
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
A new teacher was trying to make use of her psychology courses. She started her class by saying, "Everyone who thinks they're ******, stand up!" After a few seconds, Little Davie stood up. The teacher said, "Do you think you're ******, Little Davie?" "No, ma'am, but I hate to see you standing there all by yourself!"
-
Somaliland foreign minister to visit neighbouring countries
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Djibouti although a political enemy they don't have a choice here ..... I would say the government should be vigilant of their actions even if they smile at us ... -
Subax wanaagsan Tutti .................... Wasssup Niggas ?
-
Dee taayada waanu ka adag nahaye oohintan iyo qayladan naga daaya ,,, calankayagii baa la diiday yaa bilaabay iyo cabaadkan ?? Jahada SG maxay ahaydna ??
-
Mogadishu: Farmaajo I wont use 4.5 forumal for cabinet
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Don't worry ,, we're here to help dee .... -
Dhulka soomaalida xaguu ka taagan yahayna ?? ,,, Villa Somalia, Dekeda iyo airport ka sow maaha ?? Naga daa dee ,,, lol
-
Nin reer guuraa ah oo ku sugan deegaanadii dagaalka galbeedka Bari oo lasoo xiriirey idaacada SPR isla markaana uga warbixiyey dagaaladii ugu dambeeyey (SPR): Maqribnimadii kadib goor ay ku dhoweyd saacadihii uu dagaalkii deegaanka Galgala istaagay ayaa waxaa idaacada SPR lasoo xiriirey nin reer miyi ah oo uga warbixiyey dagaaladii maanta. Ninkan reer guuraaga ah ayaa sheegay in uu dagaalku goobo badan ka kala socdo, ciidamada is hayana ay goobo badan ku kala dirirayaan sida deegaanada Galgala gudaheeda, Madarshoon, Macdar, Dhagax dhaabo, iyo goobo kale oo badan. Ninkan goob joogaha ahaa ayaa wuxuu sheegay in uu arkayay ololka madaafiicda iyo rasaasta ay isweydaarsanayaan labadan kooxood isla markaana uu indhiisa ku arkey gawaari badan oo la gubey. Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa wuxuu sheegay in ay goobaha sare ay ciidanka Puntland kasoo gadoodeen. Ninkan reer miyiga ahaa sheegey in uu yahay nin dhex dhexaad ka ah labada dhinac isla markaana yahay nin xoolo dhaqata ah oo biyo u doontey deegaan macdarka ah oo markaasina xabada ku qabsatey. Ninkan reer guuraaga ah ayaa sheegay in aysan cidna sheegan Karin in ay meel haysato, iyadoo ay xabadu jiha kasta ka socoto deegaanadaa. Sidoo kale ninkan reer guuraaga ah ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay cunaqabeyn saareen Tuulooyinka ku dhow laamiga sida Maraja iyo Af-urur, iyadoo haatan loo soo daayey laba gaari oo raashin ah deegaanka Maraja. LISTEN HERE
-
Alshabab are splintering another lie from the TFG (article)
Jacaylbaro replied to Captain_Mike20's topic in Politics
The writer is 400% ignorant ............... "political analyst" what a fake title. -
DAGAAL GOORDHAYD DIB UGA BILAAMAY BUURALAYDA DEEGAANKA GALGALA EE GOBOLKA BARI IYO WARAR HOR DHACA OO LAGA HELAYO War deg dega oo goordhayd naga soo gaadhay Deegaanka Galgala ee Gobolka Bari ayaa Wuxuu Sheegaya in uu haatan dagaal Lixaadleh uu ka socda Buuralayda Galgala oo u dhaxeeya Ciidamada Ilaalada Deegaanka ee uu hogaamiyo Sheekh Maxamed Siciid Attam iyo Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland. Waxaan goordhayd khadka telephone-ka kula xidhiidhnay Dad kasoo jeeda deegaanka Galgala oo u soo barakacay Degmada Laag oo ku dhow Galgala Islamarkaana saaran Laamiga dheer kadib markii ay noo suuroobi weyday inaan helo Telephonada Deegaanka Galgala oo gabi ahaanba