Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Originally posted by *Buuxo*: ^adaan kugu shubey Kugu shubay mise kuugu shubay ??/ ,,,
  2. Labbayka Laa shariiika Lak Labbayk miyaa ?? ,,,
  3. Dowladda Burundi ayaa u soo magacwday taliye cusub ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho kadib markii Khamiistii kol hore magaalada Muqdisho lagu dilay Taliyihii hore ee ciidamadaas oo u dhashay dalka Burundi, kaasoo fal ismiidaamin ah ay ku dileen isaga iyo askar kale xarakada Al-shabaab. Taliyaha cusub ee dowladda Burundi u soo magacwday ciidamada AMISOM ee Muqdisho oo lagu magacaabo Major Gen. Cyprian Hakiza ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho, wuxuuna warbixinno ka dhagaystay saraakiisha iyo ciidamada AMISOM. Taliyahan oo lagu lagu badalay Taliyihii hore Major Gen. Juvenal Noyoyunguruza ee lagu dilay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee Khamiistii tagtay Al-shabaab ku qaadeen fariisinka ugu weyn ciidamada AMISOM ee Muqdisho ayaa la wareegay hoggaanka ciidamada AMISOM ee ka howlgala caasimadda gudaha dalka Soomaaliya ee Muqdisho. Taliyahan ayaa la sheegay in lagu wareejiyay faylkii howlgalka ciidamada nabad ilaalinta, isla markaana uu warbixinno ka dhagaystay saraakiishii horey Muqdisho u joogay ee howsha sii waday, waxaana la sheegay inuu mid mid u booqan doono fariisimooyinka ciidamada AMISOM ku leeyihiin magaalada Muqdisho.
  4. why Riyaale sympathizer ??? ,,,,,,,,,,,,,,, I need names ,,,,,,,,,,,,,,,,,, just some names.
  5. waxaad mooday maaheee ,,,,,, (dirty minded)
  6. sug naagtu sidaad mooday maaheee ,, waa sheeko dheere aan soo faqeee ,,,
  7. waxaanu aragnay baan Ilaahay ku tusine iga aamus ,,,
  8. hehehehehehe ,,,,, share the photo with me bal ,,,
  9. I wonder what i will get back then ,,, ehem
  10. SC, There is no ex here as i don't have one. Then I can't see any scam here as she didn't ask for anything except communication. I can't say she is Nigerian as i did not hear her voice. and Yes, she has some kind of romance here ,,,, ehem I'm still thinking of getting back to her and see how it goes ,,,,,,,,,,,,
  11. Feels good to have Casariye again ,,,,,,,,,, sheekada inoo wada bal ,,,,,,,,,,,,
  12. My vote goes to someone special ....... and i know who .... Ibti & Serenity, naga daaya ruwaada aad noo dhigaysaan deee ,,,
  13. waa sheekhad iyo shaydaan baad u jeedaa miyaa ??
  14. Originally posted by Sayid*Somal: Haye JB - how much do you hate yourself? tell us - on scale 1 - 10 That is NOT myself .............
  15. I asked you WHO ???? ,,, We all know who is who no ??? ,,,, Look at those politicians and tell me who is "independent" ,,,,,,
  16. Originally posted by NGONGE: ^^ Look at Facebook. ps I wear medium size hats. ,,, That is not the one .... not when you were with the Indian ,, ehem ,, u know , next door ,,,
  17. You're supposed to be the commission means you don't have to appoint anyone at all ,,,,,,,,, silly.
  18. Sawirkiisa waa in halkaas la keenaa imika ,,,
  19. You may not view the results of this poll until voting has stopped. :mad: :mad: