Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Never listened to this VOA ........... and No i don't listen to the BBC everyday.
  2. Walee waxbaa ka dhacay ,,,,,,,,,,,,,,,
  3. NAIROBI, 23 September 2009 (IRIN) - Stakeholders in Somaliland need to reach a consensus on the role the media can play before, during and after elections to avoid election violence, a report says. The report, entitled The Role of the Media in the Upcoming Somaliland Elections: Lessons from Kenya, discusses potential scenarios and interventions in the run-up to Somaliland's elections and compares them with the post-election violence experienced in Kenya in 2008. It is published by the Programme in Comparative Media Law and Policy at the University of Oxford, Center for Global Communication Studies at University of Pennsylvania and Stanhope Centre for Communications Policy Research, London. Both countries have polarized electorates with significant political and economic grievances, political parties accused of manipulating the system, weak institutions and politically influential media. "The challenge... is how the media can be harnessed for nation-building rather than partisan politics and violence," the report notes. Somaliland's elections were planned for 27 September, but were postponed after violence broke out. The term of the current government ends on 29 October.
  4. Originally posted by Juje: JB sxb what is 'Somalilanders'? I know the people are from Somaliland but they are still 'Somalis' aren't they? Come on you can think of a better adjective - Somalilanders sound like they work for an environmental group or a construction company. Ever heard of Qatari, Saudi, Lebanese and Egyptians although they are all Arabs ??? ,,,,,,,,,,
  5. I'm still in Hargeisa ,,,,,,,,,,,, wait until i reach Garowe. "I can have a house in Garowe, why is it surprising bal" ,,,,,,,,,,,,,,
  6. at least you could have a bite and say "hilib geel maalin baan dhadhamiyay" ,,,,,
  7. Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa waxaa ay ugu baaqday masuuliyiinta sar sare ee Somaliland in ay ka foojignaadaan qalalaase ka dhaca deegaanada Maamulkaasi. Wasiiro dowlaha Gaashaandhiga dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Yuusuf Max’ed Siyaad Indha Cadde oo xalayto la hadlayay Warbaahinta ayaa waxaa uu ugu baaqay dhinacyada siyaasadda ee Maamulka Somaliland in ay heshiiyaan islamarkaana ay ka wada shaqeeyaan nabadda. Waxaa uu tilmaamay Sheekh Yuusuf Indha cadde in kala qub qubnaanta iyo kala arigti duwanaanshaha ay ka wanaagsantahay in wax kasta lagu xaliyo nabada iyo dib u heshiisiinta sida uu tilmaamay. “Waxaan Rabaa in aan u jeediyo walaalahey gobolada Waqooyi Galbeed waad arkaysaan waxa Koofur heysta,waxaad yeeshaan ha is dilinina oo ha is diririna nabadiina gacmaha ku qabsada,nimankaan Kawaarijta ah oo kuufurta Soomaaliya bur buriyana waxaan ogahay in ay meelo badan joogaan oo waqooyi Galbeed ka mid ah oo aan aqaano,halkaan kuwa jooga ayaa idiin soo socda waxay ka faa’iideysanayaan is dilkiina”Ayuu yiri Sheekh Yuusuf Indha Cadde. Baaqaani ka soo baxay wasiiro dowlaha gaashaandhiga dowladda KMG ee Soomaaliya oo ku wajahan in dhinacyada siyaasada ee Maamulka Somaliland ay heshiiyaan ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xili bilihii u dambeeyay Rabshado iyo kala arigrti duwanaansho xagga siyaasadda ay ka dhex taagnayd xisbiyada Siyaasadda ee Somaliland. Dhawaan ayaa magaalada Hargaysa waxaa ka dhacay rabshado ay sameeyeen taageerayaasha xisbiyada Mucaaradka taasoo si weyn looga dareemay qeybaha kale ee Soomaaliya waxaana baaqaani uu imaanayaa xili ay isi siitarayaan baaqyada nabadda ee loo jeedinayo reer Somaliland.
