Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. LOOOOOOOOOOOOOOL war ninkii maxaa ku dhacay ,,,, ahahahahaha
  2. I lack LOVE,,,,,,,, i wanna be LOVED ,,,,,
  3. Let's respect our culture ,,,,, not to jump to other one as our society always do. I prefere not to be there,,,,,just to be around would be enough rather than watching her giving birth . . . About the video tape,,,,that is another story,, and don't even deserve to mention.
  4. Anigaa hadda u baahan mid sidaas ah,,,do u have one for me or it is just an emagination ??
  5. أهلا بولبرو Ø£Ùتكر ان الموقع يكون أكثر اثارة ÙÙŠ هذه الأيام بالذات حيث يدور الحديث حول مجموعة برو. خلنا نتكلم كالرجال ونداع عن أنÙسنا كالشجعان. أوليس هناك من يتكلم بالعربي ؟؟؟؟؟؟ Ø£Ùتكر أنه أحسن نتكلم بالعربي بدلا من الإنجليزية الأجنبية . . . . . . وخل الآخرين يموتون بغيضهم ...
  6. Waad ku mahadsantihiin in qof waliba uu soo bandhigo sida uu arko ama ay ula muuqato quruxdu,,,,,,, Waxaan ilaa hadda la haynin qaybtii gabdhaha ,,,,, waxa fiicnaan lahayd sida ay iyaguna quruxda ragga u arkaan inay meesha ku soo ban dhigaan si la isu barbar dhigo labada dookh,,,,, Mahadsanidin
  7. Originally posted by rudy: baro syndrome!! can we be all friends!! raising my lil finger!! Rudy, We will see if we can friends but our annual meeting will be held next year to see if you can be a friend of ours.......... Yeah,, that will be one of the agendas. Looooooooool
  8. looooooooooooool,,,,that looks so funny,,, waar meesha waxaabay noqotay meel baro uun lagaga hadlo,,, wax kele lama yaqaan miyaa ??,,, anigaa idiin sheegaaya,,,, horta baro family waa farabadan yihiin inta idiin muuqatana waxa ka badan inta qarsoon,,,,Agents badan baa meesha noo jooga cid kastana noogu dhex jira,,,,wararka aanu ilaa hadda haynaana waa VERY USEFULL,,,,marka qof waliba ha is jiro. Mida kele iska dhaafa warka ilma bro oo bal wax ka fiican hadii aad haysaan keena,,,,,badka soo dhiga ha la idinla arko,,,,,HADAL YAR IYO HAWL BADAN baa hore loo yiriye.
  9. أهلا ومرحبا ....... تحياتي لكل احباب بولبرو هو اللي يعر٠العربي ؟؟ خلاص خلنا نتكلم بالعربي بعض الأحيان لأن بعضهم يتحدث بالسواحبية
  10. Horta warka dhaaf hee,,,, WHAT IS BARO FAMIILY ?? Baro family waa rag akhyaar ah,,,waa rag bahasha u soo cirraystay,, caanaha u soo dhamay isla markaana kaadidooda u soo cabbay inay family gooda adkeeyaan. Maaha rag ciyaaraya,,,,,waa niman waaweyn oo birta ku findhicisha saliida baabuurtana ku dhaashta,,,,caqaayadana ku shanlaysta,, markay idaa gudhuudu timaadnana idaa gadhaa ugu jawaaba ,,,, booyadaha ma xumeeyaane dhamaan waa wada gaandhari is xoqxoqay oo is calaashaday.....waa rag qarawaawayn oo wada koodh ah isla markaana ciyaalka anaayda kula soo meeraysta sida baasta foornada u calaashada,,,,af lagagama badiyo addinna haba sheegin,,,,maalintii oo dhan cadceedday madaxa ku sidaan ,,,,,waanay iska qoyanyihiinoo mar kasta waa lagu waysiistaaba,,,,,, ahahahaha ,,, that is really our great family
