Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Originally posted by General Duke: Oodweyene and to the other secessionist, lads this meeting was anti Somaliland, the Garads in Garowe are anti Somaliland, thus why kid around lads the main target is you, thus like the other day keep insulting the Garads. It is more anti Bugland sxb .... after all, you don't have any claims on the region once they set up their own thing. That is why "your" minister was crying yesterday .... He couldn't even wait ,,
  2. AND HERE ...... Your own source says something else ,,,, Sorry for the qarxis ,,,,,,,,,,,,,
  3. Yeah ,, a guy who hails from Buuhoodle is claiming Erigavo and Badhan ,,,,
  4. Deegaan ka tirsan Gobolka Sool, ayaa la sheegay in uu ka dhacay wax loo maleeyay in uu yahay Folkaane ka qarxay. Kaas oo sababay in uu dhulka hoos u qodo meelo kala duwan. Siday sheegayaan Wararka ka imanaya Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, Deegaanka Dhallaamo-cune oo hoos yimaadda Deegaanka Kala-baydh ee Gobolka Sool, ayaa la sheegay in ay ka dhaceen Qaraxyo xoog leh oo sababay in Dhulku hoos u go’o, kuwaas oo dadka deegaanka ku dhaqan iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolkaas oo goobta tegay ay sheegeen in loo maleeyay in uu yahay Folkaane qarxay amaba Dhul-gariir goobtaa ku dhuftay. Wararku waxay intaa ku dareen in goobta ka hor intii aanu goobtan Qaraxu ka dhicin, maalmihii la soo dhaafay la arkayay goobahan oo ay ka soo baxayeen Qiiq iyo Gariir xooggan. Kuwaas oo aakhirkii habeen hore sameeyay Qarax xooggan oo laga maqlayay deegaankaas iyo kuwa ku ag-dhaw. Siday sheegeen, dad goobtaas gaadhay oo ka mid ah Masuuliyiinta Gobolka Sool iyo kuwa deegaankaa ka ag-dhawaa, Qaraxan dhacay wuxuu sababay in ay samaysmaan laba God oo waawayn, kuwaas oo qiyaastooda lagu sheegay ilaa 30-Mitir oo isku wareeg ah ballac ahaan iyo dherer ahaanba. Goobtan Qaraxu ka dhacay oo ah Dooxo ku dhex taala meelo Buuraley ah, ayay goob-joogayaashani waxay ntaa ku dareen in labada God ee dillaacay ay ku shubmeen Biyihii Dooxadu. Sidoo kale, dadka goobta gaadhay waxa kale oo ay sheegeen in laga maqlayay gudaha Godadkan sanqadh ay u qaateen inay tahay in Godku uu dumayo.
  5. And why Bugland is the first to talk about the issue and slam the Garaad's call ????
  6. Originally posted by UZTAAD: puntland is not worried about the developments in Nairobi, in fact if the people of Sool decided to liberate their region from the occopation of SNM milletia from Hargeisa it is Commendable step. the people Soool & Boohoodle do not share the Idea of dismemberment of somalia With SNM, they have the right to have their own state or be part of puntland. but secessionist miletia will not be able impose the artifial colonial boundries created by imperialist, which the same people fought agianst it for long long years. therefore it would be better if shese milletia leave this region without any further bloodshet before they are forced to do so. Adeer thank you for taking reer maakhir out of this one ,,,, indeed this issue was solely a Sool issue which have nothing to do with Eastern Sanaag. Again, the issue is not betweeen Somaliland and those who held the meeting in Nairobi. It is between Bugland this group who said they create their own admin. Somaliland is here just watching ,,,,,,,,, horta Bugland iyo nimankaasi ha soo kala bexeen.
  7. And Click Here To Listen to the Interview ,,,,,,,
  8. Odayga habarta wax loo saar uun baan maqli jiray ,,, kan Yusuf Deyr na Rayaale wax loo saar ,,,, As always ,,,, Stuff and Nonsense .......