  8. I'm talking about the fact that you cooked and did not taste it .......
  9. Ibti, you cooked and you did not taste it ,,,,,,,,, that is Ibti ,,
  10. waa jinkii nuune ku jiray oo isasoo xaadiriyay ,,,, ha u bixin ,,,
  11. Ciidankan maqiiqan ee wada July da ah yaa inagu soo daayay ,,,,,,,,,,
  12. ,,,,,,,,,,,,,,,,,, tell Ibtisam how then ,, lool Good morning/afternoon folks ,,,,, internet is slow today, i'm slow as i didn't manage to sleep last night,,, coffee is slow to bring its affects on me ,,,, work is slow ,,, even the wife is slow today ,,,
  13. Qaboojiyaaay waad i qaboojisee Jacaylka ila qaboo
  14. Qaboojiyaaay waad i qaboojisee Jacaylka ila qaboo
  15. It was early in the morning when the car honked in front of my house. Yes, i'm sure it was 5:30am as the checking time was around 6am, 30 minutes were enough to reach the airport from the area i live. The security at Hargeisa airport was tight although it was so early. They didn't allow our car to go inside but after little talk and upon showing them a permission from the Ministry of Aviation we were allowed to go inside. At the counter, the airline staff were not there yet but when someone at the airport called them, they said they are on the way. We had a little time to wait as the checking process cannot be started without them. The caffeteria was not working as they were probably still sleeping. There was a little ugly restaurant at the back where we could smell some food. There it was really dirty, small and i could see only one person who was probably the cook was there. I asked what is for breakfast and he said "BEANS" with a voice that you can tell he has been chewing the whole night ,, We had no choice but my colleague and I asked for two breakfast. The table was dirty, there were no glasses available to drink water and when we asked for tea, he said: "There are the cups, you can wash them with that water then here is the tea" ,,,, hehehehe ,,, I'm not sure about the taste but as i was hungry i just wanted to put something in my stomach in case i'm going to die during the trip which i knew it will be a bit risky according to the plane condition. The airline staff arrived and we checked in ............ to be continued .................... .
  16. Dhoor caano laga soo lisoo yara dhanaanaaday Nin dhadhamiyey wuu garanayaa dhul ay qaboojaane Goortaad dhantaa baa jidhkaba dhididku qooyaaye Ragga laxaha sii dhawrayoow dhaqasho waa geela
  17. Dhudaa gabay haddaan Maxamadow dhuuxa ka abbaaro Abidkayba xarafkaan dhigaa dhaxalgal weeyaane Anigoo dhallaanaan xafiday dhihitinkiisiiye Caawuu gadhkaygii dhafmoo dhabannaday buuxshay Inuu xarafku iga dheelliyaa waa dhegxumo weyne I dhegaysta caawana tix waan dhaabadayn jiraye Adhi waa dhallaan iyo haween dhimaradiisiiye Dhaldhalaalka iyo ciirtu waa dhuubka karameede Dhaqaalaha haweenkiyo guryaha siima dhaafsana'e Lo'da dhiiqda laga maalayiyo dhayda iyo xoorku Dhudhunkay biyaha kula jirtiyo dhabarka weeyaane Mar hadday abaaruhu dhacaan dhimatay geesleeye Ragga laxaha sii dhawrayow dhaqasho waa geele Dhibaatiyo adoo gaajo qaba dhaxanta jiilaalka Dhoor caano laga soo lisoo yara dhanaanaaday Nin dhadhamiyey wuu garanayaa dhul ay qaboojaane Goortaad dhantaa baa jidhkaba dhididku qooyaaye Ragga laxaha sii dhawrayoow dhaqasho waa geele Dheeraad u raaca iyo bilay dhacarsataa Hawde Iyadoo dhinbiishii suuda iyo dhilatay maygaagga Iyadoo dhammaan wada rintoo dhaaddan oo quruxsan Oo farowga oofaha ku dhigay dhinacu goobaystay Iyadoo dhawaysoo