
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
It is 1:15am after midnight ,,, waiting for Suhur
-
This time ,,, I don't think Sambusa will be on any Afur dish ... at least for the first week. Waan ka mudaaharaaday sadex geesoodlahaas.
-
Now i will have a plenty of time as the working hours have been adjusted ..... 7:30am - 12:30pm ,,,, Can't sleep that long but at least ,,, u know ,,,
-
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
Jacaylbaro replied to Chocolate and Honey's topic in General
Originally posted by NinaNC: First things first yaa JB. What is that you ask? Well it starts with grocery shopping at the local market shop, then planning what to cook based on what you bought at the market. To answer your question I eat most of what I've listed every night or every other night. Inaalillaahi ,,,, -
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
Jacaylbaro replied to Chocolate and Honey's topic in General
So how long does it take you to eat all that ?? ,,, ehem -
Morning trollers ......... Working hours changed ,,,, 7:30am to 12:30pm ..... wow
-
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
Jacaylbaro replied to Chocolate and Honey's topic in General
Nina cunto badadanaa ,,,,, -
Don't u see those Arab fanatics telling you almost everything is made by Yuhuud ? ,,,, this Lebanese dude wouldn't talk to me when i told him i went to McDonald ,, he said the money goes to Yuhuud ... I told him i'm gona go there everyday then ,,,
-
waxay sheegayaan in Maleeshiyada Faroole ay Madaafiicda BM-ka ku garaaceen Tuulada (Madarshoon) oo ku dhaw magaalada Galgala.
-
Puntland oo Gaadhi la Gubay Dagaalkii Galabta Kadib markii ay kadaba tageen ciidamad Puntland Ciidamda Deegaanka Galbeedka bari ayaa waxaan ogaanay in ay halkaasi uu jab wayn kaagaaray. Masuul Xil weyn kahaya Puntland oo lahadlay saxaafada codsadayna in aan magaciisa la sheegin ayaa afbuuxa waxa uu noogu sheegay in ciidamada Puntland ay ku jabeen halkaasi Kadib markii ay masuulka ay u shegeen kuwa safka hore jooga in gaari laga gubay sadexna laga dhaawacay. Wararka ayaa sheegaya in Sheekh Atam oo Ciidankiisu ay wali ku Jiraan Goob aan Saas uga Fogayn GalGala oo ay Gudaha ugu Jiraan Ciidamada PL Wararka ayaa sheegaya inuu Dagaalku wali socdo, oo aan Faah Faahin dheeraad ah Laga Helayn
-
GalGala:- Dagaal Dib uga Curtay Maanta Dagaal Culus oo u dhexeeyay Maleeshiyaadka Maamulka Faroole iyo kuwa Sheekh Maxamed Saciid Atam ayaa goordhaw kusoo gaba gaboobay duleedka degmada Galgala. Wararka nagasoo gaaraya degmada Galgala ayaa xaqiijinaya in dagaal culus uu maanta barqadii dhacay, sida ay sheegeen saraakiil katirsan ciidamada Deegaanka ee uu Horkacayo Sheekh Atam dagaalka ayaa yimid kadib markii ay xoogagu weerar ku qaadeen Saldhig ay Maleeshiyaadka Faroole ku lahaayeen duleedka Galgala. Inta la ogyahay 5 Maleeshiyaad ah ayaa laga dilay Maamulka Faroole 5 kalane dhaawac ayaa soo gaaray waxaana weli la maqlayaa Hugunka Rasaas xoogan oo ay labada dhinac is dhaafsanayaan. Xoogaga deegaanka ayaala sheegay in ay meel Tog ah ku go’doomiyeen Maleeshiyaadka Faroole oo masaafa dhan 4 KM dhanka Galgala u baxay, waxay sheegayaan in Maleeshiyada Faroole ay Madaafiicda BM-ka ku garaaceen Tuulada (Madarshoon) oo ku dhaw magaalada Galgala. Sheekh Atam ayaa shalay sheegay in ay ku hareeraysanyihiin Galgala islamarkaana ay gacanta ku dhigi doonaan Hubka ay wataan Maleeshiyada Ashahaadda ladirirka ah ee uu wato Cabdi Raxmaan Faroole. Warar kale oo dheeraad ah ayaa sheegaya in deegaanka Loo YaqaanXamur oo 15-KM u Jirta Magaalada GalGala uu Haatan Dagaalku Madaxa la sii Galayo waxa Tafaasiil ah oo dheeraad ah Lagama hayo Colaada Deegaankaasi ka Curatay. Colaadan ayaa Curtay Maalin ka dib Markii Ciidamada PL Gudaha u Galeen Degmada GalGala halkaasi oo ay Xeelaad Dagaal oo Dahsoon uga guureen Ciidamada Daacada u ah Sheekh Maxamed Said Atam, Hase ahaatee Atam oo VOA-da la hadlay Dagaalka Looga qabsaday Gal Gala ka dib ayaa sheegay inay Xeelaad Dagaal Uga Guureen deegaankaasi ayna sii wadayaan Difaaca Deegaanka.
