Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Originally posted by Maaddeey: ^lol, JB bal ha soo post-gareeyo heestii Rajesh Khan oo iyagoo yar-yar la qaadaayey! MA KANAAD SHEEGAYSAA ??
  2. Ciyaal hindi hadaanad soo noqon ma adaa magaalaba arkay ,,,
  3. Originally posted by Cowke: Nuune, no I don't want to see them in Puntland, however they are more then welcome to head to hargeisa. That is what i do support. Oo xagee bay u soo marayaan ??
  4. The leader of Somalia’s breakaway self-declared state of Somaliland called on Thursday for war against the hardline Shebab rebels as the region marked one year since deadly suicide attacks. Twenty-four people were killed in the October 29, 2008 multiple blasts that ripped through the presidential palace, Ethiopia’s diplomatic compound and the offices of the UN Development Programme in the region’s capital Hargeisa. Somaliland blamed the Al-Qaeda-inspired Shebab militia for the attacks. “The attacks that hit Somaliland were aimed at undermining the existence of our statehood and we must be united to fight against the perpetrators of such incidents,” President Dahir Riyale Kahin told a gathering commemorating the events. “We must go against those elements otherwise they will make our region like Mogadishu.” Shebab’s leader Ahmed Abdi Godane, aka Mukhtar Abu Zubair, hails from Somaliland. The Shebab, who control southern Somalia, have waged relentless battles against Somalia’s transitional government in the capital Mogadishu. Unlike the rest of Somalia, Somaliland — a former British protectorate which broke away from the rump Somalia in 1991 — has been relatively peaceful. Source: AFP
  5. Waaheen (Hargaysa);-Wasiirka Wasarada arimaha Dibada Somaliland C/laahi Maxamed Ducaale ayaa manta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiir cusub oo ay dawlada Ethiopia u soo magacawday Somaliland,iyo xubno kale oo ka tirsan ama shaqaale ka ah safaaradaasi iyo wasaarada arimaha dibada ee dalka itoobiya. Wasiirka wasaarada arimaha dibada somlialnd C/laahi Maxamed Ducaale oo ka warbixiyay safiirkan cusub ee ay dawlada itoobiya u soo magacawday jamhuuriyada s/land ayaa sheegay in ay hore dawlada itoobiya xafiis ugu la hayd s/land kaasi oo ahaa xafiis ganacsi,balse waxa uu wasiirku xusay in ay haatan dawlada itoobiya somalialnd ka furatay safaarad rasmi ah,qunsulna loo soo magcaabay. Wasiirka Wasarada arimaha dibada s/land oo arintaasi sharaxaad ka bixinayana waxa uu yidhi “ waxaa manta halkan inala fadhiya Mr dirhe Tasfay oo ah qunsulka Ethiopia u fadhiyi doona s/land iyo hawl wadeeno kale oo ka socda xafiiskaasi iyo wasarada arimaha dibada ee dalka itoobiya,mr tasfay waxa uu yimid dalka shalay waana aynu sugaynay,waan ka war qabnaa waa tii la bedelay wakiilkii hare,saakana waa uu nagala qayb galay xafladii aynu ku xusaynay 29-ka October ee madaxtooyada,waxa uu inoogu yimidna waxa ay ahayd booqasho sharaf arimaha aanu ka wada hadlayna waxa weeyi xidhiidhka labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa. Anaga farxad weyn bay nootahay in safiirkan lanoo soo magacaabo,iyada oo xafiiskina imika lag dhigay safaarad halkii markii hore laga odhan jiray xafiis ganacsi,laakiin hada laga dhigay safaarad,aad iyo aadna waan ugu faraxsanahay in kor loo qaado xafiiskii oo uu noqdo qunsuliyad waana wax weyn oo qaranka u soo kordhay hawlihiina halkii ayaa laga sii xoojinayaa markaa waxan jecelahay in aan arintaasi idinla socod siiyo” Waxa kale oo uu wasiirka arimaha dibada s/land halkaasi ka sheegay in wakiilkan cusub ee ay dawlada itoobiya u soo magacawday s/land uu madaxweynaha s/land Daahir Rayaale Kaahin lakulmay habeenkii xalay ahaa iyada oo uu kulankaasina ka dhacay sida uu sheegayw asiirku qasriga madaxtooyada ayna ka wada hadleen madaxweynaha iyo qunsulku arimo badan isaga oo wasiirku arintaasi sharaxayana waxa uu yidhi “ wakiilku waxa uu xalay la kulmay madaxeynaha somaliland mudane daahir rayaale kaahin, oo uu booqasho sharaf ugu tegay salaam iyo fariin uu uga siday ra,iisal wasaaraha Ethiopia Male senawi iyo wasiirka arimaha dibadaba waana uu ka gudoomay madaxweynuhu taasina in yar oo gaaban ayay ahayd aniguna waan la joogay waaxan aan odhan karaa waa talaabo wanaagsan” Dawlada itoobiya ayaa s/land hore ugu lahayd xafiis ganacsi kaasi,iyada oo ay dhawaan sida laga war qabo ay bedeshay dawlada itoobiya wakiilkeedii hore ee s/land,balse qunsulkan cusub ee ay itoobiya hada u soo magacawday s/land ayaa lagayaabaa in ay ka mid talaabo ay s/land qaaday.
  6. Not the seat i guess ,,, but the one on the seat
  7. Originally posted by NGONGE: Lets put a Xaaji xundjuf twist on this. In a time when Puntland is arguing with ONLF, Sh. Sharif's plane is attacked by mortars and the Ahlu El Sunna declared a new admin, Somaliland shows its peacefulness, statehood and prosperity by sparing time to remember those who died on the 29th of October 2008. Arr maxay duushay, different stratosphere bay maraysa! Xaajigu supports Ina Godane and Somalialnd at the same time ,,,
  8. Not exactly a war but more tolerance as always. I don't want ONLF to open another front now since they already have enough of their own.
  9. Originally posted by Che -Guevara: ^Hormarka maxaad ku diidey? This is about politics adeer ,,, have nothing to do with horumar ...................
  10. misleading title ,,,,,,, since when Faysal had special forces ??? ,,,
  11. waa film kii uu kula baxay 'gaalmastar' ,,,, This is the film's Song ,,,,,,,, ,,,, remember now ???
  12. looooooooooooooooooooool@qaldanistan ,,,,, U made me laugh Faaraxow ,,,, hehehehehe
  13. Siduu magaciisa oo afran u hayo ayaaban ka yaabay ,,,,
  14. Originally posted by J11: Volcano-da ha nala hubiyo nimanyow. Ma Somaliland beey la jirtaa mise Puntland mise waa kacaanka cusubee Northland. Armay intaba ka soo hor jeedaa ,,,
  15. Sholay, Disco Dancer, Qurbaani iyo alaabtaas i waydiiya ,,,,, waxa ka sii daran ,, yaa daawaday "Gun Master G9" ??? ,,
  16. Gona get mine tomorrow ,,, whohoooooooooooooooo