
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Wa'alaykum Wasalaam .... waa nabad. waa Jimce wanaagsan oo hadeer baa Salaadii laga soo dareeray.
-
Ahhhhh ,,,, "say walaahi" generation ....... Halkan bay ka buuxaan generation kaas oo meelahaa laga soo celiyay ,,,, waa run oo iyagaa ku kaxaysanaya laakiin hadana waa inaad wax fahantaa ,,, lool and by da way ,,,, They're all innocent ,,
-
Dagaalo xoogan oo gaystay dhimasho iyo dhaawac oo xalay ka dhacay gobolka Bari. Galgala: (Sh. M. Network) Dagaalo xoogan oo gaystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay buuralayda Galgala ee gobolka Bari waxaa uu ku dhexmaray ciidamad maamul gobaleedka Puntland iyo kuwa uu hogaamiyo Max’ed Saciid Atam. Dagaalada xalay ka dhacay deeganada buuralayda Galgala ayaa waxaa ahaa kuwa labada dhinac ay isku adeegsadeen hubka nuucyadiisa kala duwan, waxaana la sheegayaa in halkaasi uu ka dhashay qasaare isugu jira dhimahso iyod haawac. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu biloowday kadib markii weerar gaadmo ah Mar kale ay halkaasi ku soo qaadeen ciidmada uu hogaamiyo Max’ed Saciid Atam, fariisimo ay ku lahaayeen ciidamada PIS-ta Puntland buurta Galgala, waxana dagaalkaasi ku geeriyootay 3 ruux halka 6 kalana ay ku dhaawcmeen kuwaasoo ka wada tirsan dhinacyadii dagaalamay.. Xalaad goobihii xalay dagaaladu ay ka dhaceen ayaa saakay degan iyadoo aysan jirin wax war ah oo ka soo baxay dhinacyada ku dagaalamaya buuralayda Galgala.
-
-
Berbera(Togaherer.com):- Taliyaha Ciidamada ilaalada Xeebaha Jamhuuriyadda Somaliland Cimaan Jibriil Xagar, ayaa maanta 12 Baabuur oo ka mid ahaa 14 Gaadhi oo ay dawladda Ingiriisku ugu deeqday Ciidamada ilaalada Xeebaha Somaliland ka guddoomay Sarkaal sare oo dhinaca arrimaha Millatariga u qaabbilsan Safaaradda Ingiriisku ku leeyahay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. 12-kaas Gaadhi ayaa Taliyuhu ku guddoomay kulan lagu qabtay Taliska Ciidamada ilaalada Xeebaha Somaliland ee magaalada Berbera. “Aad iyo aad baannu ugu mahadnaqaynaa dawladda Ingiriiska iyo Mr. Brown oo ah ninka Millatariga Ingiriiska u fadhiya Safaaraddooda Addis Ababa ee xarunta waddanka Itoobiya. Runtii dhibaato badan ayaa naga haysatay xagga qalabka hadday tahay xagga Badda iyo hadday tahay gaadiidka Dhulkaba, wax badan oo dhibaatooyinkii baahiyeed ee aannu qabnay wax badan bay ka tari doonaan gaadiidkani.” Sidaa waxa yidhi Taliyaha ilaalada Xeebaha Somaliland Gen. Xagar. Taliyaha ilaalada Xeebaha Somaliland Gen. Cismaan Jibriil Xagar, waxa uu sheegay inay deeqdani hordhac u tahay deeqo kala duwan oo dawladda Ingiriisku ku ballan qaadday inay ku horumarinayso ilaalada Xeebaha Somaliland, kuwaasoo loogu talagalay in lagu sugayo ammaanka guud ahaanba xeebaha dalka iyo la dagaallanka Budhcad-Badeedda Maraakiibta iyo Doonyaha ka qafaasha Biyaha Gacanka. Dhinaca kale, Sarkaalkan Millatariga Ingiriiska u fadhiya Safaaradda Addis Ababa ee dawladdiisa, ayaa sheegay in Ciidamada ilaalada Xeebaha Somaliland door wayn oo muuqda ka qaataan la dagaallanka Budhcad-Badeedka. Sarkaal oo arrimahaas ka hadlayaana, waxa uu yidhi; “Waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay hadyaddan aannu ilaalada Xeebaha Somaliland ugu deeqnay inaannu maanta idin soo gaadhsiinno, isla markaana si rasmiya idiinku wareejinno, taasoo aannu filayno inay wax tar ka noqonayso deddaalka aad ugu jirtaan adkaynta nabadgalyadda xeebta dheer ee Somaliland.” Si kastaba ha ahaatee, Kulankaa Taliyuhu ku guddoomay 12-ka Baabuur, waxa iyaguna goob-joog ka ahaa qaar ka mid ah Saraakiisha iyo Ciidamada ilaalada Xeebaha Somaliland, kuwaasoo iyaguna madashaas ku soo bandhigay qaybo ka mid ah awooddooda iyo aqoontooda Ciidan.
