
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
United States welcomed the newly-elected Leader of Northland Somalia [SSC]
Jacaylbaro replied to Liibaan's topic in Politics
Waxaan ku waydiiyay wax aad isu tihiin niyow ,,,,, -
United States welcomed the newly-elected Leader of Northland Somalia [SSC]
Jacaylbaro replied to Liibaan's topic in Politics
Waar bal sug wax baan u yara shegayaaye ,,, -
United States welcomed the newly-elected Leader of Northland Somalia [SSC]
Jacaylbaro replied to Liibaan's topic in Politics
Waar xaglatoosiye maxaad isu tihiin niyow ?? -
VOA Launches FM Radio Station in Hargeisa, Somaliland Washington anelists emphasized the role of free press in promoting democracy at a Town Hall in Hargeisa, Somaliland today as the Voice of America (VOA) launched a new radio station in the Somalia breakaway region. “We expect this station to serve our people impartially and to inform us – not just with news – but with balanced reports and knowledge,” Somaliland President Dahir Rayale Kahin said as he welcomed VOA’s new broadcast. The launch of 88.0 FM brought together journalists, government officials, opposition members and civil society activists who gathered afterwards for a discussion entitled, “A Free Press in a Democracy.” Panelists praised the gains in independent media, but said challenges remain. Faisal Ali Sheikh, chairman of Jamhuriya newspaper, opposed pending legislation that would require the Ministry of Information to review advertisements. “The media should lobby against the amendment … which is aimed at restricting the freedom of the press,” Ali Sheikh said. Other panelists included Su’as Hussein Hagi Elmi, a female activist and Mohamoud Hussain Farah, dean of Hargeisa Univesity’s Department of Law. During an interview with VOA’s Somali service, Somaliland’s main opposition leader, Ahmed Mohammed Silanyo, also expressed his appreciation for the new station. “We are happy to see the Voice of American launch this FM station which will help the people of Somaliland,” Silanyo said. VOA Hargeisa 88.0 will air 24 hours of VOA programs daily. The broadcast stream includes three and half hours of news and features from VOA’s Somali service along with popular English news, discussion and music programs such as World News Now, Daybreak Africa, Hip Hop Connection and Music Mix. Besides Somali, VOA also broadcasts in English and 11 other languages throughout Africa.
-
Because he is the vice president of the country where the radio station is launched ,, any problem with that ??? ,,,,,,,,,, He was invited to officially open the station.
-
United States welcomed the newly-elected Leader of Northland Somalia [SSC]
Jacaylbaro replied to Liibaan's topic in Politics
That is not how it is done sxb anagaa waxan kaaga horraynaye ,,,,, you need to use facts not fabricated pictures. SOL is not the world. -
Somaliland Where Signatures Don't Count For Nothing .... finally eh ?? ,,, loooooool
-
which media are u talking about ?? ,,,,,,,,,,,
-
United States welcomed the newly-elected Leader of Northland Somalia [SSC]
Jacaylbaro replied to Liibaan's topic in Politics
Way kugu caddahay niyowe waxba ha ka galgalan ........ -
-
-
Waar landhan ma waa tuug miidhan baad i leedihiin imika ??
-
United States welcomed the newly-elected Leader of Northland Somalia [SSC]
Jacaylbaro replied to Liibaan's topic in Politics
maya cidina kama xuma ee runta uun sheeg sxb ,,, fabrication ka uun ka daa -
-
VOA oo Hargeysa ka furtay mowjad FM ah Idaacadda VOA ayaa Hargeysa ka furtay mowjad FM ah oo dhararkeedu yahay 88.0. Mowjaddan ayaan shaqeyn doonta 24-ka saac. Qeybta Afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa Arbacada maanta ah si rasmi ah magaalada Hargeysa uga furatay mowjad FM ah, oo dadka reer Hargeysa iyo agagaarkeeda ku nool ay ka dhageysan karaan afarta idaacadood ee ka baxa Qeybta Afka Soomaaliga ee VOA-da. Intaas waxaa sii dheer, in mowjaddani ay tahay mid hawada ku jirta 24-saac, taas oo macneheedu yahay in marka aysan Qeybta Af-Soomaaliga hawada ku jirin, in dhageystayaashu ay maqli karaan qeybaha kale ee VOA-da ee ku baxa afka English-ka. "Mowjaddan cusub ee FM-tu waxay suurta galineysaa in si fasiix ah ay shacabka Somaliland uga bogtaan wararka, warbixinnada iyo wareysiyada ka baxa qeybta Afka Soomaaliga ee VOA-da," ayuu yiri Cabdiraxman Yabarow, madaxa Qeybta Afka Soomaaliga. Mudane Yabarow, oo hadda ku sugan magaalada Hargeysa, si uu isugu dubba rido billowga mowjadda cusub ee FM-ta, ayaa sheegay in mowjaddan laga dhageysan karo illaa 25 kilometer meel u jirta magaalada Hargeysa, mararka qaarna in meel intaas ka fog laga maqli karo. Xafladii hadaba loogu talagalay furitaanka FM-ka Hargeysa waxaa ka soo qeybgalay Madaxda Somaliland oo uu horkacayo Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Axmed Yusuf Yaasin, golayaasha dowlada, Madaxda xisbiyada Mucaaradka iyo dadweyne aad u fara badan.