  11. Saaxiibayaal waad salaaman tihiin dhamaan.. Horta laba arrin ha la kala saaro,,,, diinta iyo dabeecadda qofka,,,,, waxa jira qof ay diintiisu aad u fiican tahay laakiin dabeecadda uu u dhashay ay tahay mid taas ka duwan,,,,,, ka warran hadii ay gabartu tahay mid diinteeda wanaagsan tahay laakiin BASARI ah oon wax karti ah lahayn ???? Marka arrinka diintu mar kasta waa No:1 laakiin dabeecadaha dadku ay leeyihiin ee ay u dhasheena should be also considered as another major point. Thanks to all of you,,,,,,
  12. Hello All,, what da hell is wrong with my Name . . . u know what /???? ,.... yesterday everything was Ok,,, just was last night when i slept,, then i woke up to day with a tons of messages. Heeey,,, wassup ??? they said everything they could . . . just opening the site,,, then i've seen BUURYO, BARANBARO, DOORO (Loool), etc. Anyhow, we are BARO family or u can say in computer programming language we are as .baro,,,, great family,. loooooooooooooool do you know what DOORO means in Northern Somalia ??? ahahahahaha can u emagine it means **** ,,,, aahahahaha ,,, so, who da hell is **** now ????????/ Thanks to all,,,
  13. Yes Sareedo,,,,,,, About Moti,,, U R absolately right , , , that u really read my mind sis. Still hunging around in Hargeisa City probably . . . . . . . Thanks,,,,
  14. ahahahaa,,,,,,,that is so coooool ,,, also like to hear from da others ..... laakiin aniga waxaan ka helaa sidan :' waa in ay dhexdhexaad tahay xagga dhererka waa in ay dhexdhexaad tahay xaga buurnaanta,,,, laakiin ay xaga dhuubnida yara xigto,,, (waa inaa qaadi kartaa nooh)loooool. doesn't matter xagga midabka (casaan, madow, maariin) laakiin waa inay weji qurxoon leedahay oo la fiirin karo. waa inaanay NAASO waaweyn lahayn isla markaana aanay aad u yaryarayn,,,, just dhexdhexaad. waa inay dabeecad fiican tahay,, ragannimo leedahay oo wax qabsan kartaa,,,geesiyad tahay,,,magacna ku leedahay reerkooda. Reerkoodu waa inay dad fiican yihiin xaga dhaqanka, diinta iyo dabeecaddaba. heeeeeeeeey maxaad sugaysaa deeee,,,ahahaha,, waa inay raashinka si fiican u karin taqaan. Ugu dambayn waa inay xagga furaashka ku fiican tahay ,,,,ahahaha ,,, Maxaan ka tegey,???? please ii sheeg ..... Thank you All
  15. Goooooood Idea,,, What about SHUKAANSI and HAASAAWE ???
  16. Haaaa,,,, isagana sidoo kele odayga igu salaan buu yiri,,,,,,, mid weyn ,,,,,
  17. Boolbaro,,,, Aniga waxaan arkay qaar habeenkii inta ay daawo is mariyaan subaxiina diirkoodii guriga ka xaaqa ........ ahahahaha ,,,, loool
  18. Heeeeeeey Shoobaro,,, Odaygii hadda waaba sii xoogaystay,,,, laakiin waxaan u sheegay ilmo iga dambeeyo ma rabo ,,,, hada waxaan u qoray daawada Family Planning ka inuu isticmaalo,,,, Anyhow,, thanks for the welcoming,,,,i appreciate it ,,,,,
  19. Heart Attack,,,,Stomach Attach,,,,Brain Attack,,,,and so on,,,, Horta soomaalida waxa uu qiyaamuhu ugu dhacayaa iyagoo rag iyo dumar u murmaaya,,,,,, Ragii waxa ay rabaan gabar cad ,,,,, gabdhihii waa madow yihiin badankooda,,,,, markii daawo wax caddaysa la helay ninkii habeenkiina waa ku raaxaysanayaa maalintiina wuu caayayaa oo BUUFIS baad tihiin buu leeyahay,,,,, gabdhihiina waa ka sii dareen oo marka ay make up u baahdaan diirka dhan baa la iska siibaa,,,,,, Iga dhaaf yaa aqii waan ku wareeraye .....
