Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Hogaamiye Sheekh Xasan Turki oo kamid ah Hogaamiyayaasha Xoogaga ka soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya ayaa ka biyo diiday Maamulkii shalay looga dhawaaqay Magaalada Kismaayo. Sheekh Xasan C/laahi Xirsi Turki oo kamid ah hogaamiyayaasha dhinacyada Mucaaradka ee sida wayn kaga soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya oo maanta Shir jaraa’iid oo dhinaca qadka taleefoonka u qabtay qaar kamid ah bahda War baahinta Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in uu si wayn kaga biyo diidsanyahay oo uu ka soo horjeedo hadal shalay ka soo baxay Maamulka Kismaayo ee sheegayay in ay la midoobeen Maamulada kale ee ka jira gobolada Jubooyinka ee hoostaga Xarakada Mujaahidiinta Al Shaab oo kaliya. Sheekh Xasan Turki ayaa waxa uu sidoo kale sheegay in arintaasi ay tahay mid ay ka soo horjeedaan islamarkaana uu sheegay in Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay kaga baxeen balantii ahayd in la wadaago Maamulka Kismaayo kaasi oo uu sheegay in si wada jir ah markii hore ay u qabteen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ,Mucaskarka Raaskaankooni iyo Caanoole. Waxa uu intaasi ku daray Sheekh Xasan Turki in aanu aqoonsanayn Maamulkii shalay looga dhawaaqay Magaalada Kismaayo islamarkaana uu arko mid looga baxay balantii ay horay u dhigteen dhinacyadii markii hore qabtay Magaalada. “ Maamulka Magaalada Kismaayo looga dhawaaqay ma aqoonsan doono waxaana u aragnaa in uu yahay mid ay magacowdeen hal qolo oo kaliya islamarkaana aan ka turjumaynin balamihii aan ku heshiinay markii hore.” Ayuu yiri Sheekh Xasan Turki. Hadalkani ka soo yeray Sheekh Xasan C/laahi Xirsi Turki ayaa ku soo beegmaya xilli shalay afhayeenka Maamulka Magaalada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali uu sheegay in Maamulkoodii Kismaayo ay la midoobeen Maamulada ka jira Jubooyinka ee hoostaga Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.
  2. Jabhada Xoraynta ********iya ayaa Maamulka Puntland waxa ay ku dhaliileen in ay jirdil u gaysteen dad ka soo jeeda Maamulkaasi. Ku xigeenka gudoomiyaha Jabahadda ONLF Max’ed Cusmaan ayaa sheegay in Maamulka Puntland ay u geysteen tacadiyo isugu jira dil xarig iyo jirdil dad ka soo jeeda dhulka Soomaalida ee Ethiopia ay Maamusho maalintii ciid aheeyd. Ku xigeenka gudoomiyaha ayaa sheegay in sababta ay sidaasi u sameeyeen Maamulka Puntland ay tahay falal dil ah oo ka dhacay Magaalada Boosaaso iyadoo aan la ogeyn cid ka dmbaysay sida uu sheegay. Waxaa uu intaasi ku daray in mar walba maamulka Puntland ay u gacan galiyaan dadka ka soo jeeda dhulka Soomaalida ee Ethiopia ay maamusho xukuumadda Addis Ababa. Hadalkaani ka soo yeeray Jabhadda ONLF ayaan ahayn makrii ugu horaysay oo ay Mas’uuliyiinta ONLF ku eedeeyaan Maamulka Puntland arimo caynkan oo kala ah iyadoona ay cabshadani dhowr jeer oo hore ay soo noqnoqotay.