laga jaray Isgaadhsiintii dad weynuhu adeegsan jiray Waxayna dadkaasi noo sheegeen uu dagaal lixaadleh oo xidhiidhsan ka socdo ilaa doraad Buuralayda Galgala. Warka ayaa Wuxuu intaas ku darayaa in ay labada dhinac soo kala gaadheen Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac Waxaana Wararka qaar sheegayaan in ugu yaraan Isbitaalka Magaalada Boosaaso la keenay 14 nin oo meyda kuwaas oo katirsan Maamulka Goboleedka Puntland iyo Hay'adda sirdoonka ee PIS-ta. Lama Oga Khasaaraha dhabta ha ee Soo gaadhay dhanka Ciidamada uu hogaaminayo Sheekh Maxamed Siciid Attam Waxaana loo ogaan karin sababo la xidhiidha Isgaadhsiinta deegaanka oo gabi ahaanba hawada ka maqan iyo yagoo ka dagaalamaya Meelo Buuralay ah. Dagaalkan ayaa Wuuxu maanta fooda la galay Maalintii sadexaad oo Xadhiidha ilaayo hadana ma jirto cid guulo ka sheegatay dagaalkaas basle Warar duul duula oo Warbaahinta inteeda madaxa banaan soo gaadhaya ayaa wuxuu sheegaya in laga gacan sareeyo Ciidamada Maamulka Puntland oo dib looga riixay goobihii ay hore ugu sugnaayeen. dadka reer guuraga ah ee ku sugan deegaanada ku dhow galagala ayaa waxay sheegeen in ay indhahooda sooareen Meydad iyo dhaawacyo tiro badan oo xidhan dareyska Ciidamada Puntland oo yaala Baadiyaha Galgala kuwaas oo ku riiqday Dagaalada ka socda Buuralayda Galgala. Wixii kasoo kordha Dagaalka haatan ka socda Buuralayda Galgala ee Gobolka Bari Waxaad ku arki doontaan wararkayaga dambe. Laasqoray.NET
-
Calankaagu wuu dhacay inaabti ..... halkana lagama ogola.
-
Calankaas xataa muqdisho unteeda badan kama taagna ,,,, not even most of Somalia ... markaa intaanad odhan maxaa Borama loogu diiday, horta muqdisho ka taag ..... It is waving only in the 2kms square and even worse guarded by AMISOM ..... come on ,
-
Hiiraale: Dagaalka aan wado caqabad ayay ku tahay PM..
Jacaylbaro replied to Gheelle.T's topic in Politics
Back to Warlordism Era ............ -
Freedom of expression kama jiro Somaliland soodinkii lahaa ,,, goormaad la timaadeen waxanoo baryo ah iyo calanka noo daaya ha la qaatee ?? Aar dadkanaaaa ..................
-
Freedom of expression baad khalad ka fahantay dee ,, Can i insult your father ??? ,,, come on Calankaa dhac baan maqli jiray ,,, calankaasi wuu dhacaye iska daaya ,,,
-
calanka Somalia has been removed in 1988 ...... end of story.
-
u did not answer his question ,,,,
-
Someone told me today that he had a dream last night that Al Shabaab had beheaded him, and his headless body was breakdancing for those bearded fools and they were loving it ........ Weird innit ? ,,
-
Not yet ,,, but kinda preliminary understanding
-
That should be our problem now ..... get busy with farmaajo & co.
-
In the case of Somaliland, insistence by the African Union on the increasingly abstract notion of the unity and territorial integrity of the Somali Republic, with Somalilanders governed again from Mogadishu, is both unrealistic and unsupported by more than twenty years of state practice. Any attempt to re-impose centralized control by Mogadishu would almost certainly open a new chapter in the Somali civil war.
-
with bullets flying over my head, I could care less. At least ,, we're getting somewhere now ....
-
Originally posted by Che -Guevara: ^That's comforting in sordid but I don't wanna hear one more word of you crying what happen to you. So let it be What happened to me is part of my history .....
-
Never coz i don't want u to die ,,,,, i know u would without me ,,,
-
The United Somali Pirates & Anarchists .....