
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Foreign language dictionaries could soon be a thing of the past, after Japanese manufacturer NEC unveiled a pair of glasses that can automatically translate spoken words and phrases. The Tele Scouter glasses feature a compact microphone and camera, which picks up the foreign-language conversation. This audio recording is then relayed to a small computer worn on the user's waist, which transmits the information to a remote server. The server translates the words from speech to text, and transmits it back to the glasses, where the translated phrase is then appears on a tiny retinal display, providing the wearer with a transcript of the conversation in their own language. The system is designed to be compact and lightweight, so it can be comfortably worn for long periods and not to use too much battery power. The retinal display projects the text in the wearer's peripheral vision, enabling the user to maintain eye contact with whoever they're speaking to. The Tele Scouter is currently still a prototype, although NEC plans to start selling the system to businesses next year. The Japanese manufacturer admits that the device's translation capabilities are limited at the moment, so it will market the device as a wearable, hands-free data display. NEC envisages that it could be used by engineers and technicians to view user guides or manuals while installing and repairing hardware. A Tele Scouter system capable of supporting up to 30 users will cost around Y750 million (around £5.1 million), and NEC is hoping to sell 1,000 of these systems within the next three years.
-
Hmmm ,, how so ?
-
waxaan doonayaa inaan u caqli celiyo oo aan idhaahdo abti ka joog dagaal Bottom line ,,,,,,,,, hope he is listening
-
Anagu hub kuma seexino ee kiniinka hurdadaanu siinaa ,,, oo weliba caanaha ugu darnaa.
-
Hub maxaa lagu falaa ..........
-
Buhoodle Second Attempt to capture the Terrorist
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Adna isku dar ............. -
Jidbaale hints at Puntland links with the killing of Af-dhilo
Jacaylbaro replied to me's topic in Politics
Underage looma ogola kii soo galana ha iska akhristo maxaa jira ,,, koleyba wuu arki doonaa dhowaan e ,, -
Here is Boqor Buur Madow talking to Garaad Jaamac about the latest developments ...... just quoted the concerned parts: Waxaan Jecelahay oo beryahanba aad maqlayseen shir Niarobi ka dhacay oo uu Hoggaaminayay Aniga nin abtigay ah oo aan ku faano oo aan ku ixtiraamo saldanadda uu huwan yahay halka ay ka soo jeedo. Aad iyo aad waxaan uga xumahay hadalo Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac aan ka maqlay dadka kale ee hadlay wax qiimo ah oo aan u yeelay ma jiro, inaan u jawaabana igama mudna.Anigoo haddana aan jeclayn inaan u jawaabo Abtigay haddana waxa ii muuqatay hadalka Garaadka magaca uu leeyahay iyo dhibta uu geystay ama geysan doono waxaan doonayaa inaan u caqli celiyo oo aan idhaahdo abti ka joog dagaal. Waxaan aad iyo aad uga tacsiyadeynayaa abtigay inuu isagu sheegto daraawiish. daraawiishi waxay ahayd saldanaddaasi qiimaha leh ee uu isagu ku fadhiyo Garaad Cali wuxuu ahaa garaadkii ay daraawiish iyo Sayid Maxamed Cabdalle Xasan sida foosha xun u dileen una googooyeen waxaan xasuus nahay gabay uu adeerkay Cali Jaamac Haabiil ka tiriyay oo aanan jeclayn inaan soo qaado. Waxaan qabaa saldanadii sanadaha badan soo jirtay ee faca weyn cidii dishay inay ahayd daraawiishtii.Garaad Cali wuxuu ahaa ninkii u horreeyay ee ka soo hor-jeedsaday afkaartii daraawiishta” “Waxaan leeyahay Garaadka xilka culus ee uu qaaday hidihiisa inuu dib u raaco,waxaan qabaa Garaad Cabd-qani iyo Garaad Cali labaduba inay dadkan Somaliland oo dhan Garaad u wada ahaayeen.Garaad Cali wuxuu ahaa ninkii ka soo hor-jeedsaday markii Somaliland iyo Somalia ay midoobayeen ee la yidhi laa yaa garaad.hadalka Garaadka ka soo yeedhay mid laga filayay saldanada ma aha. Maalintii Garaadali-gan hadlayay Laas-caanood lagu caleemo saarayay Somaliland cid u kala hadhay ka qeyb galkiisii iyo dhismihiisii may jirin.waxaan ummadda reer Soamliland uga tacsiyadeynayaa hadalkaa ka soo yeedhay Garaadka.waxaan qabaa dilalka iyo ifafaalaha ka dhacay ee ka bilaabmay Laas-caanood inaanay Abti taariikhdaasi kugu qormin oo aanad noqon nin dhib ka shaqeeya. Anigoo ku hadlaya magaca Isimadda Somaliland wax colaad ah oo ka dhacda mandaqada kama qeyb qaadan doono.Abtigay haddii uu qoriga qaato waxaan leeyahay Abti wali dhiiqadda faraha maad gelin ee ka joog.Somaliland-na waxaan leeyahay arrintaasi waxba ku burburi mayso.” Boqor Buur-madow wuxuu sheegay in haddii aanu Garaad Cali Garaad Jaamac ka noqon arrinta uu wado inay dhici karaan tuur-tuurmo yar iyo jab-hadayn waxaanu xusay inaanay Somaliland arrintaasi waxba yeeli karin. Boqorku wuxuu Somaliland iyo Put-land mid walba ugu baaqay inay dhinaceeda nabad-gelyadeeda ka ilaashato oo ay ka feejignaadaan wax uu ku tilmaamay aafooyinka ku soo kordhay manqada.
