
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Waaryaa BOB ciyaarahaas wuu dhameeyay ,, is miskiininta run ha ka moodin ,,, Mayonnaise badan kolayba wuu cunay ,,,
-
Laascaanood waxaa heysta dadkii u dhashey waxaa xasuuqa ka geystana waa isla iyaga Spot on .............
-
loooooooooooooooooooooooooooooooooool@tuujiska ,,,,, ninka South Africa jooga wax u dhiman ma leh ,,,, warkiisa waa dhan yahay ninkaas ,,,
-
President Farole Exclusive With Yusuf Garad Regarding Instanbul Declaration
Jacaylbaro replied to Cowke's topic in Politics
It looks like a nice breakfast after a night of sweet honeymoon in Hawaii ice lands -
Waar soodiga Mayonnaise kaba cuna ,,, samething weeyaan baa la yidhi ,,,
-
who is the translator now ?? ,,,,
-
President Farole Exclusive With Yusuf Garad Regarding Instanbul Declaration
Jacaylbaro replied to Cowke's topic in Politics
I like this part most .... who said the never met face to face ? -
BOB, caku iyo badow ,,, sidaasaad gabadh reer borame ahna ku rabtaa ,,,,
-
Now, are u sayiing Tuujiye has a Buufis ??
-
u gota like Muriidi .............
-
So you post here to respond to those in S-net ??
-
No, the 5 is very dangerous ....
-
Dowlada Hiiraanland oo lagu dhawaaqay iyo madaxweyne loo doortay London: (Sh.M.Network) Kulamo joogto ahaa, oo mudo lixbilooda u socday odayaasha, indheer garadka, culumaa udiinka,siyaasiyiinta iyo ururada bulshada ee ka soo jeeda gobolka Hiiraan, ayaa lagu dhisay dowlada HiiraanLand(Hiiraanland State). Kulamadaasi, oo ka kala dhacay wadamada Yurub, Waqooyiga ameerika, Kenya,Sucuudi Carabiya, koonfur Afrika iyo Soomaliyaba, ayaa kulankii ugu dambeeyay oo ka dhacay dalka Ingiriiska waxaa madaxwaynaha dowlada Hiiraanland loogu doortay Mudane Muqtaar Sh.C/risaaq sh. Cusmaan. Madaxwaynaha, oo hadal kooban jeediayay doorashada ka dib ayaa ugu horayn u mahad celiyay dadkii doortay, waxaana uu u balan qaaday in uu sadex todobaad gudahood ku soo dhisayo dowlada HiiraanLand State, oo matalaysa shacabka reer Hiiraan sida la sheegay, Madaxwayne Muqtaar, ayaa sidoo kale sheegay in uu soo dhisayo gudiyo ka howlgala dhamaan degmooyinka gobolka Hiiraan uu ka kooban yahay. “Waxaan ka xumahay waxa ka dhacaya guud ahaan dalka Soomaaliya. Geed gaaban iyo midba dheerba waxaan u fuulayaa sidii aan wax uga qaban lahaa dalka guud ahaan iyo gaar ahaan nabadeynta gobolka Hiiraan”, ayuu yiri Madaxweynaha la doortay Mudane Muqtaar Sh.C/risaaq. Waxaa kale oo uu intaasi ku daray madaxwaynuhu in uu il gaara ku eegayo dadka ay dowlada Hiiraanland state ay matalayso ee ku dhibaataysan gobolka Hiiraan iyo meelo kaleba. Ugu danbayntii, Madaxwayne Muqtaar waxaa uu ka codsaday dadkii tirada badnaa ee doortay in ay gacansiiyaan maadaama qof keligii waxba qaban Karin. Kulamadan soconayay mudada lixda bilooda, ayaa sidoo kale looga hadlay nabadgelyada iyo amaanka gobolka Hiiraan iyo xaaladaha sidyaasadeed, horumar iyo dhaqan dhaqaale ee gobolka iyo mida bini’aadanimo, taasoo keentay in lagu dhawaaqo dowlada Hiiraanland satate. “Dowlada Hiiraanland State waxay matalaysaa dadka ku nool gobolka Hiiraan, wadashaqayn fiicana waxaa ay la yeelanaysaa dhamaan maamulada la deriska ah iyo dowlada soomaaliyeedba”, ayaa lagu sheegay warsaxaafadeed loo qaybiyay saxaafada. Madaxwayne Muqtaar ayaa durbaba bilaabay kulamo uu la qaadanayo dadka reer Hiiraan ee ku nool dalka Ingiriiska. Lama oga qaabka ay u howlgaleyso dowladaan looga dhawaaqay dalka Ingiriiska iyadoo aan sidoo kale la ogeyn qaabka madaxda dowladaan oo haatan ku sugan wadamo shisheeye ay u socodsiin karaan dowladooda maadaama gobolka ay dowlada uga dhawaaqeen intiisa badan ay Maamulo u sameeyeen oo ay hoostagaan dhaq dhaqaaqyada islaamiyiinta ee ka jira Soomaaliya.