-
Caawa Saambuusaan ku suxuurtay ,,, Anigu wax baan fahmayaa oo dad badan baan caawin lahaa ,,, lol
-
JOHANNESBURG, 19 August 2010 (IRIN) - South Africa is unlikely to deploy soldiers in support of the African Union Mission in Somalia (AMISOM), as it did "not believe" in the political direction being followed to resolve the conflict, and there was no exit strategy, an analyst said. The South African Cabinet was to make a decision on 18 August as to whether troops would join the peacekeeping mission, which is expected to last more than three years, but an indefinite national strike by public sector workers - with the army on standby to provide essential services - has delayed the decision, Henri Boshoff, head of the Peace Missions Programme at the Institute for Security Studies, a Pretoria-based think-tank, told IRIN. Peacekeeping commitments in Burundi, which ended on 30 June 2009, meant South Africa had previously declined to participate in AMISOM, but on 23 July 2010 AU Commission Chairperson Jean Ping requested South Africa, Angola, Nigeria, Ghana and Guinea to send troops to Somalia to bolster AMISOM. Ping's plea for support came shortly after suicide bombers from Al-Shabab, a non-state Somali group, killed 76 people in attacks in Kampala, capital of Uganda, after assaults on Ugandan and Burundian troops by Al-Shabab militia in Somalia's capital, Mogadishu. The peacekeepers in Somalia were operating under a "limited mandate" and had failed to bring stability to Mogadishu, which had resulted in daily artillery duels and firefights "inflicting thousands of civilian casualties by indiscriminately shelling neighbourhoods", Boshoff said. "Simply increasing AMISOM's size is unlikely to succeed unless accompanied by a political solution. Parallels could be drawn with the Afghanistan situation, where the United States and NATO countries have been involved in fighting the Taliban since 2001," he noted in a 30 July 2010 research note, Somalia: To Intervene or Not. "The recent surge of United States and NATO forces (Coalition Forces) has had perverse results; instead of stabilising the situation and bolstering the legitimacy of the Afghanistan government, attacks on the Coalition Forces and government structures have increased," he commented. In Afghanistan this had led to a strategy to "collaborate" with the Taliban in trying to find a solution, and conflict resolution in Somalia would only be achieved "in talking to the Islamic Courts, Al-Shabab and the warlords", Boshoff told IRIN. "The first reaction by the South African Minister for International Relations and Cooperation, Maite Nkoana-Mashabane, to the AU's request for South Africa to send troops was that Somalia's is a political problem, and that deploying military forces in isolation will not be the solution."
-
Waan ogaa adigu inaad fuley tahay .......... aheey ah ,,, bal maan joogo Canada ,,
-
Dramatic increases in infant mortality, cancer and leukaemia in the Iraqi city of Fallujah, which was bombarded by US Marines in 2004, exceed those reported by survivors of the atomic bombs that were dropped on Hiroshima and Nagasaki in 1945, according to a new study. Iraqi doctors in Fallujah have complained since 2005 of being overwhelmed by the number of babies with serious birth defects, ranging from a girl born with two heads to paralysis of the lower limbs. They said they were also seeing far more cancers than they did before the battle for Fallujah between US troops and insurgents. Their claims have been supported by a survey showing a four-fold increase in all cancers and a 12-fold increase in childhood cancer in under-14s. Infant mortality in the city is more than four times higher than in neighbouring Jordan and eight times higher than in Kuwait. READ MORE .........
-
Inantu cid kaxaysa oo magaalada iyo meelaha transports ka laga raaco soo tusa ayay rabtaa ,,,, wax fahan
-
This is my fav toilet ,,,
-
Eating Suhuur and trolling ,,,
-
It is gona be a big day ,,,,,, Waxa ku xigi doonta uun:
-
Qarax Khasaaro Geystay Oo Lala Beegsaday Gaari Ay Wateen Ciidanka Puntland
Jacaylbaro replied to mielmi's topic in Politics
Hit & Run Babe .......... -
Amin Arts: Pirate Faroole + Junior (SSDF Mafia Style)
Jacaylbaro replied to Xudeedi's topic in Politics
It is typo adeer ,,,,,,,,,, -
Somalia's once stable Puntland hit by insurgency
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I'm from Everywhere in Somaliland ,,,, Lander, go figure ,,, -
Somalia's once stable Puntland hit by insurgency
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ma maqasheen "Dahabshiil baa bad galay" ? -
Burn the Quran
-
meeshaana maxaad ka doontay ,,, waaban kaa shakiyee
-
-
Duke, u know i don't live there ......
-
I like this girl runtii ......... she is never real ,,,,
-
Looks like a Rock Star ,,,,