  3. Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa ku taliyay in la joojiyo mooshinadda Iska soo hor-jeeda ee ka socda golayaasha Baarlamaanka. Islamarkaana waxa uu cadeeyay in Xisbi ahaan ay aqbaleen soo jeedin Lix qodob ka kooban oo ay bulshada caalamku ku taliyeen in gundhig looga dhigo soo afjarida khilaafaadka siyaasaddeed ee ka dhashay dibu dhacyadda doorashadda Madaxtooyadda ee Somaliland. Gudoomiyaha Kulmiye oo xalay gurigiisa Saxaafadda kulla hadlay waxa uu ugu horeyn ka waramay khilaafaadka siyaasadeed ee dalka ka oogan iyo dhinacyadda is xil-qaamay ee doonaya inay dhameeyaan muranka taagan, haddii ay ahaan lahayd dalka dibadiisa gurmadka ka yimi iyo haddii ay noqon lahayd guddiyada is xilqaamay ee wadanka gudihiisaba, kuwaasoo uu sheegay inay dhamaantood soo dhaweynayaan una mahad-naqayaan.“Wax kasta oo dalkan ka nabad-gelinaya, khal-khal iyo dhibaato ee ka nabad-gelinaya kali talisnimo, ee ka nabad-gelinaya doorasho mar walba dib u dhacda maw-qifka aanu ka taaganahay horena waanu u cadaynay immikana waanu caddaynayaa oo waa soo dhaweynaynaa.” Sidaas ayuu yidhi Siilaanyo, waxaa uu soo qaaday shuruudo uu hore ugu xidhay kullan koox salaadiin ahi soo jeediyeen in Hogaanka Saddexda Xisbi yeeshaan, kaasoo uu sheegay inay Salaadiinta ku wargeliyeen inay diyaar-yihiin una hogaansamayaan, balse ay tahay in la sii daayo dad la xidh-xidhay dhawaan iyo in ay kalsooni ku qabaan cidda dhexda noqonaysa oo laga talo geliyo. Taasoo uu sheegay in ay taagan-tahay, ee aanay ka noqon xisbi ahaana ay la taagan-yihiin meel kasta. Waxaana uu intaa ku daray Axmed Siilaanyo in wadamada daneeya Somaliland ee caalamka oo mudaba ku jiray arrimo dhex-dhexaadineed ay soo saareen qodobo la doonayo in lagu dhameeyo khilaafka, kuwaasoo uu sheegay inay aqbalsan-yihiin. “Heshiis is faham oo ay noo keeneen dawladaha Itoobiya iyo Ingiriiska iyo wadamadii caawinayay ee ku dhex-jiray mudada ee dhex-dhexaadinta ahayd ee aynu kaga baxsaneynay khilaafka iyo muranada taagan ee maanta isku dhaca keenaya, waxaanu ummada u sheegaynaa in aanu iyagana yeelay. Wixii ah talooyin ee lagu hubinayo in doorasho xalaal ahi ay dhacdo, iyada taladeedii waanu haynaa marka ay hawshu bilaabanto. Ama ha ahaadeen, waxa laga yeelayo warbaahinta qaranka ama ha noqoto hantida kale ee dawlada’e. si ay doorashadu u noqoto mid loo siman-yahay, taana waa ay nala qaateen qolooyinka hawsha gacanta ku haya inay jirto.” Ayuu yidhi Gudoomiyaha Kulmiye. Mudane Axmed Siilaanyo, waxa faah-faahiyay qodobadda heshiiskan waxaana hadalkiisa ka mid ahaa oo uu yidhi. “Waxaa ka mid ah qodobada heshiiskan, in ay tahay doorashada waqtigeeda maadaama aanay xiligeedii ku dhacayn loo dhiibayo guddi dhex-dhexaad ah oo la soo xulay oo beeshii caalamka iyo dadkii hawsha inala qabanayay ay soo xulleen oo farsamo-yaqaan ah oo anana aanu ka qayb-galayno, kuwaasoo soo qiyaasaya mudada ay qaadanayaan diiwaan-gelintii iyo hawshii Serverka ee kala shaandheynayay oo lagu noqonayo, Mudada ay qaadanayaan oo aan ahayn waqti dheer Bil iyo laba aan ka badan oo ay iyagu soo sameynayaan taasoo aanaan inta ay noqonayso aanaan garanayn hadda ee ay tahay inta farsamo ahaan ay qaadaneyso ayaa heshiiska ka mid