-
Waxaa maanta magaalada London ee wadanka Ingiriiska lagu caleemo saaray madaxweyne Cusub oo madax u noqonaya Maamul loogu yeeray Hiiraan Land oo kamid noqonaya maamulada Siyaasada ee kajira wadanka Soomaaliya,waxaana maamulka caleemo saartay dad kasoo jeeda isla gobolka Hiiraan. Maamulkan oo samayntiisa lawaday mudo Bilo ah ayaa maanta xaflad si weyn loosoo agaasimay oo kadhacday magaalada London ee cariga England looga dhawaaqay,waxaana Madaxweyne oo doortay Muqtaar Sheekh Cabdirisaaq oo kamid ahaa dadkii waqtiga badan usoo jaxartamayey samaynta Maamulkaas. Caleemo saarka Madaxweynaha Hiiraan Land ayaanan waqtibadan qaadan,waxaana la sheegey in awal horay looga soo fakaray,isla markaasna Muqtaar Sheekh Cabdirisaaq uu hada wixii kadanbeeya matali doono dadka kasoo jeeda gobolka Hiiraan oo la sheegey in waqtigan ay dhibaatooyin badani haysato. Madaxweynahan lacaleemo saaray ayaa isla xafladii warbaahinta kula hadlay,wuxuuna sheegey in uu aad ugu faraxsan yahay xilkan loo doortay,waxaana uu shacabka gobolka Hiiraan ka codsaday inay maamulkiisa isgarab taagaan si ay uga qeybqaateen hor'umarinta maamulkiisa,isla markaasna aysan waxba ureeban taageeradiisa. Warqoraal ah oo aysoo saareen saraakiil katirsan maamulkan ayaa sheegey in Maamulkoodu uu yahay maamul goboleed lamid ah kuwa Soomaaliland & Puntland isla markaasna uu xiriir laleeyahay dawlada waqtigan jirta,balse qoraalkan laguma sheegin in uu maamulkaasu Dawlada hoos tagayo. Maamulka Hiiraan Land ayaa kamid noqonaya raxan Maamulo ah oo kajira guud ahaan dalka Soomaaliya,balse aanan si toos ah gudaha dalka uga shaqeyn marka lagareebo Maamulada Puntland & Soomaaliland oo qeybo badan oo wadanka ah ka jira isla markaasna deegaanadooda nabad kusoo dabaalay intii ay jireen,waxaana maamuladaas lasameeyey wadatashiyo waqti badan qaatay oo kadhacay gudaha dalka,balse maamulkani wuu kaduwan yahay Puntland & Soomaaliland oo dibada wadanka ayaa waqti kooban lagu soo uumay.
-
Now THIS Should shed the light on something ............
-
You don’t try to change the fundamental substance of an institution. You try to modify from within, keeping the good parts and adjusting the parts that aren’t working. Sounds workable & effective ... this is what they call "slow but sure" ........
-
As for the Radio Show ... I'm starting a similar one here pretty soon IA ,,,,, but this will be in Somali and more local. I'm not sure if it can be done here but there in London i suggest you start with more controversial issues concerning the Social issues among Somalis. Bring Somali Christians for example and then invite audiences for an open discussion. Also bring rare and interesting issues that is not yet covered by the other media.
-
Waxan maqlay naago in la tumo ku raaxeysta ayaa jira oo markii meel kasta la jabsho hawsha gurigeeda iyo qancinta odeygeeda si fiican uga soo baxaysa oo sidaa ku maqsuuda jira Anigaaba qaar shakhsiyan u aqaana ........
-
5 = The Fifth Column Khatar weeye iska ilaali ,, loool
-
INTERVIEW WITH DARMAAN