
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Look at this and choose you favorate style ..... I prefer Number 6 .... You don't face each other but yet making sure inaad dabada isa saartaan ,,,
-
Bisha oo dhamaadoo Buuraha dhexdoodana Cadceedu bucuurtoo Dadku ay balwanayaan ayaan beerlula agteediyo Baradii wacnaydiyo Ka baraarugay hurdadii Beeshu nabadqab weeyaan Aniguna bartaydii shaqadii baxsanayd Bisinka u hayaa
-
Thank you Ismahaan ,,,,,,
-
Yeah ,, i need a Fix ,,
-
coz i need the stuff u know ,,,
-
I said i'll walk ,, or maybe when i fly i can stop by London before i take off to Maris ... Come on now ,,,,,,,,,,, i'm waiting ,,
-
Just give me what u gave Sheh and watch me fly over ,,, I might come on London on foot ...
-
That is the ala ^Q@ldaan style ,,,,
-
I want to be on that ship then ,,,, at least Ibti will have some history that she made a man fly to the moon ,,,,
-
Look Sheh ,,, you're standing on my way now .. Ibti, i need the same thing u gave Sheh ,,, just prescription u know ,, i'll get it for myself markaa ,,,
-
Maybe he didn't fire up enough or got so angry that he lowered some of the shots ..... but he is in custody and things will be clear.
-
.... Ibti come on now ...... I need a little help here
-
and what is that nature provides to you and not to me ??
-
I don't mind giving a try anyway ........
-
Warka soo daa waaryee ,,,
-
Tell me about the Pills Sheh ,,,, I'm all ears now ,,
-
someone sent me this: NaF...RaBTa...MaNTa...BuRaaNBur...WaLiba...Ku...Wii...MaRKa...Canaha,Buulka,Adhiga.Geela,Guga,,,Kuwa as...Cidii...Caysa...Naf...Reer...Magaal...Ahooo...Hadana RReer...Miyii...Ah...Ku...Soo...Sadaqaysa
-
Raggu dalkoodii bay joogaan ,,, markaa ha u baqan you will see them at the graduation ceremonies in 2014 ,,,
-
Don't worry about that ,, We know what we're doing here. Rag baa la is hayaa and many things will happen ...
-
HERE IS THE TRUE STORY ABOUT THE KILLING Allah ha u naxariistee waxa xalay fiidkii toogasho qudha lagaga jaray laba qof oo shicib ah oo deganaa xaafadda Cabbaaye gaar ahaan Isgoyska Cawa Bariyo, labadaas qof oo kala ahaa Wiil iyo gabadh ayaa ay wararku sheegayaan in ay haleeshay xabad uu riday nin shicib ah oo dukaan ley ah. Ninka dukaanka leh ee rasaasta riday ayaa rasaasta haleeshay labada qof waxa uu iskaga difaacayay ciyaal xaafad dukaankiisa shiid hadhka kaga dhigay, dad goob joog ahaa ayaa sheegay in markii hore ay laba kooxood oo ciyaalo xaafad ahi ay is dilayeen isna shiidayeen, kadibna ciyaalkaasi mid ka mid ahi uu dukaanka gabood ka dhigtay iyada oo kooxdii ay iska soo hor jeedeen ee kale ay dukaankii weerareen shiid raaxda kaga qaadeen, markaasi ayuu dukaanlihii la soo baxay qori u yaalay dukaanka dhexdiisa, dabadeedna rasaas uu ooda kaga qaaday, isagoo cirka u ridaayay si uu ciyaalka iskaga kala kexeeyo. Bale, waxa la sheegay in rasaastii ay haleeshay gabadha oo magaceedu ahaa Hana Xusseen Cumar, oo ay xabadu ku dhacday iyadoo waxoogaa yar uun ka hor ka baxday dukaanka, halka wiilka isna la odhan jiray Guuleed Muuse X. Cali uu joogay goob ku dhow Dukaanka, sidaasina ay labadaasi Marxuum ku naf waayeen. Ninkii dilka gaystay ayaa wararku sheegeen in Ciidamada Boolisku ay qabteen una taxaabeen Saldhiga Booliska ee Daloodho.
-
I know Somaliland is great when one incident happens and it makes all over the news .... Allah ha u naxariisto labada qof ee dhintay ...
-
Wada hadal is always the first and last option ..... we can deal with the few blood-thirsty individuals.
-
For the moment I'm addicted
-
Reer burcaa shaxaad ku waalay ,,,