Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Somali Cooperation would do it ,,,,, then we have Somaliland, Somalia, Djibouti and others having strong ties with each other.
  2. Bal dib ugu noqo website kooda ,,,, shalay waxay lahaayeen Buraale waa geesi ,, imikana waxay leeyihiin waa nin waalan ,,
  3. Looks like your confused writings sxb ,,,, do u write for them ?
  4. looooooooooooooooooool@shumburo Daahir ,,, waan u sheegayaa intaa markaan arko ,,,, lol
  5. Waar Garaadku waa miskiin ,, waa la siray oo niman baa ku guuraya. I bet inuu wax ogyahayba.
  6. Xaaaax ,, dhaxan weynaa saaka
  7. Dee bal inoo fur waayahaye thread gooniya ... ama troll ka is keen ,, lool
  8. Soonagii khadrana ka daba keenay maaha ee u soo dhoofinay ,,,, islaanta intay ka wada dhoofeen bay magaaladii ku cidleeyeene.
  9. and how do u know ......... I might be one of his relatives. WAxaan xasuustaa beri uu 4000 oo shilin i siiyay oo dhulkuba ila wareegay ,,,
  10. mayee dhowr iyo labaatan sanoba waan lahaa ,,, oo odaygii Axmed Saleebaan la odhan jiray baa intaanuu dhoofin iiga sii tegey ,,,,
  11. Misleading title as usual .............. What is has Alshabaab to do with the hijacking ??
  12. Garaadka iyo dadka waalanba waa la dawaynayaa dhowaan ...... sidan lagu eegan maayo ,,,
  13. Garaadkaaba ugu darnaa baa la yidhiye ,,, sowka dhowr xad ka talaabay maaha ,,
  14. I think Dr. Gabboose should urgently go to Buuhoodle ,,,,,
  15. Originally posted by Sophist: ^ Raga waadba taqaane waa maxay su'aashan? Ma ragaagii baad leedahay hadalkooda waan ka shakisanahay? Somalimirror is run by Ducaad who are very close to the Sheekha la afduubey. Sophist marar hore ayay qoreen waxyaalo been ah ,,, waxay ku xidhan tahay cidda warka soo siisay. I only know about the Sheikh in Burao ...
  16. aniguna mid la yidhaahdo HA DHACDO NATIONAL PARTY baan maalin dhow samaynayaa ,,,