ah. Waxaa kale oo ka mid in muddadaas Xubnaha Komishanka wax laga bedelayo oo Gudi doorasho oo lagu kal-soon-yahay la keenayo, taasoo ah qodobadii aanu mar walba ka hadlaynay in la isku raaco, iyo in deeqbixiyayaashu bixiyaan wixii kharash ah.” Axmed Siilaanyo waxaa uu ku dooday in aanay qodobadani diidayn in laga wadda hadlo arrimaha aan heshiiska laga gaadhin ee taagan. “Lixdan qodob ma diidayaan wixii toosin ah ee lagu hubinayo dhameystirkooda, inay noo furan-tahay oo wadahadalku sii soconayo waanu u sheegnay, qolada soo jeedisayna waa ay naga aqbaleen. Laakiin, kuwani waa kuwii aas-aasiga ahaa ee marxaladan taagan ee xasaasiga ah ee labadii Gole isla hor-fadhiyaan laba mooshin, ee midna leeyahay waa kordhinayaa, midna leeyahay waan ridaynaa ay tahay wixii lagaga baxsanayay.”Ayuu yidhi Axmed Siilaanyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID ayaa shalay kullan uu ka qayb-galay waxa uu ka soo jeediyay in labada Gole joojiyaan mooshinadda is barkan. Sidaa darteed, Gudoomiyaha KULMIYE oo arragtidiisa dhawaaqaas ka soo yeedhay xisbiga kale iyo joojinta ladaba mooshin la weydiiyay waxa uu sheegay in Xisbiga UCID u madax-banaan-yahay arrimihiisa, balse Kulmiye ahaan ay qabaan in labada Gole Hakiyaan arrintan. “Maanta waxaa loo baahan-yahay deganaasho iyo xasilooni in khilaafkan lagu jiro lagaga baxo. Sida aanu u arragno in lagaga baxana waanu sheegnay. Qudhayadu waxaanu u aragnaa labadaa mooshin in aanay midkoodna maanta waxba kordhineyn… markaa, waxaanu qabnaa in labadaba la joojiyo.” Waxa la sii weydiiyay oo kale, gudoomiyaha KULMIYE is bedeladda ay had iyo jeer ka sameeyaan mawaaqifta adag ee xisbi ahaan ay qaataan. Haddii la eego, muddo kordhintii Guurtidu isu sameysay, kuwii loo kordhiyay Madaxtooyadda iyo arrimo kalaba,. Waxaana uu ku jawaabay oo uu yidhi. “Intaa aad ku hadlayso, waxaan qabaa in aanaan midnaba ku khaldaneyn, intaba sax ayaanu ku ahayn, in muddii doorashada ay dhaaftay shaki kuma jiro, in cidda masuulka ka ahayd ee gabtay ay tahay Xukuumadda Rayaale ayna fulin weyday shaki kuma jiro. Imikana rayigayagaas, wax iska bedalay ma jiraan. Laakiin, marka khilaaf yimaado ee dhibaato timaado, ee dagaal timaado, ee Abaar timaado ee ay noqoto in la is marri waayo oo ay gaadho in isku dhac yimaado, waxa immanaya talaa imanaysa, waa lagula wadaagayaa taladda, waxa kulla wadaagaya wixii wax ku taraya guddo iyo dibad-ba, waxaa iyo dareenka dadka umma daymo la’aaneyno. Mawqif waanu is taagaynaa haa, laakiin, mid uun waligayo taagnaan mayno, fur-furaan ayaanu la imanaynaa, danta iyo maslaxadda ummada waxaanu u arragno waanu la imanaynaa. waanu is bedelaynaa marka loo baahdo in la is bedello.” Hadalkan Gudoomiyaha KULMIYE waxa uu ahaa kii ugu danbeeyay ee cadeeyay inay ogol-yihiin iyo mawqifka ay qodobadan beesha caalamku soo jeediyay ka qabaan. Madaxweyne Rayaale ayaa sidoo kale shalay golihiisa wasiiradda ka ansixiyay iyadoo Xisbiga UCID doraad cadeeyay arrintaas inay ku qanacsan-yihiin.
  4. As a self-appointed mediator ,,, Let us hear from him before we jump into a calculation ,,,
  5. No one betrayed him ,,,,,,,,, he is exercising the freedom he fought for. Becoming a president is another story here ....