-
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa maanta xadhiga ka jaray qayb FM ah oo Idaacadda codka Mareyka ee VOA qeybteeda ku hadasha Afka Soomaaliga oo maanta si rasmi ah uga furatay Mawjad FM ah oo laga dhagaysan karo Magaalada Caasimadda ah ee Hargeysa iyo nawaaxigeeda, iyada sidoo kalena afarta wakhti ee Idaacaddaasi hawada soo gasho si toos ah dalka oo dhan looga dhagaysan karo. Munaasibadii loo sameeyey furitaanka mowjadan cusub ee ay idaacadda Codka Mareykanku ka furatay Magaalada Hargeysa ayaa Madaxweyne Ku-xigeenka ka sokow waxa ka soo qeybgalay, Shirgudoonka Golaha Wakiillada, Masuuliyiin ka socotay Xisbiyada Siyaasadda ee KULMIYE, UDUB iyo UCID, Madax ka socotay Idaacadda VOA, gaar Madaxa Laanta Afsoomaaliga Cabdiraxmaan Yabaraw, Afhayeenka Madaxtooyada, Wasiiro tira badan oo ka socday Xukuumadda Somaliland oo uu ka mid ahaa Wasiirka Warfaafintu, Xildhibaano ka tirsan Golayaasha Guurtida iyo Wakiillada Jamhuuriyadda, Madax fara badan oo ka socday qaybaha kala duwan ee warbaahinta dalka, Ururada bulshada, Aqoonyahaniin, Culimo-awdiin, Marti-sharaf iyo dadweyne kale oo aad u tira badan. Ugu horeyn Cabdiraxmaan Yabaraw, oo munaasibaddaa hadal ka jeediyay ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay mawjadan ay hadda qaybta Afsoomaaliga ee uu madaxda ka yahay ee VOA ku soo kordhiyeen, isla markaana waxa uu ka waramay tan iyo barbilawgii qaybta Soomaaliga lagu bilaabay iyo heerka uu haatan marayo. "Mowjaddan cusub ee FM-tu waxay suurta galineysaa in si fasiix ah ay shacabka Somaliland uga bogtaan wararka, warbixinnada iyo wareysiyada ka baxa qeybta Afka Soomaaliga ee VOA-da," ayuu yiri Cabdiraxman Yabarow, madaxa Qeybta Afka Soomaaliga. Mr. Yabarow, oo hadda ku sugan magaalada Hargeysa, si uu isugu dubba rido billowga mowjadda cusub ee FM-ta, ayaa sheegay in mowjaddan laga dhageysan karo illaa 25 kilometer meel u jirta magaalada Hargeysa, mararka qaarna in meel intaas ka fog laga maqli karo. Ka dib sharaxaadaas waxa uu Cabdiraxmaan Yabaraw Codbaahiyaha ku soo dhaweeyay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed Xaaji Daahir Cilmi.
-
-
Hargeysa(Bnn)- Idaacada VOA Laanteeda Af-Somaliga ayaa si rasmi ah maanta uga furtay Hargeysa Qayb FM ah oo laga dhageysan doono Magaalada oo dhan. Munaasibadii Furniinka Idaacada oo lagu qabtay Hoteel Mansoor ee Magaalada Hargeysa waxa kasoo qayb Galay Wasiirka Warfaafinta, Madaxweyne Kuxigeenka, Masuuliyinta Saxaafada Somaliland, Xisbiyada Qaranka, Golaha Wakiilada, Guurtida iyo madax kale. Waxa isagu halka Ka hadlay Madaxa Idaacada VOA-da Laanteeda Afsomaliga C/raxmaan Yabaraw oo ka waramay Taariikhda Idaacada iyo Hawlaha ay Qabato. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed X. Daahir oo isaguna halka ka hadlay ayaa sheegay inay soo dhaweenayaan Furitaanka FM-ta VOA-da oo ay ixtiraamayaan balse iyagana looga baahan yahay inay Somaliland u Ixtiraamaan sida loo ixtiraamay. oo ay eegaan marxalada Dalku taagan yahay iyo tii uu soo maray. Dhamaan Dadkii halka ka hadlay waxay ku dheeradayn sida loogu baahan yahay Idaacad Afsomaliga ku hadasha oo dadka wada gaadhay iyo in Furitaanka FM-ta Hargeysa ay tahay talaabo loo baahna, ayna rajeenayan inay ka duwanato Idaacadaha kale ee dhinaca ka raran.
-
looooooooooool ,, why? coz u're scared ??
-
I'm still surfing ,,,, addiction maybe ?? ,,,
-
Gobolka Kulmiye Hmmmmm ,, I think Siilaanyo got a new place now ,,,
-
Waa wadaaddadii ,,, walee waxaan ka baqanayaa 100 kaas oo is qarxinayaa inay soo noqdaan ,,,
-
Ethiopia, Kenya planning to attack Somali Islamists
Jacaylbaro replied to Che -Guevara's topic in Politics
Isagu dee askari maaha like the other one u know ,,,, waa wadaad Rolex loo xidhay ,,, -
Ahlan wasahlan folks again ,,,,, well, just got home and wanted to say Hi before I go to bed ,,,