaha dalkii laysku odhan jirey Soomaaliya, ayaa haddana ciidammada Somaliland ee awoodooda dhaqaale, xirfadeed iyo qallaba iyadoo liidato haddana waxa ay dhawr jeer ku guulaysteen inay gacanta ku dhigaan kooxo isku dayay inay ka qawlaystaan Xeebaha Somaliland.
-
Originally posted by Meiji: Why are people complaining about the term of Riyaale? Isn't he in power since 2002? 8 years is normal, and he can prolong it for another 8 years since he has the state on lockdown. How is the M Socity ??
-
HERE
-
Originally posted by Geel_jire: ^ you havent heard of qoodho soofays ??? it is a type of macawis .. the cheaper version with polyester. as opposed to the cotton more expensive sabarindi .. I dont know how they got that name the equipment sharpener Taas Gunna-gado ayaa aad looga iskticmaalaa baan maqlay ,,,,
-
The "weed" ,,,,,,,,,,, and "Alshabaab" ,,,,,,
-
kalgacaylka baase dhaqso iigu kediyaa kooraha i saaree Isagaa kulaylkiyo kaarkiyo xanuunkaba igu sii kordhinayee adiguna kas daraneey ii kaadin waydoo kohashada aan kuu qabo ayay kaa badaysee .... The latest of Cumar dhuule ,,,,,,,,,, now don't ask me about the link ,,,
-
Someone's project proposal has been accepted ,,,,,
-
waaba sheeko cusub Q dani ,,,,,,,,,,,,, now let's talk about burco ,,, BIbti, Bcan Bu Bstop Bthis ?? ,,, loool