  6. why my Salaam is Edited bal ?? ,,, shows how SOL is a secular site ,,,,
  7. This one is next door ,,,,,, i can always catch the dhigo-dheere and have little fun there.
  8. In last week’s column, I noted that the United States military and intelligence communities deserve to be applauded for successfully ferreting out and terminating the short, but bloody, career of Saleh Ali Saleh Nabhan. In his 28 years, the Kenyan national had been the ringleader of the cell of al Qaeda in East Africa responsible for the 2002 bombing of an Israeli-owned hotel in Mombasa, Kenya, and the simultaneous attempt to down an Israeli commercial airliner in addition to being implicated in the 1998 bombings of the U.S. embassies in Dar es Salaam, Tanzania, and Nairobi, Kenya. More recently, he had been bringing in foreign trainers and fighters to the terrorist training camps he was running in support of al-Shabaab and other Islamist extremists trying to take control of Somalia. As important as this victory was in the context of the fight against terrorism, however, it would be disingenuous to claim that it will significantly advance either security within Somalia or stability in the Horn of Africa subregion. If anything, the precarious nature of situation in Mogadishu was underscored last Thursday, September 17th, when al-Shabaab suicide bombers, driving United Nations vehicles, carried out a coordinated assault on the headquarters of the African Union Mission in Somalia (AMISOM), leaving 21 peacekeepers dead, including the deputy force commander, Major General Juvenal Niyonguruza of Burundi, and dozens wounded, including the newly-arrived force commander, Major General Nathan Mugisha. While al-Shabaab claimed that the attack was retaliation for the killing of Nabhan, the attack seems to have been prepared long before the September 14th operation by U.S. Special Operations Forces personnel. In fact, the UN was investigating whether or not the explosives-laden trucks might have been left behind in Eritrea after the truce-monitoring UN Mission in Ethiopia and Eritrea (UNMEE) had to be abandoned last year after the Isaias Afewerki regime in Asmara drove it away from the border zone (as I reported earlier this year, the Eritrean government has been accused by both the subregional Inter-Governmental Authority on Development (IGAD) Council of Ministers and the African Union Peace and Security Council of financing and otherwise supporting the Somali insurgents). In any event, the attack on the peacekeepers may just be the beginning of a campaign that increasingly targets the nearly 5,000 Ugandan and Burundian AMISOM troops: on Sunday, Sheikh Hassan Dahir ‘Aweys, head of Hisbul Islam, called for more suicide bombings: “I also call upon the people to carry out more attacks against the African forces; they came to Somalia to assist our enemy, kill them...in any way possible and use suicide attacks to kill them.” While no new suicide bombings have taken place, insurgents did launch additional conventional assaults on the AU troops this week. The ensuing gun battles in the middle of Mogadishu left at least eight people dead and dozens injured. In sharp contrast to the highly-motivated multitudes which a video released by al-Shabaab over the weekend showed pledging their allegiance to Osama bin Laden, the dwindling band around the nominal “Transitional Federal Government” of Somalia and its head, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed is largely dispirited. And it is highly unlikely that anything the United States or the international community can do to shore up the beleaguered regime’s operational capabilities in time to head off its inevitable denouement, much less to endow it with popular support and legitimacy. After long being in denial, as Geoffrey York reported in the Toronto-based Globe and Mail, Somali politicians – at least the ones who are being frank – are finally admitting the truth of what I told the U.S. Congress in my June testimony to the House Subcommittee on Africa and Global Health: the approximately 40 tons of weapons that the United States has supplied to the TFG as well as the regime’s remaining troops are increasingly ending up with the Islamist insurgents. Awad Ahmed Ashareh, a TFG parliamentarian, told York that “the weapons have ended up mainly in the hands of al-Shabaab.” He was echoed by his parliamentary colleague, former TFG prime minister Ali Mohamed Gedi, who conceded that “all those weapons will end up in the hands of the terrorists,” adding that most of the regime’s trained forces have disintegrated and “some of them may even have joined the terrorists.” Given all of this, it came as no surprise either when it was announced this week that Kenya had sealed off its common border with Somalia or when it came out that Sheikh Sharif is again absent from the country he pretends to lead (this time to attend some ceremony at a Saudi university and then onward to New York for his turn at the podium at the 64th session of the UN General Assembly). And while the AU’s special representative for Somalia, Burundian diplomat Nicolas Bwakira, has offered brave words about a more robust mandate for the peacekeepers at the burial of his compatriots who lost their lives to the terrorist attack last week, there is no indication that any African countries, including those who have yet to honor their previous promises to join