
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Waxaa maata ka dhacay hoolka shirar ka ee Dawlada hoose ee magaalada laascaanood shir ay soo qaban qaabiyeen maamulka Gobolka iyo kan degmada laascaanood shirkaas oo ay kaga hadlayeen xaalada Gobolka iyo sidii loo dhaqaajin lahaa maamulka hadda gacanta ku haya Gobolka. Shirkan ayaa ahaa mid ay kasoo qayb galeen dadwayne aad ufara badan kuwaas oo si wayn uxiisaynayay inay ogaadaan siyaada dhabta ah ee maamulka hadda gacanta ku haya Gobolku uu u wado shacabka taas oo ay in badani si wayn ula dhacsanaayeen hadaladii kasoo baxayay masuuliyiinta halkaasi ka hadashay ayna doonayeen inay arkaan wax qabadkoodii. Waxaa ugu horayn halkaasi ka hadalay Gudoomiyaha Gobolka Cali Sandule oo ka war bixiyay booqasho uu saaka ku tagay goobo badan oo kamid ah xafiisyada Gobolka ee maamulku uu ka hawl gali karo kuwaas oo uu sheegay furi doonaan dhamaanba xafiisyadaasi sida ugu dhaqsaha badan. Sidoo kale waxuu halkaasi ka sheegay gudoomiyuhu inay diyaar u yihiin inay la shaqeeyaan shacabka oo ay doonayaan inay waxa ay ku shaqaynayaan ka timaado dhinaca shacabka ee aysan ka imaan dhinaca Dawlada siyaasi ahaan oo uu sheegay inaysan u shaqaynayn sidii kuwii hore waa sida uu hadalka udhigaye. Waxa uu sheegay Gudoomihi inay samaynayaan wada tashiyo dheeri ah ayna la imaan doonaan markasta oo ay shaqo galayaan ama ay Gobolka wax laga dhaqaajinayo oo wax loo qaban doono in lala tashado shacabka oo rabitaankooda lagu shaqeeyo uuna sheegay inay hadda jiraan wax badan oo Gobolka laga qaban doono. Waxa kale oo hlkaasi ka hadlay laba odaya oo u hadlayay magaca shacabka kuwaas oo si wayn ugu dheeraaday inay la tashiyo ay samayso maamulka hadda gacanta ku haya Gobolka kuwaas oo ay sheegeen inay si wayn uga taxadiraan wixii cadaalad xumada ahaa ee maamulkii hore la dhacay oo iska ilaaliyaan haddii ay la yimaadaan tagi doonaan sidii kii hore. Hadaba waxaa ugu danbayntii halkaasi ka hadalay Gudoomiyaha Degmada Laascaanood Canbaashe aw Daahir oo lahaa qaban qaabada shirka sheegayna inuu hadda mamulku uu si wayn diirada u saari dooni baahida shacabku uuna la tashiyo badan la samayn doono shacabwaynaha magalaada. Waxa uu inataa ku daray in hadda la bilaabi doono dhamaanba sidii loo furi lahaa xafiisyada Gobolkka uuna hadda si rasmiha u furan yahay Dawlada hoose dhamaanba xafiisyadeeda iyadoo ay halkaasi fadhiyeen maanta ku xigeenka Degmada laascaanood iyo xoghaya Dawlada hoose. Xigasho: Afnugaal
-
Iyadoo ay dhowaan uun ahayd markii qaar ka tirsan odayaasha & waxgaradka Buuhoodle ay ka hadleen arrinta laascaanood soona saareen baaq ku aadanaa Colada gobolkaasi ka taagan ayaa mar kale waxa ay odayaal & waxgarad reer Buuhoodle ahi waxa ay ka hadleen manta xiisadda gobolkaasi ka aloosan. Baaqan ay hadda soo saareen odayaashani ayaa loo qaybiyey saxaafadda waxana uu ka koobnaa qodobadan. In aanay haboonayn in la Cambaareeyo Mid ka mid ah Dhinacyadii *********** ee laascaanood ku dagaalamay, maadaama wada tashi *********** la Doonayo. In aan macquul loo arki Karin in Shirweyne *********** oo lagu qabto buuhoodle la qabto xilligan. Maadaama aan laga wada hadlin Ajendayaasha rasmiga ah ee shirweynahaasi. in kulan ay isugu yimaadaan dadweynaha & waxgaradka Buuhoodle si loo mideeyo mowqif midaysana ay uga qaataan arrinta ka taagan gobolka Sool. Odayaasha baaaqan ku saxiixan caaqil ismaaciil maxamuud kooreeye caaqil cilmi xaaji cabdilaahi budhcad caaqil cabdiraxmaan axmed xaaji diiriye caaqil axmed Diiriye cabdille aqoonyahan cabdi Xirsi Ducaale caaqil Axmed jaamac saleebaan Col. cabdikariin ismaaciil dhowre cabdilaahi xirsi aw aadan saleebaan Xaaji haaruun Xigasho: buuhoodlemedia
-
You need juqraafi lessons niyow ......