candhiyo dhays la socon weyday Ayey jeelka kama dhawrsatee dhanaha xiistaaye Dhabbaduu ku soo ururiyaa dhoobigii jiraye Markay dhawr habeen soo dhaxday Dhamal timaaddaaye Dharaar bay carrada joogsataa oy dhegadka ruugtaaye Habeenka waxaa laga dhiijaa dhay habeed badane Ragga laxaha sii dhawrayoow dhaqasho waa geele. Dhag salaaddu goortay tidhaa bay dhacanta jiidhaaye Dhismaha naadhka iyo wiilashay laba u dhiibaane Goortay dhagax malkada shiishiyo dheenta lagu tiirsho Sidii faras dhambaal culus siday kala dhaqaaqdaaye Markay soo dhawaatay kalgacal Dhudi la yeedhaaye Markaasay dhegaystaan kuwii ceelka loo dhigaye Dhaqashay ugu dhacaan kaalintay Dhebi u xaadheene Ma dhursugo irmaankoo wax badan dhanaha moogaaye Dhaltida iyo ratiga baarqabka ah dhibidu suudhaysay Dhaqasho waxay u keenaan qoltida dhaqayadeediiye Heesteeda niman bow dhignaa dhooy la'aan jiraye, Dhallinyaro hormada loo dhigay oo timaha dhoobaystay Sida nimanka dhaantada tumay ugu dhawaaqeene Dhufsashada hadhuub-gaalladaa la isu dhiibaaye, Markay dheregto ayaa meel burca ah Dhool la tu'iyaaye Sida dhaan harraad loo qabay ugu dhaqaaqeene Markaasaa dhulkuu joogi jiray lagu dhaqaajaaye Xeryo guulkii loo dhigay dhag uga siiyaane Waxa dhaba habeenkaa ninkii dhama galxoodkeeda, Dhallaanimo qodxihii kugu mudnaa kaaga soo dhaca e Ragga laxaha sii dhawrayoow dhaqasho waa geele. Waxay sii dhowaataba kolkay Idhamadii dhaafto Halka dhuubka caws laga helay uga dhex oodaane Iyadoy horraantii dhashoo dhiraha loo waabay Oo aad dhogorta qaalmaha xariir dheehan ku astayso Ayaa dhool gu'oo soo onkoday dhibic ka hooraaye Markaasay xeryaha uga dhigaan dhinacsinkii Hawde Dhaldhalaal magaaliyo bariis ma laha dheecaane, Jiilaalku reeruu dhibay Dhool ku hoyataane Markaasay karuur laga dhigtaan dhiilo baalidaye Inkastood adduun badan dhaqdo dheemman iyo daaro Inkastood dhar wada suufa iyo dhag iyo laas qaaddo Dhaxal male nin Soomaaliyoon dhaqannin koorreeye Dhabbadii carraabaha markii nabar la sii dheelmo, Dhoorwiiloow goortuu ratigu Dheeho dhabar joogo Dhudhunkeeda laafyaha markuu dhan ula boodaayo Dhegta iyo tawaaddiyo xubnaha laysku wada dhaabay Dhudda kuruska beerkiyo kelyaha dhibidu gaashaysay Dhexda labada qaar noqotay iyo dhabarka soo xoodmay Dhegeysigu micida meel cidla' ah dheef u rabinaayo Dhufashada rakaadday farxadi kugu dhammaataaye Ragga laxaha sii dhawrayoow dhaqasho waa geele! Ammaantiisa kuumaan dhammayn kumana dheeraane, Dhaayaha geelu leeyahay haddaan dhool yar ka iftiinsho Dhaddigiisa lama iibiyeen lamana dhiibeene Dhool lama muquunsheen haddii dhawr lagaa xidho e Waa dhagax nafloo heeyjaddaa dhigay Ilaaheeye Dhadhaab adag haddaanu ka bixin laguma dhaarteene Waa dhabarka seedaha ku yaal sidigta Dhaameele Wax kaloo ku dhaafaba rag ways kaga dhaqaaqaaye Ragga laxaha sii dhawrayoow dhaqasho waa geele! Dhugtankiyo rasaasti madfacu dhiraha laynaayey, Sida dhibicda shaydaanigay nagu dhawaaqaysay Hadba dhuungalayntaan bunduqa kula dhawaanaayay Aniguba dhexdeed waxaan ku jiray Dheeho tacabkeede Dhoorwiil u yeedhyeedh nimaan dhaqanin waa caydhe!
  18. Bon vous avez reconnu que c'est un pays. Nous pouvons discuter d'autres choses séparément.
  19. Il est 4h45 ici et oui je suis encore en place qui font du travail pour mon pays, le Somaliland. c'est ainsi que nous nous efforçons toujours.
  20. Originally posted by Sherban Shabeel: A wise friend of my mother's once said: "Treat a whore like a lady, and a lady like a whore. This is the key to every woman's heart" :confused: :confused: :confused: