
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Waar naagtu qolomay ahayd baad tidhi ?
-
Between Tahajud & Subah prayers ........ sipping tea and trolling ,,,
-
One can eat if it is not Haram adeer ...... and it doesn't matter if you don't eat.
-
Raw Meat is not Haram anyway ............
-
Somaliland Gov linked with Islamists + Energy Security issues
Jacaylbaro replied to NASSIR's topic in Politics
Stuff & Nonsense ............ -
Somaliland New Police commander takes his New position Pics
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I'm Sure THIS IS What you wanted to post ,,,, -
And it was related to the later statements and the earlier comments ................
-
Norf, do i know that reer Shafiil ee Cajmaan jooga ? Good Friday peeps ................ I'll just go back to sleep ,,,
-
Waar that is Burco. If you are somewhere and want to take a nap ,, u don't have to go back all da way home or look for a hotel room. U just go to a nearby tree and sleep right there ....
-
Originally posted by The Zack: quote:Originally posted by Jacaylbaro: There is nothing between the two countries ,,,,, keep wishing people. Only jaceylbaro would post a news article and would come back to tell us "wax ka jira malaha waxaan soo qoray" The two governments spoke and said so ...... not me.
-
Xaajiyadii suunka u xidhi lahayd meeday ,,, lol
-
Somaliland New Police commander takes his New position Pics
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ciidanka Asluubta = Custodial Police Commander Turjumaan baad u baahan tahay adeer ... -
video of Rer ***** elders forced to condem their sons
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in Politics
The African weed in not good for your health u know ,,,, -
Sawirka maanta Ay Idiin Soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga ah Ee Oodweynenews waa Sawir muujinaya Dadka shaqo la’aantu hayso oo ku nool Magaalada Burco oo geed hoos hurda, Geedkan Hadhka wayn ee ay hoos hurdaana waxaa la yidhaahdaa “Arbeekada Bilaashka ah ee Xayraamiinta” . Bal aan ku ladho sawirka baydad ka mid ah gabay uu tiriyay Abwaan Cumar Maxamed (Xiinwaal) waxaanu yidhi: Qorraxdiyo kulaylaha dar uu dheehu qolofaystay Oo saan qombobay baan sidii qaran wadaagnaaye Sidii baan qalfoofkii u nahay qaro yaraantiiye Qalbigiyo sidii baa wajiga qiiq ka karayaaye Qaadiro sidii baa indhuhu nala qalloocaane Qaawanaan sidii baa derbiga qubane jiifaaye Qado li’i sidii bay wax badan maalmo qadayaane Qufac iyo sidii bay darxumo weli qandhoodaane.
-
Somaliland names a child as Ambassador to Ethiopia
Jacaylbaro replied to Land_Soldier's topic in Politics
Mohamed Hassan is a young energetic person who is a good example of the Somaliland youth. I'm proud of him and his likes who are willing to server their nation and proof themselves to be the future of the nation. -
New Director of the Somaliland Road Authority appointed
Jacaylbaro replied to Land_Soldier's topic in Politics
Adeer dad aanad aqoonin afka dheer ha la gelin beentana iska kala yaree waa Ramadaane ,,,, -
Borama Produces New Teachers for Eastern Sanaag
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
-
Xingalool Macalimiin Ayaa Gaadhay Waxaa Degmada Xingalool ee gobolka Haylaan soo gaadhay dufcadii ugu horreysey oo ka mid ah tiro macalimiin ah oo kasoo qalin jabiyey jaamacada Camuud University ee magaalada Boorama ee gobolka Awdal kuwaas oo kadib laba sano oo ay ku jireen waxbarasho iyo dadaal dheer dib usoo guryo noqdey. Macalimiintan soo gaadhey Degmada Xingalool ayaa dhiganayey jaamacada Camuud kulliyada tababarka macalimiinta (Fuculty Of Education) muddo laba sano ah, iyagoo haddana kasoo qaatey shahaadada (Diploma Of Teacher Training), waxaana si weyn loogu soo dhoweeyey dufcadan maclimiinta ah oo tiradoodu gaadheyso saddex macalin Degmada Xingalool. Wali waxaa la filayaa iney maalmaha soo socda yimaadaan macalimiin kale, waxayna dadweynaha deegaanku farxad weyn ka muujiyeen wiilashoodii oo kadib muddo laba sano ah oo ay waxbarasho ku maqnaayeen maanta yimi iyaga oo diyaar u ah iney dadkooda uga faaiideeyaan wixii ay soo barteen. Macalin Maxamuud Cali Shire oo ka mid ah macalimiinta soo qalinjabisey oo ay noo suura gashey inaanu wareysano ayaa nooga warbixiyey safarkoodii jaamacada camuud iyo mudadii labada sano ahayd ee ay la lagdamayeen waxbarashada jaamacada, waxaanu sheegey in dadaal dheer kadib ay kusoo guuleysteen iyaga oo kaalmaha hore u galay ardeydii ay la dhiganayeen kulliyada waxbarashada. Macalin Maxamud ayaanu weydiiney iney jireen ardey kale oo ka socotey mandiqadda oo iyagu jaamacada Camuud wax ka baraney waxa uuna noo sheegey iney halkaas la joogeey ardey kor u dhaafeysa 20 ardey kuwaas oo ka kala socdey gobollada Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka bari kuwaas oo kala dhigta sagaalka kulliyadood ee ay ka kooban tahay jaamacada Camuud, waxaana qaar ka mid ahiba iminka ay ka muuqdaan sawiradan qalin jabinta ardeyda. Jaaliyada Reer Xingalool ee qurba joogta ah ayaa iyagu dadaal weyn ku bixiyey horumarinta Degmada Xingalool waxayna deegaanka ka wadaan mashaariic horumarineed oo badan iyaga oo si gaar ah isugu taagey bixinta kharashka waxbarasho iyo masruufka macalimiintan labadii sano ee ay joogeen magaalada, Borama, waxaana si gaar ah ugu mahadiyey kaalintaa libaax ee jaaliyada qurba joogta ahi ay buuxiyeen dhamaan waxgaradka degmada Xingalool. Macalimiintan ayaa la filayaa dhowaan iney ka shaqo bilaabaan dugsiga sare ee Xingalool Secondary School oo hore ay wax uga dhigi jireen macalimiin reer Boorama ah balse maanta ay iyagu buuxiyeen booskii macalimiintaas waana markii ugu horreysey oo dhamaan macalimiinta dugsiga sare ay wada noqdeen dad u dhashey degmada Xingalool. Isku soo duuboo waxaa si farxad iyo reyn reyni ku jirto ugu soo dhoweeyey magaalada isimada, culimada iyo waxgaradka degmada iyaga oo shirar ay la qaateena is wareysi iyo xog warran ba ku kala bogtey waxaana dhowaan la filayaa in loo qabto macalimiintan xaflad soo dhoweyn. Source: Xiingaloolnews
-
New Director of the Somaliland Road Authority appointed
Jacaylbaro replied to Land_Soldier's topic in Politics
what fact ?? ,,,,, Niyow bal yara xishood hadaba -
waxaad ka hadlaysaan xataa idinkaan fahmaynba ,,
-
Ciyaalku hadal badanaa ,,,
-
New Director of the Somaliland Road Authority appointed
Jacaylbaro replied to Land_Soldier's topic in Politics
The new director of the Somaliland Road Authority is from the USC-tribes. Jaahilnimooy Ba' ,,,,,, -
Aniguna sirtaa culus baan ka yaabanaa ,,,