Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. I know u would ,, but sadly you didn't ..
  2. Bililiqo Shufto Budhcad .................. halkaa ka sii wad
  3. Tuugo maaha ,,, anigu kuma raacasani taas Nina ... Tuugadu waa ta iyadoon la arkayn wax xadda ,,, kuwan toodu way ka wayn tahay oo iyadoo la wada arkayo ayaabay raranayaan ,,,
  4. First Lesson: Exclamation words Jaw Naw Baw Haw Kaw Dhega Haja Wadhlo Hayaay ............. La soco
  5. Waar lacag way heli karaane laakiin this one was a whole package dee ,, the training, transportation, smuggling costs and was one package paid by Eritrea to support the ONLF.
  6. Originally posted by Sayid*Somal: way dhuustay! instead of way duushay! Isku yara xeji bahashu yay kaa fakane ,,,
  7. “Anigu waxa aan diyaar u ahay mar walba in hawsha ugu culus ee dalka iyo dadkuba u baahan yahay in aan isku dhigo oo aan qabto, kolba hawsha ugu culus ee uu qofku ka war-wareego ee ugu adag in aan qabto ayaan jeclahay, malaha taarikhduna taas way igu soo tijaabisay, aniga oo adiga oo ku le’eg ayaan u badheedhay in aanu dalkan xorayntiisa u so furno Ilaahayna wuu nagu soo guuleeyay, ragga badankiisu way dhamaadeene, waxaanan leenahay axdi ama heshiis rag badan oo in ay dalkan wanaag, xorriyad iyo horumar gaadhsiiyaan doonayay oo dhintay, haddii aanu wadadaa ka leexanana raggii dhintay ayaanu axdigii kaga baxaynaa, markaa in aan madaxweyne noqdo, markaa waxa aan qabaa in aan mar madaxweyne isu soo taago oo aan awoodeeda qabto oo aan dadka ku idhaahdaa hawshaas ma diin qaban karaa, waxa aan isleeyahay waa in aad taas ku fekertaa oo aad ku sii socotaa, maanta da’daydii iyo waayo aragnimadaydii waan is bidayaa laakiin dadka ayay u taalaa, dadka waxa aan waydiinayaa hawshaas ma idiin qaban karaa, mar in aan waydiinaya waan sugayaa haddii Ilaahay yidhaahdo iyaga ayaana ka jawaabi doona, xilkuna waxa uu ku wanaagsan yahay in qofka loo garto, ee maaha caadadan xun ee dimuqraadiyada ee ajaanibku inoo keenay.”
  8. Heestii maxay ahayd: Waan dhoofayaaye Degmoy ii soo ducee
  9. Waar xataa Sayidkaa ka yaabay oo markuu fahmi waayay yidhi "Adeer af muslin iyo mid gaal miduun iila kaalaya" ,,
  10. Madi cararta maqasheeda koris mino-san baa dhaanta Mataan lidiq ah laas miilo leh yaa mitimis dhaama Marwo camal xun maan-gaab ninkeed maqahs baa dhaanta Tol kaa maarmey gacal kaa mashiyay mudane kaa leexdey Xididkii aan maamuus lahayn malihi baa dhaama Muslinnimo nimaan kugula socon muuminnimo khaas ah Gaal maxasta kuu dhowra ood magansataa dhaama
  11. It is probably paid by their trainers in Asmara ....
  12. Gawaadhidan qaaday maleeshiyada hubaysan ee ku jihaysanayd Itoobiya ayaa Qiimaha gaadhiga nooca shaambo xayraanka lagu iibsadaa yahay qiime dhan $18,000, halka maleeshiyada hubaysan ee ka tirsan ONLF ay kaga kirasyteen gaadhigiiba $40,000
  13. Saddexdii Baabuur ee ay lahaayeen Muwaadiniinta Somaliland ee loo adeegsaday inay ka soo qaadaan xeebta u dhaxaysa Lughaya iyo Saylac Maleeshiyadii ONLF ee sida qarsoodiga ah bishan 10-keedii uga soo dagay deegaankaasi ayaa la sheegay inay ku kiraysteen baabuurtaasi midkiiba lacag dhan $40,000 Dollar. Maleeshiyadaa hubaysnayd oo tababar ku soo qaadatay dalka Eriteria, isla markaana ku jihaysnaa inay u gudbaan gudaha dhulka Ethiopia si ay halkaasi uga dagaalamaan. Saddexda gaadhi oo laba ka mid ah noocoodu ahaa Shaamboo Xayraan iyo Tm ayaa Maleeshiyadaas ka soo qaaday Xeebta Somaliland, kuwaas oo gudaha Somaliland dhex maray Masaafo dhan 120KM, iyaga oo galay buuralayda Maarmaar. Gawaadhidan qaaday maleeshiyada hubaysan ee ku jihaysanayd Itoobiya ayaa Qiimaha gaadhiga nooca shaambo xayraanka lagu iibsadaa yahay qiime dhan $18,000, halka maleeshiyada hubaysan ee ka tirsan ONLF ay kaga kirasyteen gaadhigiiba $40,000 Maleeshiyadaas oo la sheegay inay duulaan ku yihiin dalka Ethiopia. Ilo-Wareedyo aad ugu dhaw Deegaankaas ayaa waxa ay Haatuf u xaqiijiyeen, in markii ay Maleeshiyadaasi marayeen Kantaroolka Tuuladda Jidhi in ay Askartii Kantaroolku damceen inay baadhaan baabuurtaasi, balse markii ay u dhaqaaqeen uu masuulkii haysty uu ku yidhi iska daaya waa baabuurtii hore usoo mari jirtay ee Milixda’e. Ninka iska leh baabuurka TM-ka ah ee ka mid ahaa saddexdii gaadhi ee maleeshiyada lagu qaaday ayaa waxa lagu magacaaba Halaya, waxa la sheegay inuu ku sugan yahay tuulada Boon ee ka tirsan gobolka Awdal, kaas oo sida la sheegay hore loogu xidhiidhinayay dambiyo ku saabsan alaabooyin lagu soo qariyay baabuurkiisa wakhtiyo kala duwan. Haatuf