-
ISU SOOBAX LAGAGA SOO HORJEEDO MAAMULKA PUNTNLAND OO KA DHACAY MAGAALADDA HADAAFTIMO. Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 10/08/2010 isugu soo baxay magaalada hadaaftimo ee Gobolka Sanaag dadweyne farabadan oo isugu jira rag iyo dumarba, waxayna socod ku mareen jidadka magaalada iyagoo ku dhawaaqayey doonimayno FAROOLE BEERAGUBE iyagoo ula jeeda madaxweynaha puntland oo la sheegay in ciidamadiisu gubeen beero badan oo ku yaaley magaalada GALGALA markay qabsadeen halkaas. dareenkan dadka kiciyey ayaa yimid Ka dib markii maalmihii la soo dhaafay dagaalo ka dhaceen deegaanka GALGALA oo ay kula wareegeen ciidanka puntland deegaanka galgala, isla markaana la sheegay in ciidamada darawiishta puntland ay gubeen Beerihii halkaas ku yaaley ee dadku lahaa. Isku soo wada duuboo mudaharaadkan ka dhacay degmada hadaaftimo ayaan ahayn kii u horeeyey ee ka dhaca deegaanada Maakhir, waxaa bishii hore ka dhacay banaanbax kan la mid ah degmada Dhahar ee Gobolka Hayland. Laasqoray.NET
-
Daahir Riyaale Oo Degenaasho Magangelyo Siyaasadeed Ka Helay Dalka France
Jacaylbaro replied to A_Khadar's topic in Politics
We will see when he comes back ,,,, -
ma la hubaa ,,,
-
Don't be dirty minded now ,,,, it is Ramadan u know
-
This is Steve Slater, and he's a hero on Facebook. Why? Well most of his fans say it's because he did what they would love to do. Steve was a flight attendant on Jetblue Airlines until Monday. He dramatically quit his job after a rude passenger abused him on board while the plane was at JFK. Apparently, a female passenger went to take her bag down when passengers were still supposed to be in their seats, and when confronted, hit Steve on the head with her case. She verbally abused him too. It was the final straw for Steve. He said so over the PA system and then took two beers, activated the emergency slide and slid down to unemployment. He has been bailed out of jail for $2500 and is now facing potentially 7 years in jail for 'criminal mischief' and 'criminal endangerment' Should he be punished or lauded? Here's a common refrain on his Facebook page from Mike B Awesome man, would have done the same, hope it brings you fame and fortune, know what you went thru, dont blame you for a minute. And the memory of voicing yourself will be a happy one the rest of your life. GREAT EXIT. hope you enjoyed the beers . One other case also in the news today, but the jury is still out whether it's a hoax or not. Office worker 'Jenny' quit and took revenge on her sexist boss by outing his unproductive work habits (playing hours of Farmville for example) by writing messages on dry-erase boards and then photographing and mailing them around to 20 other employees. Here's a link to the photos. BBC
-
We had a meeting this morning to adjust the working hours during the month. We agreed we work 8am - 1pm but the HR should approve first. They should respond later today .... Still too much headache ,,,,,,,,,,,,,,,,,
-
First day of Ramadan. Always beautiful ,,, As usual the only thing i'm missing so far is my morning strong cuppa tea. Now i'm sitting at my desk with this terrible headache ........ it is already 1pm though.
-
Ana-waa-ikan.com ,,,,
-
i know but what about if that "near future" turns to be 2 years later ? ,,,, I'll drop da cv anyway.
-
I was about to apply this one ............. don't like Nairobi though.
-
Now what CL ?/ ,, lool
-
We've just discussed ,,, we might finish work at 1pm ,,,,
-
Good morning Val, nuune, Zack and others ....... Already missing that strong morning cuppa tea ... now i have a terrible headache .....