  20. Hayaaaaaaaaaaaaaaaay , , , , Jacayl baa i soo hayay,,, qalbigaa i dhaqaaqay,,,, iyadoo naftu dabayl qabow dareemayso uun buu SHAYDAAN meeshii ka soo booday .... ahahahaha Acuudubilaah
  21. Thanks for the information Og_Motti...... U can't leave da brain working with his memory going back to the closed files and displayed the important documents. U might need an old document for it's importance at the moment,,,, whatever,,, i'm happy that she is happy,,,, i appreciate she has kids,,,,,all what i wanted to know is if she is fine and glad. but don't think upside down ,,,, she was really great lady .. . . Take Care
  22. Hello All,,, Marka qurux la macnaynayo qofba si bay ula muuqataa.... quruxdu waa waxa keliya ee dadku aanuu isku raacsanayn.... marka gabar laga sheekaynayo quruxdeeda qofba si bay ula muuqataa. Nin baa waxa uu la sheekaysanayay saaxiibkiis dhabta ah , waxa uu uga sheekeeyay gabadha uu guursan rabo iyo quruxdeeda,,, wuxuu u sheegay inay tahay gabar aad u qurxoon oo aan laga jeesan karin , cabbaar ka dib waxa ay isla fahmeen in ay is raacaan oo uu soo tuso gabartan quruxda badan ka hor inta aanuu guursan... markii gabartii loo yimid ayay wiilkii saaxiibkiis ugu muuqatay in gabartu aanay ahayn siduu moodayay aadna ay u foolxuntahay, waxa uu la yaabay sida ay saaxiibkiis ugu muuqatay. Saaxiibkiis ayaa waydiiyay oo ku yiri ka warran saaxiib sow ma qurux badna ???? , ninkii isaga oo saaxiibkii tix gelinaya rabana inuu runta u sheego ayuu yiri "dee malaa saaxiibow meesha aan iska taagay ayaanad iska taagin" isaga oo tilmaamaya in aanay isku dhinac ka eegin. Marka, quruxeey maxaad tahay,,, sidee buu nin u sifayn karaa gabar quruxdeed ama nin u sifayn kartaa nin quruxdiis ???? Ragga qaar aan la kulmay waxa ay ii sheegeen in gabarta quruxdeedu ay tahay inay qoor dheer leedahay,,, qaarna waxay ay sheegeen inay tahay casaanka oo gabartu cas tahay,,,, halka ay qaarna ka sheegeen in ay dheertahay qaarna door bideen midda gaaban,,,,,,buuran......ilkaha cas,,,,,,iwm. Dumarka qaar markii aan waraystay waxa ay tilmaameen inay quruxda raggu tahay inuu garbo waaweyn yahay,,,, qaarna waxay ii sheegeen inay tahay inuu ninku madow yahay isla markaana indho waawayn yahay,,,,, qaarna waxa ay door bidaan inuu timo xaad ah leeyahay,,, and so on. Sidaas darteed waxa aan asxaabtayda waydiinayaa bal QURUXEEEY MAXAAAD TAHAY ????? sidee bay tahay in loo eego marka gabar quruxdeeda laga sheekaynayo???? Ninkuse ma ka duwan yahay ?? TOPIC FOR DISCUSSION ........ Thanks ll . . . . :confused: :confused: :confused:
  23. Hi Boolbaro,,, Thanks for the welcoming ....... i really appreciate it and it is a very kind of you. Dadku dhamaan waa isku asxaab . . . waanan ku qoslay nimankan sida libaaxa u talaabsada runtiina waan jecelahay dadka dhibta badan waayo aniga ka daran,,,,,,ahahaha Dhamaaan waad salaaman tihiin . . . .
  24. Heeeeyy..... waaryaa walaahi waa magac fiican JECEELBARO hadii aan xasuusan lahaa waaban la bixi lahaa magacaas...... Thanks sxb
  25. Thanks sxb.....laakiin sheekada sidaa ma ahayn.. Ninka boqorka ah gabartiisaa la caashaqay waxaana jeclaaday shaqaalihiisii beerta uga shaqaynayay sidaas awgeed buu ciqaab uga dhigayay inuu dhaho qof waliba waxa uu sito ha is geliyo. Weliba dadka waxa uu ku dhahay qof waliba inta uu beerta galo hadiyada ugu fiican gabartayda ha uga soo jaro..... Take care