  9. And i thought the name "SSC" includes reer Maakhir as well ,,,,,,,, Now considering your quote, iyadoo gobolka ukala qaybsamay qeyb xoog ku haysata Somaliland iyo qayb gebi ahaanba maamul aan lahayn. I thought Bugland says inta kele iyagaa jooga ,,,,
  10. Malaa dee odayaashaba kalluun buu u haystay ,,,
  11. Wasiirka Kaluumaysiga Puntland Maxmed Faarax Aadan Faruur ayaa ganafka ku dhuftay go,aamada ka soo baxay shirka Nairobi , warkan ayuu sheegay mar uu maanta u waramayey Idaacadda BBCda qaybta Afsoomaaliga. Faruur ayaa sheegay in ay shirkaas xukuumada Puntland iyo shacabkuba ogolayn waxa ka soo baxay , isla markaana ay san goobtaas shirku ka dhacay joogin dhamaan odayaashii taladu ka go,aysay , ayna halkaasi isugu tageen sadex Garaad iyo siyaasiyiin wax kale u jeeda, wuxuuna intaas ku daray in Garaadada dalka joogaa ka cadhaysan yihiin arrintaasi. Waxa kale oo uu sheegay wasiirka kaluumaysiga Puntland in maamulkiisu diyaar u yahay gobollada SSC ee maqan in ay wax ka qabtaan hawsheediin aay ku talo jiraan, loona baahnayn in la dhabar jabiyo, wuxuuna maamulka Hargeysa ugu baaqay in ay ka gurtaan malayshiyadooda magaalada Laascaanood. Issimada iyo siyaasiyiinta Hogaanka kaga dhawaaqay magaalada Nairobi ayuu ugu baaqay in ay miiska wada hadalka soo fadhistaan si looga wada xaajoodo wixii ay tabanayaan, maadaama shacabka ayuu yidhi SSC wax ka dhisteen dawlada goboleedka Puntland, wuxuuna ku tilmaamay in ay shirka abaabuleen siyaasiyiin wax kale raadinaya. Tan iyo markii Hogaanka Badbaadada iyo mideynta lagaga dhawaaqay magaalada Nairobi waxaa soo baxayey go,aamo ay labada maamul ee Hargeysa iyo Garoowe kaga soo horjeedaan hogaankaasi, madaxweyne ku xigeenka Puntland C/samad Cali Shire ayaa ka horyimi isaguna go,aanka ka soo baxay Nairobi, maamulka Hargeysana wuxuuba u soo diray Rag ka hortaga fulinta hogaankaasi.
  12. The news is up now and this is the beginning of new era in the region. Garaad jaamac is not a friend of Bugland anymore, same with those who attended the said conference. All the ex-refugees in Garowe have find a new refugee camp now ,,, could it be Asmara this time ??
  13. I think this is a Propaganda news not a real one ,,, come on. Reuters should consider its sources inside Mogadisho now ,,,,
  14. arrin ka soo baxday Odayaasha Gobolka Sool iyo siyaasiyiintooda Lakiinse aysan Xubnihii hore ee Makhir State iyo Masuuliyiinta kale ee Gobolada Sanaag iyo Hayland aysan wax shaqo ah arrimaha shirkaasi ku lahayn.
  15. We have Muriidi Junior here ,,,,,,,,,,,,,
  16. anigu waxaan moodayay uuun inaan af Turki akhriyayo ,,,
  17. Originally posted by Juje: quote:Originally posted by NGONGE: ^^ Naga daa dee. Even mad muriidi is part of the Sh. Sharif government? Ina li allah. Oo Sheikh Sharif ma asaga fiyow? .... waar maaheee ??
  18. Seeing a "Somali Gay Man" is not new Marx ,,,,, don't you know they have a whole dedicated website somewhere on the net ???? ,,,,, I know at least 5 of them living here ,,,, just like the others ...
  19. waar malaa heerkaa muu gaadhin ,,,
  20. Statement: "I'm a Romantic." True Meaning: "I'm poor." Statement: "You're the only girl I've ever cared about." True Meaning: "You are the only girl who hasn't rejected me." Statement: "I really want to get to know you better." True Meaning: "So I can tell my friends about it." Statement: "She's kinda cute." True Meaning: "I wouldn't kick her out of bed but a pillow over the head might be necessary." Statement: "I don't know if I like her." True Meaning: "She won't sleep with me." Statement: "Was it good for you?" True Meaning: "I'm insecure about my manhood." Statement: "I had a wonderful time last night." True Meaning: "Who are you?" Statement: "Do you love me?" True Meaning: "I've done something ****** and you might find out." Statement: "Do you 'really' love me?" True Meaning: "I've done something ****** and you're going to find out sooner or later." Statement: "How much do you love me?" True Meaning: "I've done something really ****** and someone's on their way to tell you by now." Statement: "I have something to tell you." True Meaning: "Get tested." Statement: "I've been thinking a lot." True Meaning: "You're not as attractive as when I was drunk." Statement: "I think we should just be friends." True Meaning: "You're ugly." Statement: "I've learned a lot from you." True Meaning: "Next!!!!" Statement: "I'm on a long distance call, can you call me later?" True Meaning: "I gotta turn on my answering machine."