  14. Foreign Affairs Minister Moses Wetangula has expressed concern over the situation in Somalia saying it has remained a source of collective shame to the International Community. He said the conflict in Somalia is a source of great insecurity and instability in East Africa and the Horn of Africa in general. "The security situation is dire as armed groups operate at will and have overrun the whole country," said Wetangula. He said for the last 20 years, there has been no functioning government in Somalia despite several initiatives to stabilise the country. Wetangula made the remarks on Friday when he spoke at the United Nations Security Council in New York during the debate on the situation in Somalia. "The most significant initiative was spearheaded by IGAD, with support from the AU, in which negotiations were conducted in Kenya leading to the signing of the Transitional Federal Government charter in 2004. The Charter provides for transitional federal institutions including the government and the transitional federal parliament," said Wetangula. Wetangula said the sunset phase of the transitional federal charter comes to an end in August 2011, and yet little of what was envisaged in the charter has so far been achieved. "Instead, what is apparent is heightened fighting, lack of an effective central government and increase in incidences of terrorism, criminality and acts of piracy," said Wetangula. He added extremism has taken root in Somalia in recent years saying Al-Shabaab has virtually overrun the government and without the support of African forces, the TFG could have been overthrown a long time ago. Wetangula said the insecurity in Somalia is now overflowing to neighbouring countries adding the recent terrorist attacks in Kampala in which many lives were lost is a stark example of the threat posed by the extremist elements. "Intelligence sources have shown that Al-Shabaab, which was behind the terrorist attack, used collaborators from within the region. Among those who have been apprehended for the heinous attack are young Somali men and others of Somali descent living in neighbouring countries, including Kenya," said Wetangula. Wetangula said it was evident that Al-Shabab and other terrorist groups are intent on spreading their extremist ideology to neighbouring countries. "This is a major concern for Kenya and her neighbours as Al-Shabaab has threatened attacks on Nairobi, Bujumbura and Addis Ababa," said Wetangula. He said in the face of sustained insurgency against the TFG there was need for urgent support and assistance to build the capacity of the government security forces. "There should be urgent and robust response by International Community led by the UN Security Council to arrest the escalating danger facing Somalia and the sub-region," said Wetangula. He said the Security Council should deploy more troops the region adding a number of 20,000 to 22,000 troops deployed across Somalia would be ideal. "The raising of troops is not the major obstacle in Somalia. Countries in the region have been training Somalia Security forces that can support the stabilization efforts in Somalia," said Wetangula. He said lack of fulfillment of the UN member countries’ commitments, coupled with an uncoordinated approach to Somalia are the major obstacles to tackling the situation in Somalia. "In the worst case scenario, if the TFG were to collapse, the Al-Shabaab has vowed to pursue an agenda that revolves around causing chaos in the region. This explains the apprehension in the region about the spread of extremism and intolerance in the Horn of Africa and why Somalia must not be allowed to fail," said Wetangula. He said IGAD had recommended targeted sanctions and a blockade of the port of Kismayu and airports in the hands of insurgents and the AU endorsed the recommendations. Wetangula added the UN has made some effort in this regard by imposing sanctions on Eritrea, a principle collaborator of Al-Shabaab. "These measures need to be sustained and enhanced against all spoilers of the Somali peace process," said Wetangula.
  15. Jacaylbaro

    XAMAR!!

    Shabaab ka khayr ka sugayaaba ka daran ,,,,
  16. Jacaylbaro

    XAMAR!!

    Shabaab ka khayr ka sugayaaba ka daran ,,,,
  17. Jacaylbaro

    XAMAR!!

    Shabaab ka khayr ka sugayaaba ka daran ,,,,
  18. Anigu waxaan ogaa Mid Koonfur ka yimid oo is yidhi diinta cay ..... markaasuu yidhi "Waaryaa, DIINKA Was" ..
  19. Jacaylbaro

    XAMAR!!

    Mar kasta ,, not sometimes ,,