Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Trying to see if they are going to come through Dubai dee ,,,,,,,,,,,,,,,
  2. Whoever behind this ,,,, terrorism has no place in Somaliland ,,,,
  3. Qaraxan ayaa ku soo beegmay mar ay todobaadkan shaaca ka qaadeen Kooxda Al-shabaab, oo ku hanjabtay inay weeraro ku qaadayaan wadamo ay mid tahay Somaliland
  4. Laascaanood (Qarannews)- Qarax saaka abaaro 9:30 ka dhacay magaalada laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, ayaa waxaa ku dhintay Sarkaal ka tirsan ciidanka Somaliland oo lagu magacaabo Cismaan Afdhilo, isla markaana waxaaa ku dhaawacmay tiro kale. Qaraxan oo ka dhacay Kaantaroolka bariga ee magaalada Laascaanood, ayaa waxa lala beegsaday gaadhi ay saarnaayeen saraakiil ka tirsan ciidamada Somaliland ee ku sugan magaalada Laascaanood. Warkan oo uu noo xaqiijiyey Maayarka magaalada Laascaanood Axmed Daahir oo markii uu qaraxu dhacay aanu khadka telefoonka kula xidhiidhnay, ayaa noo xaqiijiyey in qaraxaasi jiro, isla markaana uu ku dhintay ninka Sarkaal ah oo magaciisa la yidhaahdo Cismaan Afdhilo. Waxaa kaloo uu noo sheegay Maayarku inay jiraan dad kale oo ku dhaawacmay qaraxaas, hasayeeshee noomuu sheegeen tirada dhaawacu inta ay tahay Sidoo kale Maayarku waxa uu tilmaamay inay hadda socoto hawl-galo baadhintaan ah oo lagu ogaano ciddii qaraxaas ka dambaysay, meeshii laga soo mageelay iyo qaabkii uu dhacayba. Qaraxan ayaa ku soo beegmay mar ay todobaadkan shaaca ka qaadeen Kooxda Al-shabaab, oo ku hanjabtay inay weeraro ku qaadayaan wadamo ay mid tahay Somaliland.
  5. There is a new airline these days ,,,,,, from Stockholm direct to Berbera ..... will find details ..........
  6. Cowardly indeed ........... Allah ha u naxariisto sarkaalka. whoever behind this will regret sooner or later ,,,,,
  7. Laascaanood-(HWN)-Magaalada Laascaanood ayaa saaka waxaa ka dhacay Qarax Wayn oo lala beegsaday Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Sool Mudane Cali Sandul waxaana ku dhintay Taliyaha Laascanood Cismaan Afdhilo, waana uu kabadbaaday Gudoomiyaha Gobolka Sool Mudane Cali Sandula Warkaasina waxaa noo xaqiijiyay Wariyaha yaga nooga soo warama Laascaanood Ahmed Saakin , Mar aanu khadka telefonka kula xidhiidhney. Imika Goobtaasi Qaraxu ka dhacay ayaa Amaankeeda aad loo adkeeyay waxaana la baarayaa cidii weererkan Argagixisada ah soo qaaday taasi oo xaafad xaafad loo baarayo. Ilaa imika lama oga cida ka danbeysa Qaraxan waxaana Ciidama Qaranka Somaliland ay isla markiiba amaanka Magaalada Laas caanood adkeeyeen wax War ah oo kasoo baxay dhawaca mahayno, balse wararkeena danbe ayaanu idin kusoo sheegi doona ee kala socda Hadhwanaagnews.
  8. One Somaliland Military Official Killed .... and others wounded in a roadside bomb. Details to come later ..............
  9. U always say that and change your mind in the last minute ,,,, won't believe until i see u here ,, looool
  10. Looking forward to the next holiday .... should be within a month or something IA .....
  11. Back to work .......... very busy.
  12. waa somaliland (Is Waqooyi Galbeed) ,,, xataa magacaa ku adag ,,,, aaar kanaa. Cadaawadda ku jirtaa waynaaa ,,,,,
  13. Jacaylbaro

    Untitled.

    waan xasuustaa markaan ku heesi jirnay: "Waa hooyo oo, waa habar **** ah" ,,
  14. Actually she looks sexier than the rest ,,,,, they're probably jealous ... I know what i was looking ,,, loool
  15. If they have their own playgrounds in such young age ,,,, then surely they have better opportunities when they grow up.
  16. ^^^ He will never answer the last question ,,, Originally posted by nuune: quote:Originally posted by Che -Guevara: In conflicts, there is no neutral party!!! Aniguba yaabey, news la aaminaa maba jiro, dat is why I never trust war la soo tabiyo ama website lagu qoro, laakin ila fiiri cowke wuxuu soo qorey: The method includes have an officer from Ethiopia based in Puntland and if anyone of suspicion of ONLF activity is found they will be interrogated by local Police, Birmaadka, or as far as PIS. This interrogation will be monitored by the Ethiopian officer who will be based in Puntland to make sure they are satisified. War anagaa wax aragney, illeen balaayo, Cowke knows more and more!! Annaguba yaabnay ,, oo fajacnay oo amakaagnay ,,
  17. Originally posted by Xudeedi: Remember me and Faroole are from the same family. No wonder you're trying hard ............
  18. Sow kuwii lahaa waa been sheekadaasu oo waxba kama jiraan ,,,,,,
  19. The increased ranking for South Africa is due to increases in parliamentary and ministerial positions for women under the new government. Lesotho holds its strong position thanks to its lack of gender gap in health and education services. This is what i approve ............. I don't give too much attention to the picture .... seems even such young girls have their own football places ......
  20. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: And the Xabashi octogenarian stooge, spending his forced retirement days in the deserts of Yemen, was the most successful of them all. How remarkable!
  21. The World Economic Forum posted the 2009 Global Gender Gap Report today, its yearly survey of gender inequality based on economic, political, educational and health factors. For the first time, two African nations entered the top 10 rankings: South Africa at #6 position (up from #22 in 2008) and Lesotho in the #10 slot (up from #16 in 2008). The increased ranking for South Africa is due to increases in parliamentary and ministerial positions for women under the new government. Lesotho holds its strong position thanks to its lack of gender gap in health and education services. These advances for South Africa may come as a surprise to many who feared for women's empowerment in South Africa following the May election of President Jacob Zuma, a practicing polygamist and accused rapist. The World Economic Forum reports that two thirds of countries surveyed have made reduction in their gender gaps since 2006. However, the United States fell four spots since last year, coming in at #31 on the list. It looks like the death of macho due to the global recession may not be occurring as quickly as some expected. In any case, the United States is not alone in its loss of gender equality; Germany, the United Kingdom and France also saw declines in their rankings since last year. Unsurprisingly, the bottom of the list remained largely unchanged from last year with Yemen, Chad, Pakistan, Benin, Turkey, Saudi Arabia and Iran continuing to boast the world's worst gender gaps.
  22. hehehehe ,, adigaaba sheegaya ,,,
  23. maxay yeeleen ,,,, meeshaas qaylo uun bay dheguhu ku xanuunayaan ,,,, xataa sida wax loo dhirbaaxo ma yaqaanaan ,, lol