-
President Adde visits SOOL frontlines and briefs daraawish forces
Jacaylbaro replied to Emperor's topic in Politics
He is a well-known politicial in Somaliland sxb ,, a chairman of a political party, doesn't that mean something to you ?? ohhh,, i forgot, u never had parties ... -
loooooooooooool
-
Secessionist Militia being fought in every alley of Lascaanod
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
iska dhaadhiciye.com -
President Adde visits SOOL frontlines and briefs daraawish forces
Jacaylbaro replied to Emperor's topic in Politics
And what is all that qabiil naming ?? Cade muuse is visiting his militia to organize defend Garowe ,,, that ia it. I don't see it a big deal. Somaliland, Laascaanood Dumin'mayso Ee Haddii La Iska Horyimaado Waxa Dumi Doonta Garoowe: Faysal Cali Waraabe Here A clear and cut message to all of the qaswadayaal -
Originally posted by Naxar Nugaaleed: Bariga Sanaag waa Laas Qoray. where is ceerigaabo, Hadaaftimo, damala xagare or even Badhan? That is why i'm telling you Juqraafiga in laguu dhigaad u baahan tahay ......
-
My future is in danger ......
-
Secessionist Militia being fought in every alley of Lascaanod
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by AAliyah416: Chief walaal don't waste your time on Jacaylbaro. ma hoyaday ayuu iga dhalay? Ceebeeey tacaal ............... -
Interim prime minister for the Somali Transitional Federal Republic:
Jacaylbaro replied to QabiilDiid's topic in Politics
Somali Transitional Federal Republic Adigu xataa magacii dowlada waad khaldaysaa .... in lagu xidho weeyaan -
Blame everything on Melez ........ haye idinkaaba saqqajaankaas magac u samaynaya ma is tidhaahdeen ??
-
Are you very mad that you're calling me a fool ?? ,, stop personal attack and focus on the issue hadii kele orodoo shaah doono halkan lagaagama baahnee. Wacdaraha, Sxb gobol waliba isagaa wax qabsada and that is how Somaliland is advancing. The government can sometimes contribute but it is the locals that do the job and develop their region. Here is An Example
-
Source: BBC
-
Britain's first Muslim minister, Shahid Malik, says he is "deeply disappointed" that he was detained by airport security officials in America. The international development minister was stopped and searched at Washington DC's Dulles airport after a series of meetings on tackling terrorism. Mr Malik, MP for Dewsbury, West Yorks, had his hand luggage checked for explosives when returning to Heathrow. He said the same thing happened to him at JFK airport in New York last year. On that occasion he had been a keynote speaker at an event organised by the Department of Homeland Security (DHS), alongside the FBI and Muslim organisations, to talk about tackling extremism and defeating terrorism. 'Respect needed' Mr Malik said he had received numerous apologies and assurances from the US authorities after that incident. But he was again searched and detained by DHS officials on Sunday. Mr Malik said two other Muslims were also detained. "I am deeply disappointed," he said. "The abusive attitude I endured last November I forgot about and I forgave, but I really do believe that British ministers and parliamentarians should be afforded the same respect and dignity at USA airports that we would bestow upon our colleagues in the Senate and Congress. "Obviously, there was no malice involved but it has to be said that the USA system does not inspire confidence."
-
U can Watch it Here
-
kaasina waa noocma ?? ........
-
loooooooool@buubaa
-
they never go together ........ kala dheeree
-
It is double Ceeb if it is associated with Sheikh ....
-
The can use his reputation among Somalis ..... H Aideed can do nothing in Mogadishu. Rumors say Prof. Addow is in the pipeline ....
-
looooool ......... I Think Sh. Sharif is ready by now