the Burundian and Ugandan forces in Mogadishu, are in any rush to send their soldiers into what should be increasingly clear is a near-hopeless mission. So what is one to do if one seeks a minimum level of security in Somalia and stability in the subregion? Robert Rotberg of HarvardUniversity’s Kennedy School of Government offered some helpful pointers in a Boston Globe op-ed last Saturday: Diminishing Islamist and Al Qaeda franchise influence in Somalia will only come by growing the influence of secular, non-governmental (if Muslim) Somalis, by finding a way to restart a state school and health care system, and by assisting the drought-prone Somalis with their water (and agricultural and grazing) requirements. The Obama administration would do well to begin thinking about Somalia as a post-conflict arena, needing reconstruction and new incentives, rather than an Al Qaeda outpost run from Pakistan by Osama bin Laden. It is not such as outpost, even though a handful of persons like Saleh Nabhan will continue to agitate in or pass through the badlands of Somalia and work closely with al-Shabaab. Dr. Rotberg goes on to specifically advocate the recognition of the Republic of Somaliland: One other bold diplomatic initiative would make a difference. To the north of the warlord- and al-Shabaab-run zones of Somalia is Somaliland, which has run itself sensibly and mostly democratically since 1991. Its leadership is having problems, but for many years it delivered positive political goods to its citizens in a manner that has never occurred in the rest of Somalia. No nation recognizes Somaliland even though its neighbors do business there and the United States has long kept an official eye on it. The United States, the West, and Africa should recognize Somaliland officially. Doing so would provide an incentive for the rest of Somalia to begin moving toward good rather than bad governance. The Somaliland example provides a path that could now entice Somalis to forsake their battles in favor of a peaceful future. Having myself penned a commentary two months ago entitled “Somaliland: What Somalia Could Be” and despite the disappointing postponement sine die of the presidential and legislative elections which were supposed to have taken place this weekend, I cannot but strongly reiterate my argument: The people of Somaliland have demonstrated over the course of nearly two decades a dogged commitment to peacefully resolving their internal conflicts, rebuilding their society, and forging a democratic constitutional order. Their achievements to date are nothing short of remarkable in subregion as challenging as the Horn of Africa, especially when one considers the lack of international recognition under which they labor. It is not only prejudicial to our interests, but also antithetical to our ideals, to keep this oasis of stability hostage to the vicissitudes of the conflict which the rest of the Somali territories are embroiled rather than to hold it up as an example of what the others might aspire to—and could readily achieve if they weren't so busy fighting over the decayed carcass of a dead state and the resources which the international community stubbornly continues to throw at it in hopes of reanimating the corpse However, it is a time to take this logic one step further. While one cannot claim for it the unique historical, juridical, and political status that Somaliland has by reason of the British Somaliland Protectorate, the internationally recognized sovereign statehood achieved a week before the former Italian colony of Somalia received its independence and subsequent the tragic union of the two polities, and the continuous de facto separation from the rest of the onetime Somali Democratic Republic and its troubles after the 1991 collapse of the Siyad Barre dictatorship – a status sanctioned by clan consensus, constitutional referendum, and democratic elections that hitherto have been the envy of the subregion – there is a pragmatic case to be made that the United States and the international community need to find ways to engage with the Puntland State of Somalia. In May 1998, tired of being held back by the constant violence and overall lack of social and political progress in southern and central Somalia, a major conference of traditional clan elders of the ****** clan-family’s ***** clan – a group that includes the ***********, **********, and ********** sub-clans – meet in the town of Garowe and established an autonomous administration for a region in northeastern Somalia which they dubbed “Puntland,” which they envisioned encompassing the regions of Ayn, Bari, Karkaar, Mudug, and Nugaal, as well as the Sanaag and Sool regions which, while inhabited by many ******/*****, are within the borders which Somaliland inherited from the British Protectorate. After extensive consultations within the ******/***** clans and sub-clans, an interim charter was adopted which provided for a parliament whose members were chosen on a clan basis and who, in turn, elected a regional president, the first being Abdullahi Yusuf Ahmed who, in October 2004, went on to get himself appointed president of the TFG. Following the departure of the region’s first president for what was to be his disastrous tenure at the head of the TFG, Puntland legislators chose General Mohamud Muse Hersi, a.k.a. Muse Adde, as the new head of the regional administration