-
-
Markab ay leeyihiin ciidama NATO ee ku sugan xeebaha Somalia ee ku teedsan badwaynta Hinya ayaa gaalbta ku soo xidhay marsada wayn ee magaalada Bebera kuwaas oo gadhwadeen u ahaa galbinyeyna markab u rarnaa hayada WFP ee Wold Food Program. Markabkan dagaal oo laga leeyahay dalka Norway, kana mid ah maraakiibta midowga Yurub ee la dagaallanka budhcad-badeeda Soomaalida ee ka qadhaabsata xeebaha Soomaliya iyokuwa wadamada ay xadka la eeyihiin ayaa gelbinayey markab siday shixnadan raashinka ah oo gaadhaysa (9000) Mitric ton, una raran Hay’adda WFP. Masuulliyiinta gobolka Saaxil iyo saraakiisha ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland ayaa kullan kula qaatay muddo laba saacadooda markabka guudkiisa taas oo ay la kulmee Kabtanka iyo taliayayaasha kala duwan ee markabka saarnaa, iyagoo ka wada hadlay iskaashiga Somaliland iyo in si wada jira looga shaqeeyo sidii loogu midoobi lahaa la dagaallanka kooxaha budhcad-badeeda ah. Ugu horayn Kabtanka markabkaas oo kullankaas ka hadlay, ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay imaatinka xeebta Somaliland oo ku sifeeyey meel ay ka jirto xasillooni iyo nabadgelyo buuxda oo ay kaga duwantahay Xeebta Soomaaliya, islamarkaana uu rajaynayo in NATO iyo Somaliland ay intaas iskaga sii dhawaan doonaan. Badhasaabka Gobolka Saaxil Maxamed Cabdillaahi Maxamed oo isaguna kullanka ka dhacay markabkagudihiisa oo la hadlaayey warbaahinta uga waramay kullankaas ayaa sheegay inay labada dhinac is-fahan ka gaadheen iskaashiga la dagaallanka budhac badeeda waxaana ka mid ahaa hadallada Guddoomiyaha “Si fiican baanu isku fahanay, hawsha budhcad badeedana waanu isla garanay in ammaanka xeebaha la adkeeyo, si wanaagsana loo wada shaqeeyo oo xataa wixi kotarabaana layska kaashado.” Maareeye-ku-xigeenka Dekedda Berbera, ayaa ka codsaday katanka iyo saraakiisha Markabka dagaal ee NATO inay dhulka u soo dhaadhacaan, islamrkaana ay soo indho indheeyaan dekedda. Haseyeeshee kabtanka markabka, ayaa ka cudurdaartay arrintaas, kuna sababeeyey inaanay fasax ka heysan Midowga Yurub oo iyagu hoggaamiya hawlgalka maraakiibtooda, balse ballanqaaday marka labaad ee ay soo noqdaan inay fasax u soo qaadan doonaan. Kullankan dhexmaray masuulliyiinta gobolka Saaxil iyo saraakiisha NATO oo noqonaya kullankii ugu horeeyey ee nociis ah ayaa waxa kale oo ka qaybgalay Ku-simaha Maayarka Berbera, ahna Maayar-ku-xigeenka Cabdi Jaamac Faduul iyo Taliyaha Ciidanka Illaalada Xeebaha Somaliland Cismaan Jibriil Xagar. Ugu dambayntiina waxa ay amaan balaadhan u soo jeediyeen maamulka gobolka Saaxil iyo waliba madaxda kala duwan ee ay la kulmeen kuwaas oo ay sheegeen gabi ahaanba saraakiishii NATO in Somaliland ay tahay meel xasiloona .
-
Buhoodle Second Attempt to capture the Terrorist
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by xiinfaniin: quote:Originally posted by Jacaylbaro: he could be Col. Dalbac himself u know ,,, Some said the same thing about PL's Cowke Could Cowke and Xaajiga be the same person then ?? ,,, -
Jidbaale hints at Puntland links with the killing of Af-dhilo
Jacaylbaro replied to me's topic in Politics
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Naaneystiisa my high school mate kusoo xasuustay. His was Afsiil. -
Buhoodle Second Attempt to capture the Terrorist
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
he could be Col. Dalbac himself u know ,,, -
Buhoodle Second Attempt to capture the Terrorist
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
waar niyow malaa xaajigu buuhoodluu joogaa waaban ka shakiyeee ,, -
Buhoodle Second Attempt to capture the Terrorist
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Waar bal ka soo reeb niyow aniga wuu i maqli la'yahaye .. -
Jidbaale hints at Puntland links with the killing of Af-dhilo
Jacaylbaro replied to me's topic in Politics
Xaajigu xagee buu Siyaad barre ku arkay ?? ,,, -
Buhoodle Second Attempt to capture the Terrorist
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
haaye ka daa khalkhalka dadka ,,,, there is no second atttempt or something. He is not even in Buuhoodle anymore ,,,, -
Buhoodle Second Attempt to capture the Terrorist
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
xaajigu wuu isku dhex yaacay ,,,,,,,, -
Buuhoodle Leaders say Buraale Is a Mentally Sick Person
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Waxaan maqli jiray "ka daroo dibi dhal" ,, -
A prominant Sheikh kidnaped in LasAnod by Somaliland Malitia.
Jacaylbaro replied to Sophist's topic in Politics
No i don't know everything but we will know what you've asked in due time IA ....... it is not that hard when it is where you live ,,