in January 2005. After serving one four-year term of office, Muse Adde lost a bid for reelection to Abdirahman Mohamed Mohamud Farole, who was elected on January 8th of this year from a field of over a dozen candidates. Unlike Somaliland, which has opted to reassert its independence, Puntland’s constitution both supports the notion of a federal Somalia and upholds its own claims to be able to negotiate the terms of union with any eventual national government. A report last month by the International Crisis Group, while expressing concern that the revised constitution unveiled in June would “put Puntland firmly on the path towards secession” from Somalia – as if anyone could be blamed for wanting to flee a burning building – praised the attempt to transform the government into a parliamentary democracy and noted that the document “is mostly strong on human rights, with a good mix of checks and balances to prevent executive abuses and make government more accountable.” While Puntlanders have their share of difficulties, many of which could be said fairly to be of their own making, engaging the region is nonetheless the condition sine qua non for achieving what should be the international community’s two primary strategic objectives in Somalia: containing (and, eventually, defeating) the radical Islamist threat to regional security and minimizing (and, likewise, gradually suppressing) the menace posed to merchant shipping by Somali pirates. The authorities in Puntland have, if nothing else, been vigilant in trying to root out religious extremism in their midst, fully aware that the precursor of today’s Islamist insurgents in southern and central Somalia, al-Itihaad al-Islamiya (“the Islamic Union”), had put down strong roots in the region in the 1990s, even seizing the port of Boosaaso at one point. On October 29, 2008, the same day that suicide bombers from al-Shabaab hit the presidential palace, the UN Development Programme office, and the Ethiopian mission in the Somaliland capital of Hargeisa, one of their colleagues, Shirwa Ahmed, a naturalized U.S. citizen from Minneapolis, Minnesota, blew himself up in an attack on the headquarters of the Puntland Intelligence Service in Boosaaso, an act of terrorism that left at half a dozen dead. From the military point of view, the region is a bulwark against the resurgent extremists of al-Shabaab, Hisbul Islam, and other groups in southern Somalia. There is no denying that Puntland is the center of the Somali piracy problem. The International Crisis Group reports that while state complicity with piracy may have decreased in the last year, “it is an open secret that elements in the police, the security services and government have benefited financially from the practice or felt compelled to turn a blind eye out of filial and clan loyalty,” noting that “without some form of official protection and collusion, [pirate] gangs would find it difficult to operate as efficiently as they do, given the complex logistics involved in planning and executing raids and negotiating ransoms.” The flip side of this is that it is unlikely that, short of military invasion and occupation, there is no way to deny the pirate syndicates the havens they currently enjoy in places like Eyl and Xarardheere without the cooperation of the authorities in Puntland. So, what are some of the elements which should be part of any engagement of Puntland? First, the international community must require a firm commitment from President Farole and the Puntland government to rein in piracy in exchange for political and economic engagement. While the Puntland leader’s statement on the subject at a Congressional hearing in June sounded all the right notes, more than verbal assurances are required. Fortunately, there have been several promising signs in recent months, including a wa’yigelin (“sensitization”) campaign against piracy launched by the Farole administration that has combined raids on some pirate hideouts and lengthy prison terms for piracy offenses with amnesty for those marauders who renounce their predatory activities. Last weekend, at the public celebration in Garowe’s Mire Aware Stadium of Eid ul-Fitr, the holiday marking the end of the Muslim holy month of Ramadan, repentant pirates figured in both in the sermon of Sheikh Abdulkadir Nur Farah, one of the most respected Islamic scholars in Puntland, and the remarks of the region’s president, who added that “the Government will ensure that [the former pirates] are not involved in piracy before offering any job opportunities” and other benefits to them. Second, it must be made clear to the Puntland government that, given the international community’s interest in regional stability, irredentist claims to areas like Sool and Sanaag, which were within the borders of Republic of Somaliland at its independence in 1960 and continue to be claimed by it, will not be tolerated. Any changes in the frontiers must be negotiated peacefully with the government in Hargeisa and, absent such an agreement, the presumption of the international law principle of uti possidetis juris favors Somaliland in this matter. Third, given the reality that the fabulous ransoms paid in recent years have become one of Puntland’s most important sources of revenue, the international community must be willing to assist the regional government with creating alternative economic opportunities as well as helping to strengthen it politically so that it might be able to tackle the entrenched pirate interests. While piracy may bring in a welcome infusion of cash, the livestock trade remains the area’s most important economic activity and the one most consonant with the traditional Somali culture. Thus agricultural assistance and infrastructure development are just two items which would go a long way. Fourth, once trust has been built up on both sides and, from the point of view of the United States and other international donors, there is a good degree of confidence about Puntland’s commitment to combating piracy, one can begin exploring the possibility of assisting in the establishment of a coast guard capability of some kind for the region. The idea is one which has been commended by no less a figure than United Nations Secretary-General Ban Ki-moon who advised the Security Council in March that: In the interests of a durable solution to piracy and armed robbery off the coast of Somalia, it is important that local coast guards in the region, where possible, are assisted in ways that will enable them to constructively play a role in anti-piracy efforts conducted off the coast of Somalia and the surrounding region. As part of a long-term strategy to promote the closure of pirates’ shore bases and effectively monitor the coastline, I therefore recommend that Member States consider strengthening the capacity of the coast guards both in Somalia and the region. Coastal patrol forces would not only be more sustainable from the fiscal point of view than maintaining the more than thirty warships from nearly a dozen-and-a-half countries currently deployed all over the Gulf of Aden and western Indian Ocean chasing after pirates in open skiffs, but, precisely because they would concentrate on the littorals, have a more manageable area of responsibility than the naval forces, as I argued in this column earlier this year, will be more likely to achieve maximum local support because they would not be a purely anti-piracy measure, but would also have responsibility for some classic coast guard functions like protecting natural resources and maritime rescue. In fact, in an interview with the BBC Somali Service last week as reported by Radio Garowe, President Farole called for the establishment of a 600-strong marine force and eight coastal stations along Puntland’s long coastline to help detect and prevent pirate attacks. Fifth, the key, as Martin Murphy of the Center for Strategic and Budgetary Assessments noted in a paper earlier this year, is to not get hung up on questions of the end state of what was once the Somali Democratic Republic since “a more attractive course of action would find the United States assembling an effective international coalition that is willing to deal with Somali sub-state entities in order to reach a more immediate solution even though this might mean deferring agreement on a unitary state to a later date.” And as President Farole noted in his remarks to the House Subcommittee on Africa and Global Health, “friendly nations [ought] to conform to this new approach” which would allow “all stakeholders with constituencies to participate at international conferences for Somalia and to ensure fair resource sharing for all administrations.” In fighting the two scourges emerging from the chaos of the former Somali state, Islamist extremism and criminal piracy, the United States and the international community need to avail themselves of every advantage possible. To this end, the potential strengths of Puntland – including, not least of all, the local legitimacy its government derives from the traditional clan structures of the region and its record thus far for maintaining relative stability in contrast to the general chaos of southern and central Somalia – ought to be leveraged to good effect. J.Peter Pham, PhD
  9. *****aykum Wasalaam Juxa ,,, you and hargab ,,, Hmmmmmmmmm ,,,
  10. 1: For paybackReason 2: The physical attraction just isn't thereReason 3: She just isn't thereReason 4: He thinks he's missing outReason 5: He's moved on emotionallyReason 6: There's too much fightingReason 7: He needs a shot of self-esteemReason 8: To fulfill a fantasy
  11. Ilaahay ha kuu sahlo .............
  12. did u say first lunch and second lunch ??? ,,, come on u don't have that stomach i guess ,,, and how many dinners ??/ ,, ehem
  13. I'm reading this now .... impressive. I will finish the whole series soon Insha Allah ,,,
  14. Good morning Ibti ........... aren't u a bit early today ?
  15. Originally posted by NASSIR: Mudane,"Somaliland" should follow the footsteps of Puntland. The first is a country and the later is a region within Somalia. Thank you for your concern though ,,,
  16. Dhegta uun baan taagayaa .............
  17. It's just not official yet Then we've just to wait ....... the final decision could be different.
  18. Originally posted by Abtigiis & Tolka: Latest call from Cabdi-Xiis: "Adeer, four days now since Muxubo has left. But the wife is not eating or sleeping at all. I think Jinn must have entered her soul. Sidaa unbay indhaha u taagaysaa. I will do a big Ducco on Saturday, and will bring culumo quraan ku aqrida. She even started insulting her own kids." Ma wax aanay indhaha taagin baa oonay hurdo la'aani ku dhicin 3 times per night baa loo sheegaye ,,
  19. waar bal sug waa sheeko kaa horaysaye ,,,,